Somali Canadian Cable

Somali Canadian Cable Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Canadian Cable, TV Channel, 35 Powell Drive, Brampton, ON.

02/09/2025

Ururka T.O.D A.Y. ee Toronto Canada oo gudoomiye cusub doortay.

01/26/2025

Doorasho aan xiligeedii lagaadhin oo looga dhawaaqay Gobolka Ontario ee dalka Canada.

01/19/2025
01/07/2025

War deg deg ah.

12/18/2024

Khal khal Siyaasadeed dalkani Canada

Rabi ha u naxariisto e Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday halyay Qaran xidigii Xulka Qarankeena iyo Naadigii Jeenyo...
12/08/2024

Rabi ha u naxariisto e Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday halyay Qaran xidigii Xulka Qarankeena iyo Naadigii Jeenyo LPP Cantar Jeenyo oo ka mid ahaa qawmiyadda Soomaalida ee dalkani Canada.
Halyay Qaran Marxuum Canter Jeenyo waxuu ka mid ahaa hal-doorka Soomaalida dalkani Canada oo uu qayb ka ahaa barnaamijyada toosinta iyo tarbiyaynta ubadka qawmiyadda Soomaalida ee dalkani Canada Rabiyow u naxariiso.

12/07/2024

Erayga “Camino”ayay Soomaalida aad u hadal-hayaan e Horta yaa Caan ah?

CN tower Toronto Canada
11/30/2024

CN tower Toronto Canada

11/10/2024

waa maxay baahida keentay in ay dawladu mar kale soo celiso S/Gaas Odowaa?

10/28/2024

War-bixino ku saabsan arimaha Socdaalka Canada oo dhalinyaro soo dhigto tiktolk iska hubsada!!

10/27/2024

Madasha wada-tashiga Qaran oo ay ka maqanyihiin Jubaland iyo Puntland maxaa ka soo bixi kara?

Address

35 Powell Drive
Brampton, ON
L6R0L2

Telephone

+14165542734

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Canadian Cable posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Canadian Cable:

Videos

Share

Category