Express Somali TV

Express Somali TV EXPRESS Somali Tv wa tv madax banan waxa kala soconkarta wararka, cafimaadka iyo arimaha bulshada.

24/01/2025

ciidankii amniga uxilsaarnaa aroosyada kaqayb galayaan shacabka ammigoodi yaa umaqan

Halis wayn ayaa muuqata fadlan gaarsii laamaha ayqusayso

Falanqya amni mahad weheliye raan

19/12/2024

SOMALIA LOOGU DHISI KARAA CIIDAN NUUCAN AH OO LEH HAYBAD CIDAN

19/12/2024

taladaan dawladu qaadan lahayd dagaalkii jubaland saw lagama baaqsan kareen

"Insha Allah waxaan tagi doonaa Dimishiq, waxaan alfaatixa ku akhrin doonaa qabriga Saalaxudiin Al ayuubi, waxaana ku tu...
08/12/2024

"Insha Allah waxaan tagi doonaa Dimishiq, waxaan alfaatixa ku akhrin doonaa qabriga Saalaxudiin Al ayuubi, waxaana ku tukan doona masaajidka Umawiyiinta."

Waa hadalkii ugu caansanaa ee Erdogan jeediyay sanadkii 2012 markii uu bilowday kacdoonka looga soo horjeeday Bashaar al Asad oo 12 sano kadib maanta xukunka laga tuurey..

03/12/2024

ninkaygu dhintayayaa iigu farxad badnayd ayay tiri

Ninkaas yaadilay

27/11/2024

kaaga baxay kiiskaan

  usuuli "Gabdhaha Timaha Color waa marsan karaan Baluug Cagaar Gaduud Jaale wax Dambi malahan sankana wayduran karaan h...
05/11/2024

usuuli "Gabdhaha Timaha Color waa marsan karaan Baluug Cagaar Gaduud Jaale wax Dambi malahan sankana wayduran karaan hadii ay qurux ula jeedaan oo ay qurux u arkaan

Agaasimaha hay'adda Sirdoonka Mareykanka (CIA) William J. Burns oo Muqdisho soogaray ayaa kulan la qaatay madaxweyne Has...
02/11/2024

Agaasimaha hay'adda Sirdoonka Mareykanka (CIA) William J. Burns oo Muqdisho soogaray ayaa kulan la qaatay madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo Agaasimaha NISA Abdullahi Sanbaloolshe.

Dhinaca kale, socdaalka mas’uulkan ayaa muujinaya isbedelka muhiimka ah ee ku yimid xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dhinaca la dagaallanka argagixisada. Waxaa kaloo laga yaabaa in Mareykanka uu sii kordhinayo taageeradiisa amniga Soomaaliya iyo in la xoojiyo iskaashiga dhinacyada sirdoonka si loo joojiyo khatar kasta oo ka dhalan karta kooxaha xagjirka ah iyo in laga hortago khataro cusub oo soo kororta.

Waxaa sidookale xusid mudan inaan maraykanku ladhacsanayn isbadalka kuyimid sirdoonka qaranka iyo sida gaabiska ah ee sirdoonka somalia xiligaan ushaqeeya

27/10/2024

amiirka oo basaasad ahayd ayaa lasoo qabtay

  xafladan iyo habmaamuska dagananta hoolka aan kusoo aragnay waa lama arg lamana maqal mudishana masoo marin malinta ro...
04/10/2024

xafladan iyo habmaamuska dagananta hoolka aan kusoo aragnay waa lama arg lamana maqal mudishana masoo marin malinta roobla maxamuud 🙏

  Jimcaha soo socdo iyo munasabada weeyn oo lagu maamusi doono Suldaan Sheikh Abdirahman Sh.Mohamed Ciroobe  iyo beel we...
30/09/2024

Jimcaha soo socdo iyo munasabada weeyn oo lagu maamusi doono Suldaan Sheikh Abdirahman Sh.Mohamed Ciroobe iyo beel weeynta rooble mareykan m.a

27/09/2024

Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo xajiiban oo kamid noqota Booliska Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

19/08/2024

FASHIL KUSOO DHAMAADAY kulamo.dhexdhexaadin ah Galmudug State House iyo beelaha cabashada ka ah mamulka GALMUDUG 🙏24 saac gudohood waa beshi 4 aad ee isaga baxday maamulka galmudug

04/08/2024

Xaflada caleema saarka suldaanka guud ee besha saruur suldaan abdiraxman.

02/08/2024

DILAY HOGAAMIYIHI URURKA X

28/07/2024

Magaalada dhalwo oo matalaad xumo u nabaaad guurtay.👍

Somalida marekanka oo Trump tagereero u muujiyeye.
28/07/2024

Somalida marekanka oo Trump tagereero u muujiyeye.

Endereço

Sao Paulo
Itu, SP

Notificações

Seja o primeiro recebendo as novidades e nos deixe lhe enviar um e-mail quando Express Somali TV posta notícias e promoções. Seu endereço de e-mail não será usado com qualquer outro objetivo, e pode cancelar a inscrição em qualquer momento.

Entre Em Contato Com O Negócio

Envie uma mensagem para Express Somali TV:

Vídeos

Compartilhar