Abdirahman saabir

Abdirahman saabir News welcom to open face

23/01/2025

Booqashadii iyo kulankii MW Xasan sheikh ee dalka Masar oo ....

20/01/2025
Madaxweynaha Dalka Xasan Sheekh oo Wasaaradda Gaashaandhigga XJFS kula qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Sida iyo masuuliyii...
19/01/2025

Madaxweynaha Dalka Xasan Sheekh oo Wasaaradda Gaashaandhigga XJFS kula qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Sida iyo masuuliyiin kale asagoo ka dhageystay hoggaanka Ciidamada Qaranka warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga dalka, dagaalka lagula jiro nabaddiidka iyo sidii loo sii xoojin lahaa, kuna bogaadiyey daddaallada geesinnimada iyo nafhurinimada leh ee ay muujiyeen Ciidammada Xoogga Dalku…..

hay’adaha garsoorka iyo cadaaladda wey dadalayaan waxaase jirta cabashooyin badan oo ka taagan dhanka fulinta iyo soo af...
19/01/2025

hay’adaha garsoorka iyo cadaaladda wey dadalayaan waxaase jirta cabashooyin badan oo ka taagan dhanka fulinta iyo soo afjarista dacwadaha sababna looga dhigay inuu aad u yaryahay dadku aqoonta iyo fahamka ay ka haystaan Xeerarka iyo qabyo qoraalada, laakiin ay ku kalsoon yihiin fahmina karaan xukunka dhaqankooda iyo diintooda….

18/01/2025
waxaa maalintii sadexaad xirnaa maanta suuqa ugu weyn Muqdisho Bakaaro cabasho iyo tabasho ay ka baan lacag farabadan oo...
18/12/2024

waxaa maalintii sadexaad xirnaa maanta suuqa ugu weyn Muqdisho Bakaaro cabasho iyo tabasho ay ka baan lacag farabadan oo aysan awoodin maadaama ay u badan yihiin danyar ladaalanaa kirada goobahooda iyo masaarifta noloshooda ….

18/12/2024
13/12/2024
dhaliil, Eedeyn iyo cambaarayn diiran …     TV gaan iyo Xafiiskaan oo ay ka muuqato Hubin la’aan, Tafatir la’aan iyo mas...
13/12/2024

dhaliil, Eedeyn iyo cambaarayn diiran …

TV gaan iyo Xafiiskaan oo ay ka muuqato
Hubin la’aan, Tafatir la’aan iyo masuuliyad darro dhanka madaxda iyo maamulka sababtayna in maalin ba maalinta ka danbaysa ay sii yaraanayso kalsoonida ay ku qabi karaan muwaadiniinta soomaaliyeed wararka iyo warbixinada ay u soo baahinayaan waxaana sabab u ah in mar walba muwaadiniin soomaaliyeed ayagoo wax cadeyn ah u haynin
danbiile ku tilmaamaan
xoriyada ka qaadaan
sumcadooda iyo sharafkooda dilaan
qaar badan hantidooda xayirtaan IWM
dhalin yaro aan garanaynin shuruucda cid la xisaabtameena aysan jirin ayadoo loo adeegsanayo awooda dawladnimo ee ay u idmadeen si ay ku jirto eex kana fog cadaaladi ay ka sugayeen muwaadiniinta soomaaliyeed dawladooda u dhaaratay ilaalintooda.

intaas kadib muwaadiniinti lagu waayay wax cadeyn ah lana dhibaateeyay
lama siiyo wax magdhaw ah
qaar badana handadaad iyo laaluush in lagu qasbo ayaa loo raaciyaa
taasina dalkaan halki laga keenay qof garanaya kuma fududaan karo.

shaqsi ama shirkad waa fududahay in lagu tilmaamo danbi hase ahaatee haday ku cadaan weydo in laga tiraa waa adagtahay ….

si looga gudbo dhibaatooyinkaas hadii la kordhiyo isku xirnaanta iyo isla xisaabtanka xafiisyada oo uu ugu hooseeyo kan waaxda, degmooyinka, gobalka, wasaaradaha iyo kuwa madaxda sare waxaa siyaadaya kalsoonida iyo isku xirnaanta dadka iyo maamulkooda.

dalkaan iyo dadkaan wixi diinta iyo shuruucda kalaba u ilaaliyeen haloo ilaaliyo

Dhammaad…

fadlan gaarsii xafiisyada ay quseyso.

Munaasibada Xil-wareejinta Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo Madaxweynihii h**e Muuse Biixi oo qabtay doorasho loo ri...
12/12/2024

Munaasibada Xil-wareejinta Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo Madaxweynihii h**e Muuse Biixi
oo qabtay doorasho loo riyaaqay waa talaabo ka turjumaysa bisayl siyaasadeed, ixtiraamka dastuurka iyo dhaqanka dawladnimada ee ku salaysan isbedel wadajir iyo mid nabadeed…..

waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in Cabdiraxmaan Cirro ku guulaystay Madaxweynenimada Somaliland ….
19/11/2024

waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in Cabdiraxmaan Cirro ku guulaystay Madaxweynenimada Somaliland ….

03/11/2024

Wasiirka arimaha dibadda dalka oo ka hadlay isbadalada dalka ka dhacay oo ...

Endereço

Oh50
Americana, SP

Notificações

Seja o primeiro recebendo as novidades e nos deixe lhe enviar um e-mail quando Abdirahman saabir posta notícias e promoções. Seu endereço de e-mail não será usado com qualquer outro objetivo, e pode cancelar a inscrição em qualquer momento.

Entre Em Contato Com O Negócio

Envie uma mensagem para Abdirahman saabir:

Vídeos

Compartilhar