M Hussein

M Hussein ꫝꫀꪖ𝘳𝓽ꪶꫀ𝘴𝘴😢 somali ᕼᖇᘜYՏᗩ 🇧🇪 😢 ⭐ 🎻 🤟 💔

Wuu dhiman ama wu ina dhaafiMaalmaa u hadhay
25/10/2021

Wuu dhiman ama wu ina dhaafi
Maalmaa u hadhay

34 jir guursaday 73 jir, saddex maalmood Bilyaneer ku noqday!!!.Julia Donson Wachira oo  73 jir Mareykan ah ayaa geeriyo...
25/10/2021

34 jir guursaday 73 jir, saddex maalmood Bilyaneer ku noqday!!!.

Julia Donson Wachira oo 73 jir Mareykan ah ayaa geeriyootay 3 maalmood kaddib guurkeedii,waxaana ay Ninkeeda oo 34 jir ah uga dhimatay Ganacsi Bilyan doolar ka badan.

Dr. John Wachira, oo ah dhaqtar Neerfaha ah oo u dhashay Kenya ayaa qabsaday Bogagga h**e ee warbaahinta Caalamiga ah todobaadkan markii uu ku dhawaaqay in xaaskiisa oo ay ku wada noolaayeen Florida ay geeriyootay.

Dad badan ayaa wali hadal haya sida fudud ee uu dhaqtarka Afrikaanka ah ugu noqday Bilyaneerka maaddaama uu Hantida xaaskiisa dhaxal ku helayo.

Nasiibkaas ma leedahay?.
Adiga oo 34 jir ahse 73 jir mala aqal geli lahayd?.
🤣🤣🔥🔥

Adam Showqi.

21/06/2020

Gans lover🥰🙏

03/05/2020

Fadumo lug mi
Oo live so gashay cawa
shre iyo follow

30/04/2020

Musalsalka dhaqan miyi iyo dhal magaalo xalqadii 19aad
Shre shre

25/04/2020

War Deg Deg ah.
Sheekh Shariif,Cali Mahdi iyo Xasan Sh Maxamuud iyo Waliba Siyaasiin,Odayaal iyo Ganacsato Hogaaminaya Maleeshiyo Alshabaab Hubaysan oo ku sii qulqulaya Xaafada Boondheere iyo Xaafado kale.
Qaraxyo Waawayn ayaa dhacaya iyagune.
Qarashka waxaa bixiyay Dawlado Carbeed

17/04/2020

ᴅᴜɴɪᴅᴀ xᴀʏᴀᴡᴀᴀɴᴋᴀ
𝐵𝑦 Mukhtaar mursal xiin

11/04/2020

Hadaad qosli waydo dhakhtar aad 😂

09/04/2020

Hctv iyo cabdirashiid

08/04/2020

mataan shactiroole dadka ka qosliya

Adres

De Merodelei
Turnhout
2300

Telefoon

+32465256617

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer M Hussein nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar M Hussein:

Video's

Delen


Andere Videomaker in Turnhout

Alles Zien

Dit vind je misschien ook leuk