Tubta Wararka

Tubta Wararka KU SOO DHAWOOW TUBTA WARARKA SI AAD U HESHO WARARKII UGU DANBEEYAY EE SOOMAALIYA IYO CAALAMKA IYO XOGAHA QARSOON

Wasiir Shaacir Sheegow oo kasoo muuqan doono isku shaandheynta golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya kadib waqtigii adk...
14/11/2023

Wasiir Shaacir Sheegow oo kasoo muuqan doono isku shaandheynta golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya kadib waqtigii adkaa uu galiyay Galmudug iyo horumarinta Ciyaaraha maamulkaasi

Wasiir Xildhibaan Shaacir Sheegoow Maxamed oo shaqo adag kasoo qabtay Galmudug, sidoo kalena horumariyay Ciyaaraha dowlad goboleedka Galmudug, fursado shaqana u abuuray Dhalinyarada ayaa la filaya inuu ka soo muuqdo isku shaandheynta Golaha Wasiirada ee Xukuumadda R'isul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Mudada kooban ee uu hayo xilka Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Galmudug waxa uu qabtay shaqooyin taariikhda u galay dowlad goboleedka Galmudug oo markii ugu horeysay lagu qabtay Ciyaaraha gobolada iyo degmooyinka Galmudug iyo inuu shaqo adag galiyay diyaarinta ciyaartooyda xulka Galmudug ku matalaya tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee la filayo in dhawaan Muqdisho lagu qabto.

Wasiir Xildhibaan Shaacir Sheegoow ayaa sidoo kale lagu xasuustaa doorka wanaagsan uu ka qaatay in shaqo abuur loo sameeyo Dhalinyarada iyo iney helaan tababaro sare.

Dad badan ayaa aaminsan in hadii Xildhibaan Wasiir Shaacir Sheegoow Maxamed uu ka soo muuqdo liiska cusub ee Golaha Wasiirada in wax badan uu ka bedeli doono Ciyaaraha iyo hiigsiga dhalinyarada Soomaaliyeed.

XOG: Cali Daahir Ciid oo Ergo u dirsaday Madaxweeyne Xasan Sheekh.Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowlad goboleedka G...
10/09/2023

XOG: Cali Daahir Ciid oo Ergo u dirsaday Madaxweeyne Xasan Sheekh.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa diyaariyay mooshin kalsoonida loogula noqonayo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo dhawaan Warbaahinta Eedeymo culus u mariyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Xildhibaanadaan ayaa waxaa diyaariyay oo Hormuud u ah Xildhibaan Shaacir Shegow Mohamed oo ka mid ah Xildhibaanada ugu firfircoon ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug.

Xildhibaan Shaacir Sheegoow ayaa sheegay in fadhiga ugu horeeyay ee Xildhibaanadu yeeshaan loogu yeeri doono Madaxweyne ku xigeenka ka dibna su’aalo laga weydiin doono eedeymaha culus ee uu u jeediyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Xildhibaan Sheegoow ayaa sheegay in hadii uu cadeymo keeni waayo ay xilka ka qaadi doonaan Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, iyagoo u marayo sida uu sheegay Dastuurka iyo xeer hoosaadka Baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaanka ayaa sheegay in kulamo gaar gaar ah ay ka yeesheen talaabooyinka uu qaaday Cali Ciid isla markaana ay la xisaabtami doonaan xilkana ay ka qaadi doonaan hadii jawaabo lagu qanco keeni waayo ama u yeerista Baarlamaanka diido.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ergo u dirsaday Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hada ku sugan Magaalada Dhuusamareeb si uu u dhex dhaxaadiyo Isaga iyo Madaxweyne Qoorqoor balse dadaaladaasi wa lagu guul dareestay.

Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa waxaa u dhaxeeyay khilaaf sababay in warqado kala duwan ay soo kala saaraan labada xafiis.

09/09/2023
Yaa qaadaya Masuuliyadda Ciidanka lagu laayey Coosweyn?
29/08/2023

Yaa qaadaya Masuuliyadda Ciidanka lagu laayey Coosweyn?

Geesi fagaaraha dagaalka laga tabay!!
29/08/2023

Geesi fagaaraha dagaalka laga tabay!!

19/08/2023
07/08/2023
06/07/2023
05/07/2023
03/07/2023
30/06/2023

😂😂😂😂

26/10/2022
30/08/2022
29/08/2022

DEG DEG:- Tigree oo ka awood bidisay ciidamadda Itoobiya, Eritrea oo gurmad u timid dalkaas iyo Dagaalka oo xoogeestay.

28/08/2022

DEG DEG:- Maydadka daadsan Duleedka Caabud waaq, Mareexaan iyo Saleebaan oo dhiig badan isaga daadiyey God yar.

27/08/2022

DEG DEG:- Saciid Deni oo Madaxtooyadda ku xiray Madaxwayne Xasan sheekh Maxamuud, Wafdigiisa oo loo diiday iney la kulmaan, Yaa meel ku sheega Madaxwaynaha dalka?

25/08/2022

DEG DEG:- Dagaal Tigree iyo Ciidamadda Itoobiya oo xoogeestay, Diyaarad kale oo lasoo riday iyo Dowladda itoobiya oo goobo laga qabsaday.

24/08/2022

DEG DEG:- Qaraxyo laga helay Madaxtooyadda, Madaxwaynaha oo xilka ka qaaday Masuuliyiin iyo Amaanka faraha ka baxay.

23/08/2022

DEG DEG:- Rw Xamsa oo ka hadlay Sida loo weeraray Hotel Xayaat, Xogta Ciidanka goobta weeraray iyo Shaqsiga fududeeyey.

22/08/2022

DEG DEG:- Xasan sheekh oo ka shakiyey Rw Xamsa iyo Gudoomiye Sh Aadan Madoobe, Cabsi ka jirta Madaxtooyadda Iyo go'aanka Xasan ee xil ka qaadista.

21/08/2022

DEG DEG:- Magacyadda iyo Qabiiladda Ragga weeraray Hotel Xayaat, sababta ay u beegsadeen qabiilo gaar ah+Howgalkii Dheeraa oo lasoo afjaray iyo Xil ka qaadis.

20/08/2022

DEG DEG:- Wararkii ugu dambeeyey ee Dagaalka wali ka socda Hotel Xayaat ee Muqdisho, maydadka dadka beesha Murasade oo banaanka daadsan.

19/08/2022

DEG DEG:- Toogasho ka socota Muqdisho, weerarka iyo Dagaalka Hotel Xayaat oo xoogeestay, Saraakiil waaweyn oo ku dhaawacan tay+Xogta weerarka Caawa.

18/08/2022

DEG DEG:-Beesha Xawaadle oo Dagaal xoogan kala hortagtay Alshabaab, Jabka ku gaaray ku gaaray soomaali Galbeed iyo Gobolka Hiiraan oo howgalo xoogan ay ka socdaan.

17/08/2022

DEG DEG:-Canfarta oo qabsatay Gobolka Siti kuna dabaal dagtay, Mustafa Cagjar oo ka aamusay jabka iyo dilka Soomaalida.

16/08/2022

DEG DEG:- Xaalada Dalka Kenya Oo qasan, Rabashado xoogan oo ka socda, Taageerayasha Odinga oo diidan natiijadda iyo Bahdilka Ruto Ee Xasan sheekh.

15/08/2022

DEG DEG:- Canfarta oo Soomaali badan ku dishay Deeggaanka Cudeyti, gadiidka badan oo ay kaxeesteen iyo Jabka Gaaray Soomaali galbeed.

13/08/2022

DEG DEG:-Ciidamadda Itoobiya oo dagaal iyo Duqeyn xalay ku qabsaday Deegaano Shabaab ay kala talinayeen oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, khasaaraha iyo xogta dagaalkaas.

12/08/2022

DEG DEG:-Gen Odowaa iyo Biixi oo kulan qarsoodi ah Feer feer kula qaatay Saraakiil Itoobiyaan ah, Xooga dalka Soomaaliya oo ogolaaday in Ciidamo badan itoobiyaan ah dalka soo galaan.

Adres

Sint-Pietersaalststraat 62
Ghent
9000

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Tubta Wararka nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Video's

Delen

Mediabedrijven in de buurt


Andere Nieuws- en mediawebsite in Ghent

Alles Zien