Hayaanka News

Hayaanka News Kusoo dhawaada Hayaanka News

Diyaarad sida Qeybtii ugu h**eysay ee Ciidamada lagu tababaray Wadanka Eritrea ayaa goor dhaw soo Caga dhigatay Garoonka...
21/12/2022

Diyaarad sida Qeybtii ugu h**eysay ee Ciidamada lagu tababaray Wadanka Eritrea ayaa goor dhaw soo Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA DALKA MARAYKANKAWashington DC, Diseembar 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriy...
15/12/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA DALKA MARAYKANKA

Washington DC, Diseembar 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa dalka Maraykanka Mudane Joe Biden.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxda iyo diblumaasiyiinta Maraykanka, xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku-oolka ah ee ay gaareen Ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya bulshada deegaannada ay kuu dhuumaaleysanayaan argagixisada Alshabaab.

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa bogaadiyey howlgallada xoreynta deegaannada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan oo muujiyey kartida iyo awoodda ay u leeyihiin dowladda iyo shacaka Soomaaliyeed cirib-tirka argagixisada, waxa uuna adkeeyey taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowladda Soomaaliyeed.

14/12/2022

DEG DEG Xamse barre oo ka dagay Aadan yabaal isagoo ka qudbeeyey qasri AS ay maamulayeen sanado badan,,,,

13/12/2022

DEG DEG Kooxaha ciyaal weerada oo laga cabsi qabo in ay isku badalaan urur jihaadi ah ,,,,,,

11/12/2022

FARMAAJO 'Oo booqanaya gobolka gedo iyo tacsida saaxiibkiis amaanka oo la adkeeyey iyo xayiraad la saaray dowlada dhexe ,,,,,

Morocco🇲🇦 dalkii ugu h**eeyay ee Afrikaan ah oo usoo boxo semifinal world Cup🏆⚽
10/12/2022

Morocco🇲🇦 dalkii ugu h**eeyay ee Afrikaan ah oo usoo boxo semifinal world Cup🏆⚽

09/12/2022

XOG CULUS sheikh caan ah oo banaanka keenay sir culus iyo in aan la furin gabadha geelle,,,

08/12/2022

XOG"Culus qarash intee la eg ayaa ku baxay arooska qarniga ee saadaq joon,,,,

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WALAALNIMADA DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI WAXAA  KU KORDHAY GACAL IYO XIDIDNIMO”Madaxweynah...
08/12/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WALAALNIMADA DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI WAXAA KU KORDHAY GACAL IYO XIDIDNIMO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle sida maamuuska leh ee uu uga aqbalay doonista gabadhiisa Haybado Ismaaciil Cumar oo maanta loo doonay Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa xusay dhaqanka gacalnimada, islaamnimada iyo Soomaalinimada leh ee soo jireenka ah kaas oo uu ku bogaadiyey walaalkiis Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi guddoonsiinta gabadhan uu abtiga u yahay.

“Waxaa h**e loo yiri rag waxa ugu han weyn ninka gabar nin dhalay yiraahda i siiya, waxaana ugu deeqsisan ninka siiya. Haybado Ismaaciil Cumar Geelle, waxaan ka doonaynaa abkeed, abtiyaasheed iyo aabbaheedba oo aan waydiisanayno in gabadha nala siiyo oo na loo meheriyo annaga oo ku taagan jidkii gacalnimada Islaamka iyo Soomaaliduba lahayd ee soo jireenka ahaa”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in walaalnimada dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti uu maanta ku kordhay gacal iyo xididnimo isagoo qoyska cusub Alle uga baryey in uu isu barakeeyo, kalana siiyo ubad iyo nolol wanaagsan, isagoo xasuusiyey qiimaha ay xanbaarsan yihiin midowgooda, maadaama ay isu guuriyeen labo Qaran oo walaalo ah, wadaagana dhaqan, dhiig iyo taariikh soojireen ah.

Munaasabaddan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaareyaal H**e oo soo hoggaamiyey Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, masuuliyiin iyo madax ka mid ah goleyaasha Jamhuuriyadaha Jabuuti iyo Soomaaliya.

08/12/2022

DEG DEG Meydad la aasi waaye oo wabiga lagu daadiyey ,dagaal jilbaha la isku dhigtay xaalka oo cakiran,,,,

07/12/2022

Naceybka" shacabkiisa ay u qabaan Saciid deni maxaa ugu wacan?

06/12/2022

DEG DEG MD Xasan oo ka hadlay qabashada Aadan yabaal safar deg deg ahna ugu ambabaxay jabuuti,,,,,

04/12/2022

DEG DEG Taroogadii ugu badneed oo dalka lasoo galiyey iyo booliska garoonka oo talaabo adag qaaday ,,,,,

03/12/2022

DEG DEG Aadan yabaal oo lagu kala cararay kaba kutukade iyo genaral tareedisho oo ku balamay furunta h**e ee dagaalka,,,,,

02/12/2022

WAR DEG DEG Mooshin laga keenay wasiirka maaliyada xildhibaanada oo laga jartay lacago ay ku maareeyn jireen amaankooda ,,,,,,

02/12/2022

DEG DEG Amaanka sacdiyo firimpi oo si weyn loo adkeeyey alshabaab oo fariimo usoo diray qalqal soo wajahay iyo hal arin oo ay ka codsatay bulshada .....

01/12/2022

Allaahu akbar taageerayaal Morokan careysan ayaa gubay calanka Israel🇮🇱 caasimada Belgium🇧🇪 brussels

01/12/2022

DEG DEG DAGAAL TOOS oo hada ka socda xaafad kamid ah muqdisho yuu u dhaxeeyaa la soco,,,,,,

01/12/2022

DEG DEG Alshabaab oo jab xooggan loogu geystay nuurdugle saraakiil dowlada looga dilay dagaalka iyo diyaaradaha turkiga oo hada ku biiray dagaalka,,,,,,,

30/11/2022

DEG DEG÷Catoosh yare oo goor dhow shir jaraaid qabtay kadib fadeexadii maanta sacdiyo firimbi oo runta loo sheegay wasiirkii qabriga jiiftay oo banaanka keenay sir xasaasi ah oo ku saabsan,,,,,,,

30/11/2022

'Shalay markii uu noolaa wuu idinka qosli jiray usoo duceeya hada uu naga hooseeyaa muxuusa yahay cudurka uu u geeriyooday ,,,,,

29/11/2022

DEG DEG÷Erdogan oo wacad ku maray in uu tirtiri doono AS 15 kun oo ciidan turki ah iyo diyaarado dhawaan imaanaya soomaaliya imaaraadka iyo kenya oo ka naxay ,,,,,,,

28/11/2022

Sii gudbi

Hal goob" ayaa lagu wada dilay indha xumada taala caawa warshiiq,,,,,

28/11/2022

DEG DEG÷Tirada dhimashada iyo dhaawaca weerarka oo hada lasoo afjaray fashilka amniga iyo su,aalo ka yimid qaabkii loo fududeeyey weerarka,,,,,

28/11/2022

DEG DEG÷Rasaas xooggan oo wali ka socoto hoteelka la weeraray wasiiro qeybta dabaqa iska soo tuuray oo lugaha ka jajabay faafaahinta wararkii ugu dambeeyey,,,,,,

27/11/2022

DEG DEG÷Wasiiradii ugu muhiimsanaa xukuumada oo caawa ku dhaawacmay weerarka tooska ah ee ka socda hoteelka la weeraray kuwo lasoo badbaadiyey jug xoogan oo hada la maqlayo iyo rasaas ,,,,,,

27/11/2022

"AX AX Dhacdo xanuun badan waa ay waalan tahay maalin walibana waala kufsanaaye hada waxa ay leedahay uur 9 bilood maxaa lagu tilmaami karaa ninka falkan,,,,,,,,,

27/11/2022

"Kiiskii ikraan tahliil hakuu ku dambeeyaa maxaasa ka jira in uu socdo qorshe kiiskaasi markale uu dib u abaabulayo mahad salaad,

26/11/2022

DEG DEG"Baaris lagu bilaabay xildhibaanada qaraxyada soo galiya muqdisho Iyo mahad salaad oo talaabo qaaday,,,,,,

25/11/2022

XOG Culus "Qodobada lagu heshiiyey shirkii ka dhacay cadale waxaa ku jira qodob halis ah ninkii nin dila hala dilo ,,,,,,

25/11/2022

"Maxamed Ali Barakaad maxaa lagu xusuustaa hada waa bajaajle waxa uu iiga sheekeeyey shaqadan caqabadaha lagala kulmo,,,,

25/11/2022

Mascuud Macalin Cabdulle "Nin hal maalin masaga waay aan iskala imaanay ayaa 20 kun oo dollar iga dhacay oo xasan sheikh ay ilmo adeer yihiin,,,,,,,

24/11/2022

DEG DEG"MD Xasan oo garabka saartay qorigiisa kuna biiray dagaalka xog culus socdaalkiisa ,,,,,

24/11/2022

DEG DEG"Ninkii hubka u gudbin jiray Alshabaab oo lagu riday xukun adag iyo arimo la yaab leh oo uu,,,,,,ಸುದ್ದಿ

Adres

Blancefloerlaan 67
Antwerp
2050

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Hayaanka News nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Video's

Delen


Andere Media-/nieuwsbedrijf in Antwerp

Alles Zien

Dit vind je misschien ook leuk