Ahmed kango

Ahmed  kango poga rasmi ga ah ee ahmed abdimalik

 kareem all Szbyal🙏
12/01/2024

kareem all
Szbyal🙏

 wacam sxbyal wakhti gu ha idin wacnadAhmed KadiyeBooz YareXaraash Market
24/12/2023

wacam sxbyal wakhti gu ha idin wacnadAhmed KadiyeBooz YareXaraash Market

  kareem saxibada dhaman wan idin salamaya waxan iidin kudhiragalinaya in ad ka faidaysatan malinta jamecada ee ad ka u ...
22/12/2023

kareem saxibada dhaman wan idin salamaya waxan iidin kudhiragalinaya in ad ka faidaysatan malinta jamecada ee ad ka u fadli badan mahadsnid fallow sano dheh fadlan🏰🙏

Sirtu way dhanta🫡😎
16/12/2023

Sirtu way dhanta🫡😎

Cawa Aan kala Ogaano ka hor kulnaka Bari u dhaxeeya labadan kooxood Yaa Taagero Badan labadan kooxood Liverpool& Manches...
16/12/2023

Cawa Aan kala Ogaano ka hor kulnaka Bari u dhaxeeya labadan kooxood Yaa Taagero Badan labadan kooxood Liverpool& Manchester United?

Liverpool 👍
Manchester United 🙏

16/12/2023
Deg degMudryk aya kusoo bilawday kulanka Manchester United vs Chelsea 🔵
16/12/2023

Deg deg

Mudryk aya kusoo bilawday kulanka Manchester United vs Chelsea 🔵

Kooxaha Top 6-ka Ingariiska ayaa ku guuleystay 11 Koob oo Koobabka Yurub ah 10-kii sano ee lasoo dhaafay.Chelsea kaliya ...
16/12/2023

Kooxaha Top 6-ka Ingariiska ayaa ku guuleystay 11 Koob oo Koobabka Yurub ah 10-kii sano ee lasoo dhaafay.

Chelsea kaliya 6 Koob.
5-ta Koox kale 5 Koob.

Waa sababta ay Kooxah Ingariiska Yurub ugu soo ceeboobaan, marka ay Xoog weynta ka maqan tahay.

😂
14/12/2023

😂

14/12/2023
Pochettino ayaa Maamulka u gudbiyay Liis ay ku qoron yihiin Xidigaha uusan u baahneen, Kooxda ayaana Xaraashi doonto dha...
14/12/2023

Pochettino ayaa Maamulka u gudbiyay Liis ay ku qoron yihiin Xidigaha uusan u baahneen, Kooxda ayaana Xaraashi doonto dhamaan Xidigahaasi, si ay bisha January suuqa u gasho.

Maatsen, Madueke iyo Chalobah ayaana la fahamsan yahay in ay safka h**e kaga qoran yihiin Liiskaasi.

14/12/2023

Jude Bellingham ayaa la filayaa inuu noqdo rigoore tuuraha ugu h**eya Real Madrid

Suheybo Ottman2

Address

Chittagong Division

Telephone

+252905787574

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed kango posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed kango:

Videos

Share