Abdirizak Hirey

Abdirizak Hirey Communication engineer living in Melbourne Australia

12/12/2024

Khamiista soo socoto xiiso malaha. πŸ˜‚

Hambalyo Agaasimaha Guud ee ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed l. Mundane Mustaf sheekh Cali dhuxuloow.
12/12/2024

Hambalyo Agaasimaha Guud ee ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed l.

Mundane Mustaf sheekh Cali dhuxuloow.

12/12/2024

Immigration-ka maanta khayr ayaa ka soo yeeri rabo.

Shaqaalihii la dulmiyay iyo musuqii waa soo afjarmaa.

Ciidan qaran in sidaan loo bahdilo Xasan sheekh ayaa ka masuul ah.  Talo xumo iyo taag xumi ayuu isku darsaday.
12/12/2024

Ciidan qaran in sidaan loo bahdilo Xasan sheekh ayaa ka masuul ah.

Talo xumo iyo taag xumi ayuu isku darsaday.

12/12/2024

Laba jab ayuu Hassan sheekh Soomaali u keenay hal maalin.

Ethopia oo naga guulaysatay iyo Jabkii raaskambooni.

Sawir taariikhda gali doona.
11/12/2024

Sawir taariikhda gali doona.

Khamiista insha allah. πŸ˜‚
11/12/2024

Khamiista insha allah. πŸ˜‚

Kaligiis Taliye mar uun xoog waa lagu saari. Waa sunno soo jirayn ah.
08/12/2024

Kaligiis Taliye mar uun xoog waa lagu saari.
Waa sunno soo jirayn ah.

Shaxaari meel xun ayuu ku dhintaa waa run. Ninkii dilay united healthcare CEO. Iyadoon waxba laga ogayn cida uu yahay ay...
07/12/2024

Shaxaari meel xun ayuu ku dhintaa waa run.

Ninkii dilay united healthcare CEO. Iyadoon waxba laga ogayn cida uu yahay ayaa sawirkaan laga helay.

Intii kale oo dhan wajigiisa waa u xirnaa, ilaa kan oo ay gabari ku tiri maaskiga iska bixi aan ku arkee. πŸ˜‚

05/12/2024

Immigration-ka

Next week 😬

05/12/2024

Immigration-ka πŸ‘€

4-ta habeenimo iyo dhul xaalufin.Ciidamo, Cagaf-Cagafyo iyo gaadiid dagaal ayuu Xasan soo dhoobay albaabada laga galo dh...
03/12/2024

4-ta habeenimo iyo dhul xaalufin.

Ciidamo, Cagaf-Cagafyo iyo gaadiid dagaal ayuu Xasan soo dhoobay albaabada laga galo dhulka Kalluunka.

Madaxwayne Xasan sheekh waxaa u haray mudo yar. Waa in uu iibshaa wixii dhul dowlad ah ee uu ka gaaro.
Dadka la barakicinaayo Waxba K**a galin.

Somaali hishiis ah.

02/12/2024

1995 dadkii dhashay waa 30 jiro 2025.

Khalaas.πŸ˜‚

Waxay dhaheen Liverpool 10 ciyaar ee soo socota halagu fiiriyo. Hal bareejo Arsenal ah maahee inta kale waan badinay. Ma...
02/12/2024

Waxay dhaheen Liverpool 10 ciyaar ee soo socota halagu fiiriyo. Hal bareejo Arsenal ah maahee inta kale waan badinay.

Man city sanadkaan miskaxiyan iyo jismi ahaanba waa u daalan yihiin.

Arsenal waa 11-ka garoonka ugu jirto oo kaliya. Haduu hal dhaawacmo badal malaha. Striker warkiisa dhaaf.

Chelsea Tottenham 4aad ayey ku dagaali doonaan.

Man utd wali koox wayn ayey isku haysataa laakin brighton ayaa ka raja iyo ciyaaryahano fiican.

Liverpool cid ku dhacdaa ma jirto sanadkaan.

Mar I dage allah ha d**o. Mar labaad I dage anaa is dagay. Mar sedaxaad ka warama?
01/12/2024

Mar I dage allah ha d**o. Mar labaad I dage anaa is dagay.

Mar sedaxaad ka warama?

Madaxwayne Xasan sheekh howlaha kale aan ku mucaarado laakin in Jubbaland Axmed madoobe laga dulqaado waan ku taageersan...
30/11/2024

Madaxwayne Xasan sheekh howlaha kale aan ku mucaarado laakin in Jubbaland Axmed madoobe laga dulqaado waan ku taageersanahay.

Hadeey shalay isaga ka qaldantay in madaxwaynihii ka horeeyay ku taageero howshaan qaran, isla sidaan oo kale ayuu midka ku xiga Xasan sheekh ugu taagnaan doonaa.

Jubbaland oo xor ah insha allah.

Rail galin ma jirto. Waa in la xiraa si uu tusaale ugu noqdo xildhibaanda kale ee aan wali shuruucda Kala aqoon.
30/11/2024

Rail galin ma jirto. Waa in la xiraa si uu tusaale ugu noqdo xildhibaanda kale ee aan wali shuruucda Kala aqoon.

Ilayn Jubbaland waa dhul culimo(sheekhaal).
30/11/2024

Ilayn Jubbaland waa dhul culimo(sheekhaal).

Address

Melbourne, VIC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Hirey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share