Somaalistar

Somaalistar wan ogahay in aad tahay qof qalbi wanagsan,Anigana waxa igu filan

ixtiraamkaga PlZ Fallow isoo dheh

11/01/2025
11/01/2025

baabajeey OO nolosha lagu qabtayy 🫣

11/01/2025

qurux ku dhiigle oo naag ku yidhi dabadaada itus,
😱

11/01/2025

kuwiii lahaaa iskalaji ba la xidhay suun isla dhaca iskalaji hargeisa isaga leh su doonu ka yeelaya

11/01/2025

Hambalyo waa u qalma wariye mahamed hassan ali waji

11/01/2025

samihakhaliil iyo dayahdalnuurshe qalbiga allaha ku qabojiyo

10/01/2025

ACUUDU_ACUUU MAREEXAAN IS DIFAACA DHIIGA LAYDINKA QAADYE.
😱

Shalay iyo maanta,Xaalada Maraykanka
10/01/2025

Shalay iyo maanta,Xaalada Maraykanka

10/01/2025

baabka burco tan qac waa dhaaftay waa mayd garaac toosa JABAR 😱

10/01/2025

yacqubsiyad oo ka hadlay arinkii galkacyo oo sir badana qarxiyay

BURCO: Gaadhigan oo la sheegay in uu yahay kii ugu horeeyay ee Kooxdii SNM yeelato ayaa la saaray kaabad laga dhex qotom...
10/01/2025

BURCO: Gaadhigan oo la sheegay in uu yahay kii ugu horeeyay ee Kooxdii SNM yeelato ayaa la saaray kaabad laga dhex qotomiyay badhtamaha magaalada gaar ahaan kasoo horjeedka guriga Sooyaal ee hadhaagii SNM.

34 sanno kaddib Burco waxa astaan u ah baabuur hub saaran yahay halka Boorame ay astaan u tahay aqoontu, Gabileyna wax soo saarka dalagu.!

Maxay kula tahay adiga.?

10/01/2025

sainab jiiji tan qac waa dhaaftay waa mayd garaac toosa qoqaga_qaranka

10/01/2025

MAXAA KALA QABSADA garadka sool Iyo gabar 😱

I've just reached 55K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one...
10/01/2025

I've just reached 55K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. 🙏🤗🎉

09/01/2025

Allha Unaxariisto Farxiya Gabar Afgaban oo Wanagsan bay ahayd Dayax iyo Hodanah iLahay Qalbiga How QabooJiyo🤲

09/01/2025

aarka sanaag si lafa jaba u caayay Ogden
😱🙀

09/01/2025

yaquubsiyad OO SI XUN U So Karbaashtay xaliye
😱

Hada ayan soo aasnay Allah ha u naxariisto walasheen Farxiya. Ilaaheey ha u naxariisto. Maanta waxan duco ahayn uma baah...
09/01/2025

Hada ayan soo aasnay Allah ha u naxariisto walasheen Farxiya.

Ilaaheey ha u naxariisto. Maanta waxan duco ahayn uma baahna

Address

Melbourne, VIC

Telephone

+628995822743

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaalistar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somaalistar:

Videos

Share

Category