Hanbalyo Hanbalyo dhamaan reer puntland waxaan idin Leyahay guul iyo gabanimo
Hadad qosli weydo Waa Xanunsan Tahay?
Waxaan Bafinaya Walalkeyga Qaasim Nuur Ali oo Lagu wayey Dalka Libya sanadka Marku ahaa 2008 Markaas oo UU Doon Ka racayey Xili Habeen ah kadib nolal iyo Geeri kuma heyno
Malmahan Dalka Iibya waxaa Laga soo Bad badiyey Dad Tiro Badan kuwaas oo La wayey 15 Sano kahor lakin dib ula midobey ehelkoda
Cid walbo aragta Videogan waxaan ka codsanaya iney Meel Fog Gaarsiyaan Laga yaabo sababtada inaan walalkeyga ku helo
Qalocow waa Nin reer Bosaasod ah markaan ogaa wuxu ka shaqeysan jirey domaha Yamen aadaan Mana aminaayo Shabab buu la shaqeyey inuu lug ku laheen danbiga loo heesto jawabaha uu bixinayo ayaad ka garan Kartaan
Maxkamada sifican arinka qalocow ha uu dhagestaan wax danbi ah malahan Xuriyadisna hala siiyo,
33 sano ayaa Been La. ii shegayey waxaan go aan sadey inaan calanka baluga ah Qaato 😂😂
Go aanka aad soo Sartey Garaad Waa mid Aan Dib logu noqon karin Waana Qadaney Hada nahay beel weynta Cumar maxamud,
Saciid Ali Abdala Ayaa Noqdey shaqsiga Kalinta kowaad ugaley Cidanka Cirka Ee somaliyeed oo Tababar Logu Soo. Xirey Dalka Qatar
Wiilkaan ayaa Lashegay in Booskisa Lagu baday Mid kale oo Adeer uu Yahay Hassan Shekh Maxamud,
Somali gorma ayey Ka baxeysa Qabil isku Rixashada Wiilka Kalinta kowaad galay ayaa ah Beesha Majerten midka lagu badalayna Booskisa waa Abgaal,
Marna Puntland ha ubaqina Masiirkina Ha ubaqina Boqor Saciid Abdullahi Deni baa jooge
Maxaa Naga Halabaayo Hadaan Mar Kale Dorano Dale xureeye Saciid Abdullahi Deni
Oo Aan iska dhaafno mid Cusub oo Aan La aqoon Wuxu La imaan Doono
Dalka Guushisa Waa Deni
Hanbalyo Hanbalyo abdisataar Abdinasir iyo amina Abdirahman isku waara
Hartiga kunool dalka konfur africa oo uu Dabaal Degay Aqoonsiga Dowlada federal Somali aay aqoon satey Mamul Khatumo state of Somalia
Xafladaan ayaa ka dhacday Magalada Johannesburg Gaar Ahaan xafada somalida ku badan Tahay Ee Mayfair,