Somali Daily News

Somali Daily News Waxaan idiin so gudbin doonaa waxayaabo idiin xiila geliya

24/12/2019

Deg-deg.

Warqad kasoo baxday Bangiga dhexe ayaa lagu amray in la xiro dhamaan Accounada FOREX.

“Hadii  lagu dhaho Hebal Gareen  waa nin wadani ah ogoow oo Dowladda rabo, dadka mucaaradka waxey rabaan nin aan dowladd...
23/12/2019

“Hadii lagu dhaho Hebal Gareen waa nin wadani ah ogoow oo Dowladda rabo, dadka mucaaradka waxey rabaan nin aan dowladda rabin kaas ayey jecelyihiin laakiin dadka wada shaqeynta iyo horumarka jecel Lafta-Gareen marka la dhaho aad bey u farxayaan, waxaan maqli jiray hebal waxaa wadato dowlad hebal oo dowlad kale ah, aad baan ugu faraxsanahay nin Soomaali ah oo la leeyahay waxaa wadato dowladda Federalka, waliba rag iga horeeyay baa loogu daray hebal Gareen waana samiyaalkeyga ” madaxweynaha maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen

20/12/2019

Iskaabulooy yaad kula talinaysaan in uu dalkiisa iyo dadkiisa anfaco oo askari noqdo intaan 2020 la gaadhin 😂😂😂😂😂😂😂😂

Labadaan yaad ka aqoonsatay waa waagii garmada kor lasoo marsiin jiray 🤣🤣🤣🤣
26/11/2019

Labadaan yaad ka aqoonsatay waa waagii garmada kor lasoo marsiin jiray 🤣🤣🤣🤣

26/11/2019

10 qalad uu Taliyaha Asluubta Jen. Mahad uu ku hadlay

26/11/2019

Xabad rooti ah oo qaali laga dhigay banaanbax ka dhashay ayaa isku badalay in xilka laga tuuro (laga qado) Madaxweyne Wadan quwad millatari leh.

Xamar haddaan u imaanno, noloshu waa qaali, maciishadu sare ayey maraysaa, kirada guryaha waa xad ka bax, jidadkii waxaa laga xirtay ganacsatada, ardayda iyo qof kasta oo aheyd in uu xor ugu noolaado Muqdisho.

Intaas iyadoo ay taagan tahay hadana dadka Muqdisho weli way aamusan yihiin.

Dadka Muqdisho maxaa aamusiyey bilaa sabab?

26/11/2019

Inaa lilaahi wa ina ileyhi raajicuun, Allah u naxariisto 2 dii qof ee ku geeriyootay roobkii xalay ka da, ay mugadisho halkani waa laami yaraha zoope😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

25/11/2019

Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh South Africa Tuugada wax dhacda Xataa waa la sii xadaa 😁😁😁😁😁😁

Xaaalka Muqdisho Cawa Waa sidaas Sawirka idinkaga muqata Dadka Shacabka ah alle ha ugar gaaro,
25/11/2019

Xaaalka Muqdisho Cawa Waa sidaas Sawirka idinkaga muqata
Dadka Shacabka ah alle ha ugar gaaro,

Yaa u dooran laheyd madaxweynaha Galmudug labadan musharax Cabdiraxmaan Odowaa iyo Axmad Qoor Qoor?
25/11/2019

Yaa u dooran laheyd madaxweynaha Galmudug labadan musharax Cabdiraxmaan Odowaa iyo Axmad Qoor Qoor?

21/11/2019
21/11/2019

Cusuloow madax washkax

21/11/2019

Somali Daily News

Address

Port Elizabeth

Telephone

+27780063035

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Daily News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Daily News:

Videos

Share