Ragii Gaaljecel samow xaaafadaha beledweyne ayaaa u shidan
Tii dhaanta eheed baadiyo ayaa lagu ogaaay magaaalada xitaaa waa looga daba imaaanay
Ragaaa bahasha boor ka keeenay
Labada wiil oo dhaxda ku jirto oo ciyaarta kala wado waaa
Reee ceel cali ayaa liigu dhahay yaaa nagu caawin karo magacyadooda
Galab wanaagsan sanad cusub oo wanaagsan. 2024
Shiribkii Abwaan muxumed cilmi dhegaweyne
Asoo dhameeystiran Dhageeyso
Abwaanka wuxuu ku nool yahay deegaanka wabxa ee u dhaxeeya magaalooyinka Ceel Cali iyo Buq Aqable
Gaaljecel falaad fiicanoow fiirsa hadalkeeyga
Abwaaan cismaaan fareeey Gabaygaan asigoo dhameeys tiran ma soo deeynaaa
Abwaan Gaaljecel samow ah oo hada ka hor jeclaaday Gabar Abgaal cismaan ah
Dhageeyso abwaanka ayaa si fcn ugu sheekeynaya kana gabyey wixii dhex maray asiga iyo shukri
Abwaan Eelaay
Mid ka mid ah dhaantooyinka Gaaljecel samow
Halkaan waa xageee yaaa nala wadaagi karo
Soo dhawaaada Nagu soo biir follow dheh page
Gabay hore abwaan Xasan warfaa wiilka foodeey
Dadkeena marka ay abaartu hesho waa ku sabraan waaana dad afmaaal ah oo dareenkooda cabira si lamid ah markeey barwaaaqo tahay oo carada Aaran uu ka dhaco waaa kuwa shukriya
Abwaan Gaaljecel oo dareenkiisa cabiray xili ay xaaaladu ku xumeeed
Abwaanka maxamed barre oo ku magac dheer Caaana biya
Dhaanta Taariikhda gashay
Hadii aad Gaaljecel samow Tahay page ka follow dheh
Abwaan Guhaad iyo garoobaha sacuudiga Taariikhda kala qabsatay
Bal dhageeyso
Jaale iyo cagaarey noqdeen waxaan u jeedoo dhan HHHHHH
Dhalin yaro barnaamij yada calafdoon halagu yaaco Gabdho say wlhi ah iyo dumar waaweynka ah oo diyaarsan ayaa ka buuuxo
Dhifiq caadi ayuu ugu baashaalay ninkaaan
War Hawiye gaaajo waaaye kulahaaa 😄😄😄
Wae odiyaasha kala qabta
Abwaankii weynaa ee dhagabaceeyr cabdi yuusuf
Naxariistii jano allha ka waraabiyee dhaanta uu qaaday Toban sano ka hor oo qabsatay aalada Tik Tok
Dhaantada waaa dheereed lkn Qeeybtaan ayaa ugu xamaasad badneed marki abwaanka i la yiri Yaaaa tahay adi?
Wuxuuna ku jawaaabay
Waxaan ahay
Gaan weyne gaaljecel iyo godobta reerkeyga
Gaar ahaan Gilgilisaan galaa gaanka waasuga
Asxaab badan ayaa barahooda tiktok soo geliyey yaaad ka aqoonsatay intaan ayaan ka gaarnay
Midnimada Gaaljecel 🧡🧡🧡🧡
Hala share gareeeyo asxaabta
Waxaa gaba gabo ku dhow dhismaha wajiga labaad ee suuqa ganacsiga degmada ceel cali ee gobolka Hiiraan
Daawasho wacan muuqaal dhameeystiran
Sheeeko qosol badan oo dhex martay wan iyo islaan waayeel ah
Oday cabdulle ayaaa ka sheekeynaya
Xoog weynta derisama iney dhulka xoreeyaan diyaar ayey u yihiin
Dad badan ayaa ka maqan muuqaalka xiga ayaad ku daawan doontaan insha allh
Yaaad ka aqoonsatay ragaaan
Boqolow adaas kaa baxaa baarqabkii geela
Boqolow adaas kaa baxaa wiil banaan tuuran
Abwaan horaa yiri
Galab wanaagsan
Abwaankaan yaaa nagu caawin kara magaciisa Reee mukeeyle?
Laashin Gaaljecel Cismaaan fareey
Todobada jalaad iyo Janaba waaa la jecel yahay
Saar gurbaaan dhameeystiran
Ka bogasho wacan
Ku raaxeyso muuqaalka geeela iyo
Dhulka barwaaqada ah
Dumarkoo dhanmaan ka doortaye
MXaa deeqo liigu diiday
Waa gabay caan baxay oo uu tiriyey abwaanka weyn se Bayaaw
Muuqaalka qurxoon ee daaqsinka geela
Shanqarta shimbiraha
Koorta geela iyo Barwaaqada Dooga yaala dhulka
Ee soo jiidanaya indhaha ku raaxeyso
Suugaanta ceel cali
Abwaan deeraaw cabdi isaga oo geeliisa iska dhaqaaleysanaaa ayuu kor kala socdaa siyaasada iyo waxa ka dhacaya dalka
Tixdaan ayuu ku cabiray waà na gabay hore 22 August 2021
Deeraaw cade oo ku magac dheer deeraaw baadi
Suugaanta ceel cali
Maxaa ii dhaweey kuma dhalanin
Dhagaxa dhariyoow hhh
Abwaanka ree ceel dheer Aadan dhaay iyo ree dhariyoow
Haloo kala garqaaqo
Ree dhariyoow halkaan maku jiraan