Hud-Hud Books

  • Home
  • Hud-Hud Books

Hud-Hud Books Largest Bookstore In
(94)

Dhoodaan waa adiib weyn, waa nin naqdiya waxa jira, gabaygiisuna ma laha waxa loo yaqaan 'laqsiga' sida dumar ammaanka i...
13/10/2024

Dhoodaan waa adiib weyn, waa nin naqdiya waxa jira, gabaygiisuna ma laha waxa loo yaqaan 'laqsiga' sida dumar ammaanka iyo jacaylka. Waa nin ka hadla dhibaatada jirta sida khiyaanada, axdi ka baxa, caddaalad la'aanta, gumaysiga, iwm. Ma qabo inuu jiray abwaan aragtidiisa oo kale lahaa oo maanso ku cabbiray naqdigiisa, mid h**e iyo mid hadda noolba. Waxaase ku dhawdhaw Sayid Maxamed Cabdille Xasan.

Faarax Dhaameel, Gurxan, 1994.
Buuggan waxaad ka helaysaan Hud-hudbooks
0616000550/0617778251.

09/10/2024
Buugga Waan ku salaamay saaxiib,oo ah daabacaaddii labaad, waxaad heleysaan hud-hudbooks,0616000550/0617778251,Mahadsani...
06/10/2024

Buugga Waan ku salaamay saaxiib,oo ah daabacaaddii labaad, waxaad heleysaan hud-hudbooks,
0616000550/0617778251,
Mahadsanidiin

"IFTIIMINTA TAARIIKHDA SOOMAALIDA: BUUGGA 1AAD waxa uu si mug leh u dulmarayaa taariikhda Soomaalida laga soo bilaabo wa...
06/10/2024

"IFTIIMINTA TAARIIKHDA SOOMAALIDA: BUUGGA 1AAD waxa uu si mug leh u dulmarayaa taariikhda Soomaalida laga soo bilaabo waayihii h**e ilaa qarnigii 19aad. Buuggan oo uu qoray aqoonyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabduraxmaan Cabdullaahi Macallin "Baadiyow", wuxuu buugga ka bilaabay in uu baadho taariikhdii h**e ee Soomaaliya, sida beeralayda, xooladhaqatada, iyo isku xidhka ganacsiga. Dabadeed waxa uu si qotadheer u falanqayaa boqortooyooyinkii iyo saldanadii h**e ce Soomaalida, isaga oo eegaya saraukacdadii iyo hoosudhacdadii qarnigii 7aad ilaa iyo 13aad. Sida kale, buugga waxa uu sawir mug leh ka bixinayaa xidhiidhkii ay Soomaalidu la lahayd Boqortooyadii Cusmaaniyiinta, Masar iyo Gumaystayaashii reer Yurub, markii ay Soomaaliya ku milmay isku- xidhnaanshaha ganacsi ee caalamiga ah iyo loollan dhanka awoodda ah.

Buuggu waxa ugu weyn ee uu diiradda saaray waa kobaca Islaamka ee Soomaaliya iyo saamaynta uu ku leeyahay bulshada iyo siyaasadda Soomaalida. Qoraagu waxa uu si qotadheer u eegayaa saldanaddii iyo imaamyadii Islaamiyiinta ee kaladuwanaa ee ka talinayey qaybo ka mid ah Soomaaliya qarniyadii 13aad ilaa 19aad. Mawduucyada kale ee muhiimka ah ee laga hadlay waxaa ka mid ah nidaamka qabiilka ah ee Soomaalida, dhaqanka afka, dhismaha, iyo xiriirka caalamka. Waxaa xiisayn doona aqoonyahannada, ardayda, iyo cid kasta oo raadinaysa iftiimin ku saabsan sooyaalkii h**e ee qanninimada ahaa ee Soomaaliya soo maray."
Kitaabkan waxaad ka heleysaan hud-hudbooks
0616000550/0617778251,
Mahadsanidiin

Hud-hudboos  ayaan ka heleysaan,0616000550,0617778251Mahadsanidiin
06/10/2024

Hud-hudboos ayaan ka heleysaan,
0616000550,
0617778251
Mahadsanidiin

Labadan kitaab waxaad ka heleysaan hud-hudbooks,0616000550,0617778251Mahadsanidiin
03/10/2024

Labadan kitaab waxaad ka heleysaan hud-hudbooks,
0616000550,
0617778251
Mahadsanidiin

Arooryo suubban, ku soo dhawaad hud-hudbooks,Mahadsandiin
30/09/2024

Arooryo suubban, ku soo dhawaad hud-hudbooks,
Mahadsandiin

Dhammaan buugtan waxaad ka heleysaan Hud-Hudbooks.
27/09/2024

Dhammaan buugtan waxaad ka heleysaan Hud-Hudbooks.

Bandhigga kitaabka taariikhdii  Alsheekh  Cumar Alfaaruuq  xaaji Cabdioo la qabandoono 30ka bishan ka soo qabgal wacan G...
26/09/2024

Bandhigga kitaabka taariikhdii Alsheekh Cumar Alfaaruuq xaaji Cabdioo la qabandoono 30ka bishan ka soo qabgal wacan
Goobta: Hotel Jezeera
Waqtiga: 6:00 Pm
.

22/09/2024

Hud-hudbooks

Labadan buug ee kala ah, halgankii jwxo himilo iyo hayaan, iyo keenadiid ee uu qoray qoraa: Xuseen M. Nuur waxaad ka hel...
12/09/2024

Labadan buug ee kala ah, halgankii jwxo himilo iyo hayaan, iyo keenadiid ee uu qoray qoraa: Xuseen M. Nuur waxaad ka heleysaan hud-hudbooks
Mahadsanidiin
0616000550/0617778251.

Buugtan dhammaantood  waxaad  hud-hudbooks0616000550/ 0617778251Mahadsanidiin
09/09/2024

Buugtan dhammaantood waxaad hud-hudbooks
0616000550/ 0617778251
Mahadsanidiin

Bandhigga kataab ka warramaya taakhiida Alsheekh Camar Alfaaruuq Alxaaji Cabdi-suldaan ,dhawaan filo
07/09/2024

Bandhigga kataab ka warramaya taakhiida Alsheekh Camar Alfaaruuq Alxaaji Cabdi-suldaan ,dhawaan filo

We help you acquire the perfect domain for your site. Affordable payment options. Quick and responsive customer support available.

05/09/2024
30/08/2024

Yaan lamoogaan bandhigga buugga Qeydaddaar iyo habeen jimcaho soo galeyso 05/09/2024 iyo hoteel Jasiira
Mahadsanidiin

Buugga Buuni waxaad hadda ka heleysaan hud-hudbooks 0616000550/0617778251Mahadsanidiin aqoondoonayaal
29/08/2024

Buugga Buuni waxaad hadda ka heleysaan hud-hudbooks
0616000550/0617778251
Mahadsanidiin aqoondoonayaal

Waa diyaar buugga waa inoo Muqdisho0616000550/0617778251
24/08/2024

Waa diyaar buugga waa inoo Muqdisho
0616000550/0617778251

17/08/2024

We help you acquire the perfect domain for your site. Affordable payment options. Quick and responsive customer support available.

Subax khayr qabto dhammaan asxaabta hud-hudbooks.
17/08/2024

Subax khayr qabto dhammaan asxaabta hud-hudbooks.

Waa diyaar buugtan0616000550/0617778251
04/08/2024

Waa diyaar buugtan
0616000550/0617778251

31/07/2024
BANDHIG BUUG Bandhigga buugga "HABDHIGAALKA AFSOOMAALIGA GUUD” oo uu qoray bare sare  Prof: Cabdalla Cumar MansuurGoobta...
30/07/2024

BANDHIG BUUG

Bandhigga buugga "HABDHIGAALKA AFSOOMAALIGA GUUD” oo uu qoray bare sare Prof: Cabdalla Cumar Mansuur
Goobta: Jazeera Hotel
Goorta: 02 August , 2024 / 6:30pm.
Jimcaha

Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252616000550

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hud-Hud Books posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hud-Hud Books:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share