Af-Dhaal Primary/Secondry &High School /Carmale

  • Home
  • Af-Dhaal Primary/Secondry &High School /Carmale

Af-Dhaal Primary/Secondry &High School /Carmale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Af-Dhaal Primary/Secondry &High School /Carmale, Media Agency, .

Baahin ShaqoDugsiga  Hoose Dhexe iyo Sare ee Afdhaal  ee Magaalada Carmale  ee Gobolka Sanaag Waxu baahinayaa Fursad sha...
15/09/2022

Baahin Shaqo
Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Afdhaal ee Magaalada Carmale ee Gobolka Sanaag Waxu baahinayaa Fursad shaqo oo ka bannaan Bare Maadada English ka iyo ICT ga ah.

Shuruudaha lagarabo baraha
1. Waa inuu haystaa Shahaado Jaamacadeed sida:
 Shahaadada heerka koowaad oo waxbarashada ah (Bachelor Degree of Education) waxana tix gelin mudan inuu haysto English, ama ugu yaraan Diploma of English ah Jaamacad la aqoonsanyahay.
 Shahaadada heerka koowaad oo ah Computer (Bachelor Degree of ICT ama Diploma of ICT ama wax u dhigma oo ah Jaamacad la aqoonsanyahay
2. Inuu leeyahay khibrad bare nimo ugu yaraan 1 sano
3. Inuu ku fiicanyahay u adeegsiga aaladaha casriga ah (technology) wax dhigista
4. Inuu ku fiicanyahay isticmaal ka kombiyuutarka
5. Inuu ku fiicanyahay qorsheynta cashar diyaarinta maalin laha ah

Macallinka codasadaha ah waxa lagarabaa inuu soo gudbiyo
1. CV giisa oo faahfaahsan
2. Nuqul shahaadooyinkiisa ka mida da ah (Copy)
3. Waraaq codsi ah
Codsashadu waxay ku eegtahay inta u dhexaysa 13/09/2022 ilaa 16/09/2022
Codsiyada waxa lagu soo hagaa jinayaa
Codsiga waxa lagu soo hagaajinayaa:
 Tel: +25290 7882723
 Tel: + +252907700661, Email: [email protected]
Codsadaha danaynaya waxa laga codsanayaa inuu h**e u soo codsado

Maamulaha Dugsiga Sare ee Afdhaal ee Magaalada Carmale: Shaafici Cabdi Shire

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Af-Dhaal Primary/Secondry &High School /Carmale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share