15/09/2022
Baahin Shaqo
Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Afdhaal ee Magaalada Carmale ee Gobolka Sanaag Waxu baahinayaa Fursad shaqo oo ka bannaan Bare Maadada English ka iyo ICT ga ah.
Shuruudaha lagarabo baraha
1. Waa inuu haystaa Shahaado Jaamacadeed sida:
Shahaadada heerka koowaad oo waxbarashada ah (Bachelor Degree of Education) waxana tix gelin mudan inuu haysto English, ama ugu yaraan Diploma of English ah Jaamacad la aqoonsanyahay.
Shahaadada heerka koowaad oo ah Computer (Bachelor Degree of ICT ama Diploma of ICT ama wax u dhigma oo ah Jaamacad la aqoonsanyahay
2. Inuu leeyahay khibrad bare nimo ugu yaraan 1 sano
3. Inuu ku fiicanyahay u adeegsiga aaladaha casriga ah (technology) wax dhigista
4. Inuu ku fiicanyahay isticmaal ka kombiyuutarka
5. Inuu ku fiicanyahay qorsheynta cashar diyaarinta maalin laha ah
Macallinka codasadaha ah waxa lagarabaa inuu soo gudbiyo
1. CV giisa oo faahfaahsan
2. Nuqul shahaadooyinkiisa ka mida da ah (Copy)
3. Waraaq codsi ah
Codsashadu waxay ku eegtahay inta u dhexaysa 13/09/2022 ilaa 16/09/2022
Codsiyada waxa lagu soo hagaa jinayaa
Codsiga waxa lagu soo hagaajinayaa:
Tel: +25290 7882723
Tel: + +252907700661, Email: [email protected]
Codsadaha danaynaya waxa laga codsanayaa inuu h**e u soo codsado
Maamulaha Dugsiga Sare ee Afdhaal ee Magaalada Carmale: Shaafici Cabdi Shire