Daawo warka xaaladihii u dambeeyay ee dagaalka ka socda Itoobiya
Daawo warka xaaladihii u dambeeyay ee dagaalka ka socda Itoobiya
xaaladda degdega ah ee ay Addis Ababa la galiyay ayaa saamayn xooggan ku yeelatay dadka kasoo jeeda qowmiyadda Tigray ga iyaga oo sheegay in beegsi gaar ah oo lagu hayo iyaga oo qofkii Tigray loo garto loo qaadayo xeryo gaar ah la isugu gaynayo

Ciidamada Liyuu Booliska DDS ayaa la sheegay inay 10 qof oo shacab ah ku dileen xadka degmada Baaray ee gobolka Afdheer iyo Somalia
Qurba joogta Maamulka Magaalada ayaa casho sharaf ay ku maamuusayaan u sameeyay Xulka MM Wajaale oo meel wanaagsan soo gaadhay Tartanka Ciyaaraha DDS ee Jigjiga ka socda
"Biyo la'aan darteed xalay dab ma' aanaan shidan" Hooyo ku nool xerada barakacayaasha Qoloji, DDS
Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDS ayaa ka warbixiyay qorshaha ay Ardayda Fasalka 12aad ee sanadkan oo ku dhawaad 16,000 oo Arday ahi ay imtaxaanka u gali doonaan iyo sidii xal loogu heli laha saamaynta ka dhalatay Covid19 🎥 Nabad TV
Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDS ayaa ka warbixiyay qorshaha ay Ardayda Fasalka 12aad ee sanadkan oo ku dhawaad 16,000 oo Arday ahi ay imtaxaanka u gali doonaan iyo sidii xal loogu heli laha saamaynta ka dhalatay Covid19
🎥 Nabad TV
"Xoogag kasoo horjeeda midnimada iyo wadajirka Shucuubta Itoobiya aya dilkii fanaan ka Hajaalu ka dambeeyay" Madaxweynaha DDS Mustafe Cumar ayaa sidaa yidhi
"Xoogag kasoo horjeeda midnimada iyo wadajirka Shucuubta Itoobiya aya dilkii fanaan ka Hajaalu ka dambeeyay" Madaxweynaha DDS Mustafe Cumar ayaa sidaa yidhi
Waa magaalada Nusdariiq ee gobolka Qoraxay, Nusdariiq waxay dhinaca Dawlad Deegaanka Soomaalida uga diiwaan gashantahey inay tahey Qabalee hoos taga dagmada Marsin!
Nusdariiq wali xaqeedii kamay kamay helin DDS, magaaladani Qabalee way ka weyntahey!
Waa magaalada Nusdariiq ee gobolka Qoraxay, Nusdariiq waxay dhinaca Dawlad Deegaanka Soomaalida uga diiwaan gashantahey inay tahey Qabalee hoos taga dagmada Marsin!
🎥 Cabdi Rashid Axmed Xaaji
Somaliland ayaa sheegtay in 6 deeda gobol la gaadhsiin doono gobol walba Mishiinka PCR ee Covid19 lagu baadho, Mishiinka Oxygen ta dhaliya, 400 oo haamaha kaydka Oxygenta oo maanta Somaliland soo gaadhayna la gayn Xarumaha Caafimaadka Somaliland oo dhan.
Somaliland ayaa sheegtay in 6 deeda gobol la gaadhsiin doono gobol walba Mishiinka PCR ee Covid19 lagu baadho, Mishiinka Oxygen ta dhaliya, 400 oo haamaha kaydka Oxygenta oo maanta Somaliland soo gaadhayna la gayn Xarumaha Caafimaadka Somaliland oo dhan. Waxa iska kaashaday qalabkan Caafimaad Xukuumadda, ganacsata, dhalinyada reer Somaliland iyo Hay'adda Amoud Foundation.
Halka DDS oo ah oo Deegaanka ugu baaxadda weyn guud ahaan Itoobiya bulshada ku noolna lagu qiyaaso 8 milyna uu yaallo 1 mishiin oo PCR ah oo lagu baadho Covid19 oo ah ka Jaamacadda Jigjiga yaalla. Oo ka ka dhaxeeya shacabka ku nool dhulka baaxadda leh ee u dhexeeya Mooyaale iyo galbeedka gobolka Sitti
Maxaa u diiday Xukuumadda Deegaanka Soomaalida inay iyadoo kaashanaysa ganacsata iyo Shacabka DDS ay soo iibsato qalabkan Caafimaad oo kale mise wax walba Federaalka ayaynu ka sugnaa!
🎥 Somali Cable