Leyla Ugbaad

Leyla Ugbaad IMS Radio Ergo Editor. The University of Central Lancashire - UCLan graduate. Danida Fellow. I am Leyla Mohamed, known as (Leyla Ugbaad).

MA in Diplomacy at Kenyatta University

Global Shapers and East Africa Women HRD/Steering commitee Member. and Women in News - WAN-IFRA Alumi. I am an accomplished, hardworking, and highly self-motivated media professional with a decade of experience in Journalism, in some of Somalia’s premier media houses, in roles including journalism, broadcasting, women’s leadership, and training. I am t

he Editor-in-chief at Radio Ergo, a unique service providing daily humanitarian information to the Somali public, run by International Media Support (IMS).

10/06/2024

Soomaalida in yar baa shaqo rabta. Kaddib waxaa la rabaa in nolosha ugu fiican lagu noolaado.

Dr Abdullahi Ali ayaa magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka uga dhawaaqi doona murashaxnimadiisa xilka madaxweynaha ...
07/06/2024

Dr Abdullahi Ali ayaa magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka uga dhawaaqi doona murashaxnimadiisa xilka madaxweynaha maamul-goboleedka Jubbaland.

Xaflad si heer sare ah loo qaban-qaabiyay oo ay ka soo qeybgalayaan madax iyo dadweyne ayaa lagu soo dhoweyn doonaa ku dhawaaqistiisa.
Waa dowrkii dhallinyarada.

for

04/06/2024

Maxaad ku sameyn lahayd haddii lagu siiyo 100 kun oo doollar?

29/05/2024

Tuulo iyo magaalo hebel annagaa leh waxay ka timid dad jaahil ah oo aan dal iyo dad wax ku kordhin.

Afar xaafad oo gubatay iyo qashin yaan la isku qabsan ee dad iyo dal dhis ha loo jeesto.

25/05/2024

Dadka la eedeeyo ee dambiga lagu waayo magdhow mala siiyaa Soomaaliya?

Adduunka kale marka qof la xiro waxaa laga qaadaa faro aan ka hari doonin inta uu nool yahay. Waxaa laga yaabaa xitaa ha...
25/05/2024

Adduunka kale marka qof la xiro waxaa laga qaadaa faro aan ka hari doonin inta uu nool yahay. Waxaa laga yaabaa xitaa haddii aan maxkamad la gayn inuu xiristaas ku waayo shaqooyin iyo waxyaabo badan oo noloshiisa caawin lahaa. Shirkadaha waaweyn ma shaqaaleeyaan qof maalin xabsi galay. Xitaa haddii uu qariyo oo dib loo ogaado shaqada waa laga buriyaa.

Dhallinyarada aad baa looga welwelaa dalalka sharciga leh oo haddii la xiro waxay ku dhibtoodaan inay ka soo kabtaan. Waxay qaar ku qasabnaadaan inay deegaaankooda ama dalkooda ka tagaan si dad cusub oo nolol wanaagsan leh ay u noqdaan.

Waxaan arkay muuqaallada dhallinyarada anshax xumada sameynaya iyo kuwa la xiray ee aysan waxba uga dhignayn waxa socda. Waxay ila tahay in haddii aysan hadda wax dhimin ay berri is waydiin doonaan oo sidan maxaan u sameeyay! Ehelka iyo saaxiibbada waxaa la gudboon inay talo iyo wax u sheeg ku wadaan dhallinyarada.

Qof kasta qof baa ka damqada, laakiin bulsho ahaan waa inaan is-waydiinno dhaqan iyo diin inaan ku fiicannahay baan sheegnaa e, maxaa baga qaldamay? Jiilkan wax badan uma laabna ee kuwa kale sidii looga gaari lahaa ha laga shaqeeyo.
fans

Leyla Ugbaad

21/05/2024

Muxuu salka ku hayaa khillaafka dhulka ee Qardho - Daraasad

fans

19/05/2024

Adiga oo aan shaqeyn hanti tacbo - hadalka tuugada Internet-ka.

19/05/2024

Xisaab fudud: Sokor, cusbo, saliid, bur= cudur.
Isbitaallo badan iyo cabasho joogto ah!

15/05/2024

Waa degmada taariikhiga ah ee Balcad oo leh, soo dhawaada oo kaalaya igu ildoogsada!

14/05/2024

Qabiilka: Wuxuu na gaarsiiyay inaan ku tashanno, dhul dowlad ku degganaano, dadka u dilno, diinta uga fogaanno iyo ka badan!

Ka warran haddii beddelkiisa aan xirafadda iyo waxbarashada ku tashan lahayn?

12/05/2024

Ma ogtahay inaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba ka mid nahay marka aan dibadda joogno?

Musqulaha ayaa kow ka ah baahiyahaas

10/05/2024

Nidaamka waxbarasho ee Jaamacadda Ummadda

Cajiib!
09/05/2024

Cajiib!

Ma u baahan tahay in laguu qoro Script soo jiidasho leh?

Hibo Digital waxa ay diyaar kula tahay adeeg qormo script oo nuxurkiisu sarreeyo, kaas oo aad u adeegsan karto xayeysiinta ganacsiga, muuqaallada, filimada iyo gudbinta sheeko kasta. Nala soo xiriir, si aan kor ugu qaadno summada ganacsigaaga 🎥

08/05/2024

Safarkaagii ugu dheeraa meeqo saac ayuu qaatay! Ma kula tahay in laga gudbi doono saacadahaas badan?

Dadka dhulkan quruxda iyo doogga leh deggan waxay u badan tahay in qaad ay baahi ku seexdaan. Maalgelin iyo muruqooda ha...
08/05/2024

Dadka dhulkan quruxda iyo doogga leh deggan waxay u badan tahay in qaad ay baahi ku seexdaan. Maalgelin iyo muruqooda hadday isku heli lahaayeen ka warrama?

Waan degi lahaa hadday ammaan tahay.

Baabal

Sheeko h**e;Nin ciidanka waddooyinka Xamar ah ayaa u tagay nin gaarigii uu watay oo uu rar badan saarnaa uu ka gaddoomay...
06/05/2024

Sheeko h**e;
Nin ciidanka waddooyinka Xamar ah ayaa u tagay nin gaarigii uu watay oo uu rar badan saarnaa uu ka gaddoomay. Wuxuu ku yiri 'maxaad gaariga si fiican ugu wadi waysay? Maxaad wadda qaldan u martay iyo wax la mid ah.'

Kii gaariga watay inta ka yaabay su'aalaha badan buu ku yiri 'Anaa gadhay, anaana gadhisdhay ee adiga xaa kaaga shaqaa?'

Wax kala dhex bax sheekada adigoo xaaladda dalka ka jirtay ka aragti qaadanaya.

Caddaanku waa u soo shaqo doontaan Afrika, dadkeeduna safar bay ka sii yihiin oo nagaan kuma jirto. Wax kasta oo fiican ...
04/05/2024

Caddaanku waa u soo shaqo doontaan Afrika, dadkeeduna safar bay ka sii yihiin oo nagaan kuma jirto. Wax kasta oo fiican uma maleyno inaan sameyn karno oo dad kale ayaa nagu hoos qarsan.

Adeegyada la helo waa kuwo ku nacsiinaya inaad mar kale u baahato. Waxay ku xusuusinayaan in Afrikaan ay leeyihiin ama ay ka shaqeeyaan, xitaa haddii ay dad kale leeyihiin.

Diyaaradaha Afrika iskaga duula waa cabsi oo waxaad isleedahay goormee dhici doonaan. Adeeg fiican lagama helo. Adigoo dhowr saac sugaayay oo saacado kale sii saarnaan doona ayaa biyo keliya lagu siinayaa. Musqulaha baranbaro laga yaabo inay kuraasta soo gaarto ayaa ku jirta.

Markii u dambeysay ee aan raacay diyaarad saalbeynaysa waa iska seexday! Kaaga darane hadday toos u imaan lahayd meeshii la loo socda ugu yaraan caloosha ayaa la xajisan lahaa.

Afar dal ayaan ku marnay wax ka yar 24 saac. annagoo joogna oo ay hal saac noo jirto ayaan aadna oo dad lagu dejinaayay. Waxaa naloo sheegay in daruuro badan ay kor saaran yihiin hawadeeda. Roob ayaa da’ayay oo gugac baa si wayn u yeerayay. Haddii aan toos u imaan lahayn Nairobi waan ka baaqsan lahayn arrimahaas dambe.

Diyaaradaha qaar sawirka hoose ayaa sheegaya siday u yaallaan.

Qaaradda ciyaarta ha laga dhaafo.

02/05/2024

Nidaamka waxbarasho ee Jaamacadda Ummadda.

Dadka bariiska ku beerta dalka waxay ka cabanayaan in ay qiimo u waayeen oo loorar ay guryaha u tiirsan yihiin. Kuwo   j...
30/04/2024

Dadka bariiska ku beerta dalka waxay ka cabanayaan in ay qiimo u waayeen oo loorar ay guryaha u tiirsan yihiin. Kuwo jooga ayaa sheegay in halkii laga gadan lahaa bariiskooda mid gargaar ah magaalada la keenay, taas oo hoos u dhigtay rajadoodii.

Sawirka hoose waxaan ka qaaday sandqad yar oo ku taalla magaalada . Ka warran haddii sandaqo sidaan ah laga furi lahaa magaalada kasta iyo waddooyinka si loogu dhiirigeliyo beeralayda raashinka dabiiciga ah abuurta!


Hibo Digital
29/04/2024

Hibo Digital

Haddii aad doonayso inaad macaamiil badan gaarsiiso adeegyadaada iyo alaabahaaga, waxaan kuu samaynaynaa olole Google Ads la jaan-qaadaya yoolkaaga iyo miisaaniyaddaada.

Waxaan ka shaqeynaynaa kobcinta ganacsigaaga iyo kordhinta iibkaaga.

Nala soo xiriir maantaba si aad u hesho la-talin bilaash ah iyo adeeg xayaysiin oo casri ah.

25/04/2024

Ha laga faa’iidaysto.

Digital Rights and Inclusion Forum - Ghana
23/04/2024

Digital Rights and Inclusion Forum - Ghana

3 saac ayay ka dambeysaa saacadda Bariga Afrika, cimilladuna way ka kulushahay Soomaaliya. Waa dalkee?
22/04/2024

3 saac ayay ka dambeysaa saacadda Bariga Afrika, cimilladuna way ka kulushahay Soomaaliya.
Waa dalkee?

Roob xalay billowday ayaa ilaa hadda ka da’aya magaalada   ee gobolka Hiiraan.Weriyaha Radio Ergo ee gobolka ayaa sheega...
21/04/2024

Roob xalay billowday ayaa ilaa hadda ka da’aya magaalada ee gobolka Hiiraan.

Weriyaha Radio Ergo ee gobolka ayaa sheegay magaalada ay ka maqan tahay korontada. 10 waadi in ka badan ayuu xusay in biyaha ay ku shubayaan webiga, islamarkaana cabsi ay jirto.

20/04/2024

Nolosha dadka iyo dhalanteedka: Halkee loo socdaa?

Soomaaliya oo sawir ah!
16/04/2024

Soomaaliya oo sawir ah!

13/04/2024

Ruush Soomaaliga bartay oo daraaseeyay maahmaahyada Soomaalida.

12/04/2024

Deni mala xiri karaa?

Qabiil kasta inuu maamul noqdo oo hoggaankiisu uu u maleeyo in deegaanka uu wuxuu rabo ka sameysan karo waa ayaan darro.

Ciid wanaagsan Eebbe ayaa ku mahadsan inuu noo dhammeeyay soonqaadka annagoo caafimaad qabna. Naxariistiisa iyo dambi dh...
10/04/2024

Ciid wanaagsan
Eebbe ayaa ku mahadsan inuu noo dhammeeyay soonqaadka annagoo caafimaad qabna. Naxariistiisa iyo dambi dhaafkiisa ayaan waydiisanaynaa.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Leyla Ugbaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Leyla Ugbaad:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share