Cabays Media

Cabays Media Cabays Media is source of reliable news from the Horn of Africa Cabays Media is independent and reliable news and analyst.

Cabays Media, Ethiopia — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has dismissed fears of a war with Somalia over the deal mad...
06/02/2024

Cabays Media, Ethiopia — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has dismissed fears of a war with Somalia over the deal made with Republic of Somaliland for sea access for his landlocked country, saying Tuesday that Ethiopia is only interested in peace with its neighbor. Ethiopia signed a memorandum of understanding with the Republic of Somaliland on Jan. first 2024. The final agreement has not been made public and reports say it could be finalised before the end of Feb, but Somaliland says Ethiopia agreed to recognize its independence in return for a naval port at its strategic Red Sea waters....

Cabays Media, Ethiopia — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has dismissed fears of a war with Somalia over the deal made with Republic of Somaliland for sea access for his landlocked country, sayi...

Somalilanders can now officially apply the UAE visa online, thanks to the new Somaliland bio-metric passport that lifted...
06/02/2024

Somalilanders can now officially apply the UAE visa online, thanks to the new Somaliland bio-metric passport that lifted the main condition that failing Somalilanders to apply visas online. Somaliland Passports "Somalilanders travelling with their passport to United Arab Emirates can obtain one month visa entry and can apply work visa if they secured job while outside the UAE." Say Somaliland Immigration Authority source....

Somalilanders can now officially apply the UAE visa online, thanks to the new Somaliland bio-metric passport that lifted the main condition that failing Somalilanders to apply visas online. Somalil...

Cabays Media - Dalka boqortooyada Ingriiska oo ka kooban England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland ayaa markii ugu h...
06/02/2024

Cabays Media - Dalka boqortooyada Ingriiska oo ka kooban England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland ayaa markii ugu horaysay lagu soo rogay in dadka codaynaya maalinta doorashada ay soo qaataan wax cadaynaya aqoonsi ahaan. Inkastoo qofkata oo codeeya ah h**e loo siiduwaan galiyey deegaan hoose ahaan oo doorashadu ku salaysan tahay degmooyin iyo waaxyo deegaan-doorasho, haddana talaabadan in qofka codeeyaha ah la hubiya inta aanu codka dhiiban isagoo sita wax aqoonsi ka mid ah kuwa ay bixiyaan dawladaha afarta dawladood goboleed ee ka mid ah UK iyo ka guud, sida baasaaboorka iwm, ay tahay talaabo cusub oo aan h**e u jirin....

Cabays Media - Dalka boqortooyada Ingriiska oo ka kooban England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland ayaa markii ugu horaysay lagu soo rogay in dadka codaynaya maalinta doorashada ay soo qaataan ...

Top Republican Tom Emmer calls for Ethics Committee investigation into Squad's Ilhan Omar following her controversial 'S...
01/02/2024

Top Republican Tom Emmer calls for Ethics Committee investigation into Squad's Ilhan Omar following her controversial 'Somalia first' declaration that sparked outrage and demands she resign from Congress A number of top Republicans are demanding the Ethics Committee probe Rep. Ilhan Omar over a speech where the progressive and left-wing member of the United States Congress allegedly declared she is 'Somalia first.'...

Top Republican Tom Emmer calls for Ethics Committee investigation into Squad's Ilhan Omar following her controversial 'Somalia first' declaration that sparked outrage and demands she resign from Co...

Cabays Media - Haweenayda Reer Somalia ee ku jirta Aqalka Congress ka Maraykan, Ilhaan Cumar, oo wajahaysa xaalad xil ka...
31/01/2024

Cabays Media - Haweenayda Reer Somalia ee ku jirta Aqalka Congress ka Maraykan, Ilhaan Cumar, oo wajahaysa xaalad xil ka xayuubin kadib markii ay jeedisay hadal ay uga dan lahayd in ay ku muujiso sida ay uga soo horjeedo heshiiskii bisha 1aad ee sanadkan ka dhacay Addis Ababa ee Somaliland iyo Itoobiya. Ilhaan ayaa ah haweenay aan u fiirsan hadalada ka soo yeesha marka ay noqoto arimaha Somaliland....

Cabays Media - Haweenayda Reer Somalia ee ku jirta Aqalka Congress ka Maraykan, Ilhaan Cumar, oo wajahaysa xaalad xil ka xayuubin kadib markii ay jeedisay hadal ay uga dan lahayd in ay ku muujiso s...

Qormo Gaar ah:- Cabays Media - Hirdanka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya waa mid la iskala dhacay marino culu...
30/01/2024

Qormo Gaar ah:- Cabays Media - Hirdanka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya waa mid la iskala dhacay marino culus oo ay ku kala baxeen. Xukumada Villa Somalia waxay raacday khadka wadan cabanaya oo ku dayaamiyey qaylo dhawaaqeeda aan helin dhago badan oo u soo joogsada. Xukumada Xasan Sheekh waxa ay garaacday albaabo badan, sidii uu h**e u yidhi "Ha nagu kalifina in aanu albaabo badan garaacno" Madaxweyne Xasan Sheekh....

Qormo Gaar ah:- Cabays Media - Hirdanka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya waa mid la iskala dhacay marino culus oo ay ku kala baxeen. Xukumada Villa Somalia waxay raacday khadka wadan cab...

Cabays Media - Qiyaastii dabayaaqadii bishii 6aad ee sanadkii 2023kii ayey soo baxday in Gudoomiyaha Xisbiga Waddani dal...
27/01/2024

Cabays Media - Qiyaastii dabayaaqadii bishii 6aad ee sanadkii 2023kii ayey soo baxday in Gudoomiyaha Xisbiga Waddani dalka UK u yimid arimo shaqsi oo la xidhiidha sharci dalka UK ah oo uu farsamaysanayey, hase ahaatee arinkaasi ribaday kadib markii la ogaatay in Laanta Socdaalka ee UK ee Homes Office ay warqad ugu soo dirtay guri u ciwaan ahaa oo kuyaal nawaaxiga Sheppard Bush oo ah Galbeedka Magaalada London, laguna war galiyey in baadhsi lagu samaynayo, isla markaana wakhti qaadan karto....

Cabays Media - Qiyaastii dabayaaqadii bishii 6aad ee sanadkii 2023kii ayey soo baxday in Gudoomiyaha Xisbiga Waddani dalka UK u yimid arimo shaqsi oo la xidhiidha sharci dalka UK ah oo uu farsamays...

Press Statement No 3: 2024 - Philately tells it all ! Response to misleading and false statements by Somalia's President...
26/01/2024

Press Statement No 3: 2024 - Philately tells it all ! Response to misleading and false statements by Somalia's President Hargeisa, Somaliland – January 24, 2024: In reference to the irresponsible and laughable comments that the President of Somalia has been making about the history and geography of the Somali nations who live in the Horn of Africa, here below are some postage stamps from British Somaliland Protectorate, French Coast of the Somalis (Djibouti), and the Italian Colony of Somalia....

Press Statement No 3: 2024 - Philately tells it all ! Response to misleading and false statements by Somalia's President Hargeisa, Somaliland – January 24, 2024: In reference to the irresponsible a...

Cabays Media - Inkastoo aanu wali soo bixin heshiiska rasmiga ah ee qeexaya goobta ay ciidamada bada ee Itoobiya ka dhig...
24/01/2024

Cabays Media - Inkastoo aanu wali soo bixin heshiiska rasmiga ah ee qeexaya goobta ay ciidamada bada ee Itoobiya ka dhiganayaan saldhig badeed, walina aan la shaacin nooca heshiiska ay wada galayaan Jamhuuriyada Somaliland iyo Itoobiya, haddana waxa la saadaalinayaa in aanay noqon goobihii ay h**e uga saxeexdeen madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo xiligii uu Somalia u talinayey. Haddaba, ma laga yaabaa in saldhiga badda ee Itoobiya uu noqdo Bulaxaar oo dhanka Berbera, sobobo bada oo ay ka mid noqon karaan.1....

Cabays Media - Inkastoo aanu wali soo bixin heshiiska rasmiga ah ee qeexaya goobta ay ciidamada bada ee Itoobiya ka dhiganayaan saldhig badeed, walina aan la shaacin nooca heshiiska ay wada galayaa...

Cabays Media - Laba aan isjeclayn oo colaada JSL isku jantay - Farmaajo, madaxweynihii h**e ee Somalia waxa uu ahaa nink...
24/01/2024

Cabays Media - Laba aan isjeclayn oo colaada JSL isku jantay - Farmaajo, madaxweynihii h**e ee Somalia waxa uu ahaa ninkii ay laabta isgalinjireen Abiy Axmed, Raysalwasaaraha Itoobiya ee ay maanta inoo caayayaan, inaguna khuukhinayaan.Waxa Farmaajo iyo kooxdiisii N&N ina odhan jireen "Is-dhexgalka Geeska" Xuduuda Itoobiya iyo Somalia waa la isku furayaa" Itoobiya waxay inoogu sheegi jireen saaxiibka Somalia ee soo ooday "Ilaladihii Somalia laga duminayey"....

Cabays Media - Laba aan isjeclayn oo colaada JSL isku jantay - Farmaajo, madaxweynihii h**e ee Somalia waxa uu ahaa ninkii ay laabta isgalinjireen Abiy Axmed, Raysalwasaaraha Itoobiya ee ay maanta ...

Madaxweynaha Dawlada Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyey Idaacada TV-ga Aljazeera ayaa sheeg...
24/01/2024

Madaxweynaha Dawlada Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyey Idaacada TV-ga Aljazeera ayaa sheegay in waxa ay uga soo horjeedaan heshiiskii 1dii bisha koobaad ay Somaliland iy Itoobiya ay kala saxeedeen ay tahay in ay aqoonsanayso Itoobiya Somaliland. Halkan hoose ka daawo barnaamijka wareysigaas laga diyaariyey.

Madaxweynaha Dawlada Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyey Idaacada TV-ga Aljazeera ayaa sheegay in waxa ay uga soo horjeedaan heshiiskii 1dii bisha koobaad ay Somaliland ...

Pres. Muse Bihi & PM Abiy Ahmed
24/01/2024

Pres. Muse Bihi & PM Abiy Ahmed

Pres. Muse Bihi & PM Abiy Ahmed "We base the MoU to lease a naval base to Ethiopia to be the 1st to recognize Somaliland"

Geopolitical Imperatives of Ethiopia’s Quest for Red Sea Access:A Historical and Strategic Analysis Abstract: This acade...
24/01/2024

Geopolitical Imperatives of Ethiopia’s Quest for Red Sea Access:A Historical and Strategic Analysis Abstract: This academic paper delves into the multifaceted dimensions of Ethiopia’s pursuit of access to the Red Sea, as articulated by Prime Minister Abiy Ahmed. The text, which emerged from a televised speech, outlines Ethiopia’s historical, geographical, demographic, and strategic imperatives for seeking access to the Red Sea....

Geopolitical Imperatives of Ethiopia’s Quest for Red Sea Access:A Historical and Strategic Analysis Abstract: This academic paper delves into the multifaceted dimensions of Ethiopia’s pursuit of ac...

14/01/2024

Waxa ay ku socdaan jadwal qaabaysan oo arinba arin ka h**eeyo dhamaystirka heshiiska. 1. In hoos loo wada xaajoodo inta heshiis rasmi la gaadhayo - Taana waxa ka mid ah 8 bilood ayaa hoos la isku shukaaminayey oo qoloba waxay doonayso ay ka doodaysay, keenaysay, walina inta aan qalinka lagu duugin heshiiska rasmiga ah waa la is xodxodanayaa. Itoobiya waxay doonaysaa magaalada Saylac oo ay u aragto dhul ahaan in ay ku xidhi karto tareenka ka yimaad Djibouti kadkiisa, dhul ahaan uga dhow, hase ahaatee dawlada Somaliland waxay u sheegtay in aanay helayn meel ka sokaysa dhanka bari ee Lughaya....

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabays Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share