Jookar Studio Production

Jookar Studio Production Magaceygu Waa Abdi Nasir Joôkãr Xaquuqdu Wey Dhowrantahay���

  Adigoo Awooda inaa   Gareyso🙏🙏Anigoo shaqada ku jira ayuu taleefan ee soo dhacay, waxaan la igu yidhi *mudane xaaskaag...
25/09/2024

Adigoo Awooda inaa Gareyso🙏🙏

Anigoo shaqada ku jira ayuu taleefan ee soo dhacay, waxaan la igu yidhi *mudane xaaskaaga ayaa foolanaysa ee ampulace ugu yeedh soona carar *
Bisinka inta qabsaday ayaan hosbitaalka horay u wacay waxaana usheegay meesha ay gabadhu ku foolanayso, ana waaan soo carary!
Aad ayaan u naxsaa, waayo waa markii ugu horaysay, ee ay xaaskaygu foolanayso!!

Markaan xaafdii soo gadhay waxaan la kulmay iyada oo ambalaaskii la saarayo, markaan usoo dhawaaday ayaan maqlay iyada oo cod hoose ku ooyaysa marna taahaysa, codkeeda ay oohintu ku jirto markaan maqlay ayaa wadnahayga loo dhacay, !!
Anoon is kala garanaynin, oo dag-dagaya, ayaan xaga danbe ee gaadhiga oo ay iyada iyo dumarkii u kaalmaynayay ku jirtaan ayaan horay ugalay,
Intaan madaxa h**e ka fadhiistay, ayaan dhabtayda barkiyay, iyada xoog ayay igu dhagtay!!
Xiligaas ma dareensanayn in ay dad kale oo waliba qaraabada ahi na weh-liyaan!!!
Blse waxaan xasuusta inaan kolba wajiga ka dhunkanayay, marka ay oyada aan la ooyay!!

Dhaqtarkii markaan soo gaadhnay, maba sugin, sariirti lagu qaadi laha, ee aniga oon miyir-kayguuba joogin ayaan xanbaaro hafsiiyay, dadku malaha way ila yaabanaayeen, blse anigu qofnaba ma arkayn, blse waxaan dib u xasuuusta, gabadha hooyadeed oo i leh gabadha sariita halagu qaado ee tar-tiib!!

Qolkii marka lageegay waan diiday inaan ka hadho!!
Sariiirta markii lasaaray waxay ahayd xiligi igu daranyd, waayo xanuunki ayaa kusii baty aadna way u ooyaysay, mar-marka qaar way is ilaawaysay(como ayay galaysay) anigana markas ayay murugtu igu sii badanaysay, xiligaas saan ahaa waxba k**a ogayn blse waxaan dib u xasuusta anoo xil-baha ku tagan oo gacantedda haya , marna il-mada iyo dhididka ka tiraaya marna la ooyaya!!
Ilaah galadii, durba way umushay, markaas ayan aniga miyir saday, aniga ood ilmada boodhka iyo waxa ugu yaal aaad yaabayso!!!

Maal-mo ka bacdi ayaa waxa ay igu tidhi, xbbi, markii aad i xambaartay, xanuunkii foosha waan ilaaaway, wlhi daqiiqadii aad i xambaarsanayd wax xanuun ah madareemaynin!!

Markaas ayaan niyada iska idhi, hadaad saas u ogaan lahayd gaadhiba maadan saarteen, ee adiga ayaa xambaari lahaa, oo dhaqtarka gayn lahaa, sariirna lamaba saareen, ee adiga ayaa dhabtada ku qaban lahaa inta ay dhalayso!!

Gabadhaas iyada oon i ogayn ayaan xanuunka ka ilaaaliya, waayo waa aniga mas-uuliyadayda'
Aniga ayaa damaanad qaaday, nolasheeda oo dhan,!

Naftaydaa u diran!!! Jookar Films Production 👍

Dheh Hadaa Ka Heshay

22/09/2024

Yaa u Xiistay❓

idheh Erayadadii Qalbigeyga Dhibijiray💯💔😰Qof Dhankaaga Lugu Falay 💔Ka Dhaqaaq Sidaadii🙈🥲Koley ima Dhayeeside😭👐Dhaawac Bo...
22/08/2024

idheh Erayadadii Qalbigeyga Dhibijiray💯💔😰
Qof Dhankaaga Lugu Falay 💔
Ka Dhaqaaq Sidaadii🙈🥲
Koley ima Dhayeeside😭👐
Dhaawac Boogaheygii🥲💔💯
Cishqigeyga Dhiciskaa🙈🥲
Anigaa udhimanayee💔🙈😰
Dhagartiisaa Qadoo💔😰👏
Adna Dhaaxa Dabadeey💯👏
Dhulka Nabad Kusoo Joog👏👏

12/03/2024

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri:: Talaabo Kasto oo Dhanka Masaajidka Loo Qaado Waa Sadaqo..

12/03/2024

Ka Waran Hadda Isku Hesho: Nasiib Wacan, Jaceylkaga Iyo Hanti Woow..

12/03/2024

Cumar Binu Khadab Wuxu Yiri::Aqoonta Raadiya oo Barta Dadkana Sii Bara..

12/03/2024

Abuu Bakar As saddiiq Wuxuu Yiri:: Naftaadda Wanaaji, Si Ay Dadka Kuu Wanaajiiyaan..

12/03/2024

Nabiga Muxammed Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Alle uga Cabso Siddii Adigoo Arko oo Kale..

12/03/2024

Rasuulka Suuban Caleyhi Salatu Wasalam Wuxu Yiri::Ruuxii Muslim Ah, oo Wanaagiisa Afar Qof Ka Marqaati Kacaan (Furaan) Alle Jannadiisa Ayuu Galiyaa.Saxiixul Bukhari

12/03/2024

Nabiga Salallaahu Caleyhi Waslaam Wuxu Yiri::Bini Aaddamka Waxaa u Shar Badan, Ruux Sheeko Hadal Lagu Sireystay (Qarsaday) Faafiyo, oo Dad Kale u Sii Sheego..

12/03/2024

Cumar Binu Khadab Wuxu Yiri:Qofka uu Qosolkii Bato, Sharaftiisa Ayaa Hoos u Dhacdo.

12/03/2024

Rasuulka Muxammed Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Hadda Wax Weydiisanayso, Alle Weyne Weydiiso.

12/03/2024

Somalia Ayaa Laga Helaa Ruux Dhalin Yaro Ah oo Shaqadiisa Shaxaad ka Jaceyl.

12/03/2024

Bro Naagta Shukaansato Ii Seexo Hadday Ku Dhahdo Ogow Xariif Kale u Balansan.

12/03/2024

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Diintu Waa Waano (Naseexo)..

12/03/2024

Nabiga Salallaahu Caleyhi Waslaam Wuxu Yiri::Ruuxa Been Waxaa ugu Filan Inuu Sheego Waxkastoo Soo Maqlo..

12/03/2024

Quruxeey Adigoo Sidaas u Qurux Badan Maxaa Garoob u Tahay Ilaa Iyo Hadda ?

23/10/2023

Markii aad soo kacday Saka Codkii🗣 Ugu h**eeyey ee aad Maqasho Muxuu ahaa?!.

Sadex Hees Oakala Daran iyo Barnaamijyo Sameyn Leh Baa Noo Diyaara Sanad Guurada   Galmudug🎹✌️Galmudug Si Walba inaa Ugu...
01/08/2023

Sadex Hees Oakala Daran iyo Barnaamijyo Sameyn Leh Baa Noo Diyaara Sanad Guurada Galmudug🎹✌️

Galmudug Si Walba inaa Ugu Shaqeeyo Dhiiga igu Jiraa ifaraya💪

Allihii Somali iga Dhigay Si Gaara Galmudug iiga Beeray Alx❤️👏

Aan Wada Socono👏👏

Waxaan Hanbalyo Dhalasho udirayaa Walshey Marna Sxb Qaaliya Yurub Maxamed Yurub Geenyo Sowtu Raxmo Oo Wiil Ku Dhashay Ca...
30/05/2023

Waxaan Hanbalyo Dhalasho udirayaa Walshey Marna Sxb Qaaliya Yurub Maxamed Yurub Geenyo Sowtu Raxmo Oo Wiil Ku Dhashay Caasimada Somaliland Ee Hargeysa Wiilkaa Abtiga u Ahay Waxaa Leeyahay Soo Bar Baar Abti Noqo Kii DDD Anfaca Weynoow Abti❤️👏

Markale walashey iyo Seygeeda Abdiwahaab Bosska Guleysta Ubadka Allaha idiin Barakeeyo Dhaqma Oo Wadajira inbadan👏

Duceeyo Walshey Marna Sxbtey inuu Alle Ka Dhigo Umushii is Xanbaarata❤️👏👏

Address


Telephone

+252613675616

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jookar Studio Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jookar Studio Production:

Videos

Share