RAJO GOOB MEDIA

  • Home
  • RAJO GOOB MEDIA

RAJO GOOB MEDIA Warar Sugan Rajo Goob Media kala Soco

13/08/2025

Odayada reer sheekh isaxaaq ee u dhashay degmooyinka barriga Jarar ayaa Gaashaamo ka hadlay iyadoo xukuumada uga mahadnaqay qaabdhismeedka deegaanka wax ka bedelkiisa codsadayna in Gobolkoodii gaashaamo la fasaxo

Waxbaa igu leh Finalka waad Gaadhaysaan ee Garsooreheenii  Masii kaxaysanaaRikoodhe xun oo qadh qadha haynoo dhigee Hadi...
01/05/2023

Waxbaa igu leh Finalka waad Gaadhaysaan ee Garsooreheenii Masii kaxaysanaa
Rikoodhe xun oo qadh qadha haynoo dhigee
Hadii ladoono hala maro markaase waynu buulayn Doonaaaye

Xafaladii lagu sagootinayay Dhalinyartii loo Xulay inay ka Qayb qaataan Tartanka heer Gobol ee Kubada Cagta Insha Allah ...
01/05/2023

Xafaladii lagu sagootinayay Dhalinyartii loo Xulay inay ka Qayb qaataan Tartanka heer Gobol ee Kubada Cagta

Insha Allah Guul ayaad idiin rajaynayaa
Inaad soo hoysaan

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAJO GOOB MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share