Halagq digtoonaado gaar ahaan dumarka jirkooda daawada mariya siduu ilaaheey idinkuugu talo galay waxba ha dhibsanina hadii kale qatar xoog badan la kulmeeysaan.
Halista dumarka jirkooda waxaa la iskuugu soo qasaa wax yaabo aan jirka loogu talo galin ka digtoonaada ugu dambeeyn mustaqbalka jirkiina halis ayuu galayaa ee ku kalsoonaada siduu alle idiin abuuray.
Taliyaha ciidanka xoga oo manta shaciyay awamiir clus oo samaynaya ciidanka malatariga ee dareska magalada ladhaxmara
Dhaca dadka tutaha wada oo malmihii dambe muqdisho ku sobatay aya manta ciidanka xoga kasosareen awaamiir culus
Ilaaheey meel kasto waa joogaa wuu kuugu irsaaqaayaa.
Ameerika joog ama somaaliya joog ilaaheey meel kasto wuu kuugu irsaaqaa.
Gaal taako abaal ah haduu kuu galo dhudhun qayaanaa aa ku hoos duugan.
Meeshaaa ila fiirsha!
Kafa,iidaysta walalayaal
Maalinta Jimcaha kaliya mala soomi karaa Maalinta Carafo maadaama Jimcaha ay tahay Ciida Muslimiinta?
Sheekh Cusmaan Usuuli ayaa ka jawaabaya Su,aashan
Malmahan dhaca waa batay
Policeka Soomaaliya oo toogasho ku dilay tuugo dhac u gaysatay dad shacab ah iyo shacabkii loo soo celiyay mootooyinkii laga dhacay oo ka mahadceliyay.
Maashaa allaah hadii uu xanuunsan yahay xataa dacwada kama mashquulin.
Maashaa Allaah asigoo ku jira xaalad deg deg ah ah ayuu wadaa dacwada. Wuxuu islaamiyay kalkaaliyayaashiisi caawinayay isagoo xanuunsan oo Isbitaal kujira.
Khadar Caydiid Oogle oo mudooyinkaan dmabe la weeysnaay ayaa laga soo duubay muuqaalkaan.
Khadar Caydiid Oogle oo in mudo ah ay afduub u haysteen dad dhex jooga maamulka Puntland walina afduuban ayay muuqaalkan kasooduubeen kuwii afduubka u haystey.
Tarhiibayaal soomaali ah kuna sii jeeda wadanka mareeykanka.
Waa dhalinyaro tarhribayaal ah usii socda mareykanka waxay sugayaan webi ay ka tilaabaan waxay soo mareen dhibaatooyin kala duwan hadana lama oga sida wabiga uga gudbi doonaan alaha bad baadiyo dhalinyaradeeyna soomaaliyeed.
Balad Tv
Samayso qorshe hanoqon qof iska socda
Marumaysanaysid waxa uu sameyay boqorkii caqliga badnay ee qarshaha fog kafakaray inti uu xukunka hayay
Shekadan waxa nohaya ustaad masuud waheliye
#somalia 62 sano kadib wa maxay dhabaha ay higsanayso si ay calamka kale wax ula qaybsato
#Somalia todobadka xuriyada oo nosogaba gabobay shiman xurnimada qadanay mantase wadadee kusocona
Maalinta xoriyada iyo midnimada soomaaliya.
Maalinta xoriyada iyo midnimada soomaaliya.
Qudbadii xalau uu jeediyay xalay ayaa dood ka dhax dhalisay baraha bulshada iyo dadka yaqaano luqada diblomasiga.
Qudbadii xalay raisulwasaare xamsa ayaa dhalisay dood.
Ruushka oo sheegay in uu goor dhow duqeeyn lugleer ah u geeysan doono london. Balad Tv
Ruushka oo sheegay in uu duqeeyn doon wadanka uk.
Farshaxamiiate si qurux badan u samewyo alaabaha guryaha lagu qurxuxsado.
Farshaxamiiste somaaliyeed oo xamar laga jecel yahay alaaabaha uu sameeyo.
Gabar eeshiyaan ah yaa la isku guursan hadii kale markeey xanuunsato sideey ku yeesho waa taqaan 🙄
Ma jiraan gabdho somaliyeed oo sidaan u xaasinimeeyo nimanka markeey xanuunsadaan 😀
Dareyn la'aanta dumarka xiliga galmada.
Dareyn la'aanta dumarka xiliga galmada.
Diridnimo abgaalaa leh.
Abgaal waa diris u roon.
Shawada nuucyada jabiya soonka iyo kuwa aan jibin.
Shahwada nuuca jibisa soonka
Ducada Faadumo Soonqaad yaa noo sheegi kara.
Ducada Faadumo soon-qaad loo aqristo hala sheego asaxaabeey, ama iskaabulnimada markii larabo in laga baxo la aqristo.