![HAMBALYO MEHER;Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin Kal iyo Laab ah u dirayaa walalkay CABDILAAHI FAARAX MAXAMUUD(GUREY) ...](https://img5.medioq.com/719/142/849985947191424.jpg)
09/07/2024
HAMBALYO MEHER;
Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin Kal iyo Laab ah u dirayaa walalkay CABDILAAHI FAARAX MAXAMUUD(GUREY) iyo dumashiday qaali NIMCO FARXAAN CABDILAAHI Oo galabta meherkoodu ka dhacay magaalada LAASCAANOOD .
Waxaan leeyahay noqda reerkii aasaasa guri lagu soo hirto, kala hela ubad khayr qaba, kuna waara farxad iyo caafimaad. Aamin Aamin.