AQOON -KAAB

AQOON -KAAB Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AQOON -KAAB, Media, .

Do you want to learn how to speak and write proper English with the help of foreign teachers?Register this month of July...
25/07/2020

Do you want to learn how to speak and write proper English with the help of foreign teachers?

Register this month of July for classes ranging from Beginner up to Advanced.
for more information please

Contact us Tell: 00252636312534

hadii aad jeceshahay adiga iyo ubadkaaguba inaad wax barataan idinkoo dalka jooga jooga iyo idinkoo dibada joogaba waxa ...
22/07/2020

hadii aad jeceshahay adiga iyo ubadkaaguba inaad wax barataan idinkoo dalka jooga jooga iyo idinkoo dibada joogaba

waxa hadda dib u bilaabmay fasaladii cusubaa iyo diwaa galintii ardayda ama dadka raba inay aqoontooda dhisaan

Qaybaha aanu bixino waxa ka mid ah

1} Barashada luuqada english ta (oo ka kooban bilow dhexdhexaad iyo advanced)

2 }Barashada carabiga (ka kooban bilow dhexdhexaad iyo dhamaystir)

3} Barashada computerka ( oo dhamaystiran)

4} Barashada farta soomaaliga

5} Barashada xisaabta

6} Iyo barashada quraanka kariimka ah

Hadii aad qayb is diwaan galiso waxa bilaash kuu noqon doonta qaybta kale

qiimuhuna ma badna

Waxa aad iska diwaan galin kartaa qaybta aad rabto waxana lagu siin doona war bixin Ku saabsan qaabka loo baranaayo iyo mudada la gu dhamaynaayaba iyo lacagta lagu dhigtaba.

dhamaantoodna waxa aad baran kartaa adigoo gurigaaga iyo goobtaada shaqo jooga.

Fadlan qofkii diyaar ahi ha ka faaidaysto inta ay diwaan galintu furan tahay.

Fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberkan 00252636312534

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIISWaxa hadda dib u bilaaban tay diwaan galintii  casharaantii online ka ahaa Qaybaha aanu bixino...
22/07/2020

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Waxa hadda dib u bilaaban tay diwaan galintii casharaantii online ka ahaa

12/07/2020

*ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis*Waxa hadda dib u bilaaban tay diwaan galintii  casharaantii online ka ahaa Qaybaha aanu bixi...
07/07/2020

*ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis*

Waxa hadda dib u bilaaban tay diwaan galintii casharaantii online ka ahaa

Qaybaha aanu bixino waxa ka mid ah

1} Barashada luuqada english ta (oo ka kooban bilow dhexdhexaad iyo advanced)

2 }Barashada carabiga (ka kooban bilow dhexdhexaad iyo dhamaystir)

3} Barashada computerka ( oo dhamaystiran)

4} Barashada farta soomaaliga

5} Barashada xisaabta

6} Iyo barashada quraanka kariimka ah

hadii aad qayb is diwaan galisid qaybta kale ayaa bilaash ama free kuu noqonaysa

Waxa aad iska diwaan galin kartaa qaybta aad rabto waxana lagu siin doona war bixin Ku saabsan qaabka loo baranaayo iyo mudada la gu dhamaynaayaba iyo lacagta lagu dhigtaba.

dhamaantoodna waxa aad baran kartaa adigoo gurigaaga iyo goobtaada shaqo jooga.

Fadlan qofkii diyaar ahi ha ka faaidaysto inta ay diwaan galintu furan tahay.

Fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp numberkan +252636312534

📚UMULISO=MIDWIFERY...Pdf .============📝*"🎲🆎Xirfadan Umuladasadu waa ka mid ah Xirafadaha Caafimaad ee aduunka maanta sid...
15/03/2020

📚UMULISO=MIDWIFERY...Pdf .
============
📝*"🎲🆎Xirfadan Umuladasadu waa ka mid ah Xirafadaha Caafimaad ee aduunka maanta sida ugu shaqeeya aad loogu baahanayahay waxaa Xirfadan ku shaqeeey Malaayin Haween iyo rag ah Inkastoo wadankeenu aad ay ugu yartahay Xirfadan,Ayaa waxay u kala baxdaa....Laba Qaybood oo kale ah..
============
Size :3MB
Pages :100.
Format :PDF
============
📥❣️

Dalbo oo deg deg u hel

Kala xidhiidh whatsappkan +252636198129

  Waxaa soo baxay buuga barashada daawada kasoo ku qoran afka soomaliga wuxuuna ka koobanyahay 16 cutub oo kala ah Cutub...
14/03/2020

Waxaa soo baxay buuga barashada daawada kasoo ku qoran afka soomaliga wuxuuna ka koobanyahay 16 cutub oo kala ah

Cutubka 1-aad hordhaca daawada

Cutubka 2 -aad ilaha daawada laga helo

Cutubka 3-aad xanuun baabiyaasha

Cutubka 4-aad Dawooyinka goor yaanka

Cutubka 5-aad Dawooyinka malariyada

Cutubka 6- aad Dawooyinka qalajiyaasha

Cutubka 7-aaf Dawooyinka TB

Cutubka 8-aad Dawooyinka xasaasiyada

Cutubka 9- aad Dawooyinka dhiigkarka

Cutubka 10-aad Dawooyinka Sokorta

Cutubka 11aad Dawooyinka Chlestrol-ka

Cutubka 12-aad Dawooyinka Fangayga

Cutubka 13-aad Dawooyinka Romatiisimada

Cutubka 14-aad Dawooyinka Virus-ka

Cutubka 15-aad Dawooyinka hooyada uurka leh eey isticmaalikarto (Safe medication pregnanc

Cutubka-aad Dawooyinka eeynan isticmasli karin (Non Safe medication pregnancy)

Qiimaha buuga waa 3$ dolar kala xariir whatsappkan +252636198129

BUUGGA ONE THOUSAND PLUS ENGLISH PHRASES WAA BUUG KII UGU HOREEYEY NOOCIISA OO LAGU ARUURIYAY ENGLISH-KA DUNIDA MAALIN W...
29/02/2020

BUUGGA ONE THOUSAND PLUS ENGLISH PHRASES WAA BUUG KII UGU HOREEYEY NOOCIISA OO LAGU ARUURIYAY ENGLISH-KA DUNIDA MAALIN WALBO LOOGA HADLO, WAXA UU WATAA CAJALADO AAD KA BARAN DOONTO DHAWAAQA ENGLISH-KA IYO SHARAXAAD AF-SOMALI AH.
95 CASHAR.
KA FAA'IDEYSO KUNA BARO SI DEG DEG AH.

SI AAD U HESHO WAA 6$ KELIYA.

Nagala soo xidhiidh
WhatsApp +252636198129

Waxaa lagugusoo diri karaa whatsapp kaaga ama emailkaaga

Waxaad helaysaa isla markaad soo codsatidba

OGEYSIIS MUHIIM AH FASALO CUSUB  ENGLISH ONLINE  AYAA LA BILAABAYFasalada la bilaabay waxa ay kala yihiinQeybta 1 . Basi...
29/01/2020

OGEYSIIS MUHIIM AH
FASALO CUSUB ENGLISH ONLINE
AYAA LA BILAABAY
Fasalada la bilaabay waxa ay kala yihiin
Qeybta 1 . Basic English from ABC
Waxa uu ka kooban yahay
2 buug oo Kala ah
1. Basic Reading ( akhrin bilow ah )
2. Basic Speaking ( ku hadal bilow ah)
Oo lagu dhameyn doono 2 bilood

Qeybta 2. Intensive English Course
Oo ka kooban 8 books oo Kala ah
4 Speaking and Listening books
4 Reading and writing Books
Oo lagu dhameyn doono 5 bilood

HADAAD U BAAHANTAHAY LA XIRIIR
WHATSAPP +252636198129.
ama links gan riix
https://chat.whatsapp.com/Fc4dM9faVQY96XnRWr3Y0W

Ku baro luqada Englishka si fudud adigoo jooga goobtaada shaqo ama gurigaaga Mudo gaaban

Ka baro aqoonkaab English Online
Kuna baro WhatsApp kaaga meel walba oo aad joogto dal iyo dibadba

Share ku dheh

asxaabtada si ay uga faa'ideystaan Fadlan

WhatsApp Group Invite

26/01/2020

WhatsApp Group Invite

OGEYSIIS MUHIIM AH FASALO CUSUB  ENGLISH ONLINE  AYAA LA BILAABAYFasalada la bilaabay waxa ay kala yihiinQeybta 1 . Basi...
23/01/2020

OGEYSIIS MUHIIM AH
FASALO CUSUB ENGLISH ONLINE
AYAA LA BILAABAY
Fasalada la bilaabay waxa ay kala yihiin
Qeybta 1 . Basic English from ABC
Waxa uu ka kooban yahay
2 buug oo Kala ah
1. Basic Reading ( akhrin bilow ah )
2. Basic Speaking ( ku hadal bilow ah)
Oo lagu dhameyn doono 2 bilood

Qeybta 2. Intensive English Course
Oo ka kooban 8 books oo Kala ah
4 Speaking and Listening books
4 Reading and writing Books
Oo lagu dhameyn doono 5 bilood

HADAAD U BAAHANTAHAY LA XIRIIR
WHATSAPP +252636182322.
ama links gan riix
https://chat.whatsapp.com/Fc4dM9faVQY96XnRWr3Y0W

Ku baro luqada Englishka si fudud adigoo jooga goobtaada shaqo ama gurigaaga Mudo gaaban

Ka baro aqoonkaab English Online
Kuna baro WhatsApp kaaga meel walba oo aad joogto dal iyo dibadba

Share ku dheh

asxaabtada si ay uga faa'ideystaan Fadlan

WhatsApp Group Invite

buugaagtii mudada badan la raadinaayey ayaanu ku guulaysanay inaaanu helo dadaal badan ka dibmagacyada buugaagta 1-qolka...
07/10/2019

buugaagtii mudada badan la raadinaayey ayaanu ku guulaysanay inaaanu helo dadaal badan ka dib

magacyada buugaagta

1-qolka hurdada iyo qisooyin ku duugan

2-caawiyaha caruusayada

3-hadyada jacayl (oo ah buuga ay kumanaan qof raadinaayeen)

hadlan hadaad u baahan tahay nala soo xidhiidh soona buuxi shuruudahan

1-inaad page like saarto
2- iyo inaad share garayso postigan

waad mahadsan tihiin

Address

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AQOON -KAAB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share