Hanoolaato

Hanoolaato Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanoolaato, .

25/06/2023

12,000 ft(3657.6)😟

23/06/2023
Xanaan Shidane oo mar kale soo booqatay Hanoolaato ayaa  bixisay wareysi ku saabsan falcelinti ka dhalatay  wareysiyadi ...
17/06/2023

Xanaan Shidane oo mar kale soo booqatay Hanoolaato ayaa bixisay wareysi ku saabsan falcelinti ka dhalatay wareysiyadi ay horay u bixisay iyo cadaadiski ay kala kulantay.

La soco dhawaan.

16/05/2023

Duuliaan sadax iho ah oo waiahar Ceelbour
To Galhareeri, Cidamadamo aneeraad an 00 ka baxay Muqdisho, iyo kaalintii
Ciidanka deegaanka ee dagaalka 0o hoos loo dhigay.
Gaarsii Saaxiibadaa

10/05/2023

Asc halkani waa hanoolato aniguna waa ayaanle husein abdi galab wanaagsan

09/05/2023

Asc haalkani honoolato anigu waa ayaanle
Nagu soobiir

06/05/2023

Asc dhaman umada soomaled waxan in diiimsheega in page kii hamoolato lajabsaday kana aan is kala socodoono mahadsanidiin
Follow

05/05/2023

Cawa isbadal wayn raba somali maxamed

05/05/2023

Hanolaato

05/05/2023

Pro ingariis yaa dalical-qamari

04/05/2023

Somalia idin away 💪

Aaway soomalidii 600k igaar siiday
04/05/2023

Aaway soomalidii 600k igaar siiday

Somaliyay is nooleeya
04/05/2023

Somaliyay is nooleeya

Rajo deeno aad ayay usaraysaa dhawaan war farxadleh in sha allah
04/05/2023

Rajo deeno aad ayay usaraysaa dhawaan war farxadleh in sha allah

04/05/2023

Maxaa keena furiinka deg deg ah

Hanoolato waysoolabatay shalay idinka gaarsiiyay 544k hadana Hadana gaarsiya HOONOOLATO
04/05/2023

Hanoolato waysoolabatay shalay idinka gaarsiiyay
544k hadana Hadana gaarsiya
HOONOOLATO

04/05/2023

Xanaan shidane waraysi 4/4 lasoco part 5

Lasoco part5 mardhow Hanoolato
04/05/2023

Lasoco part5 mardhow
Hanoolato

Alx waxaan ogoosinayaa in page ki leega jabsaday kana aan dib usameestay kan hada kusoo biir mahadsanid
04/05/2023

Alx waxaan ogoosinayaa in page ki leega jabsaday kana aan dib usameestay kan hada kusoo biir mahadsanid

01/02/2023

rajo qurxoon iyo taariikh cusub ayaa maanta
qormeysa soomaaliya o nabad iyo barwaaqo in sha allah🤲

29/01/2023

Wali geel masoo hoyday🤏

02/01/2023

Soogoshada argagixiisada allshabaab ayaa soobada naysa tan iyo markii ay oo bilabatay dowlada ee
Hasan shiiq maxamuud

FFollow nnasoodheh so aad uhesho wa rar sugar
KAAB TV

“Sool waa gobol ka tirsan Puntland waxa xoog ku haysta dad aan Soomaalinada ogollayn " madaxweyne Deni.
02/01/2023

“Sool waa gobol ka tirsan Puntland waxa xoog ku haysta dad aan Soomaalinada ogollayn " madaxweyne Deni.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH "HOWLGALKA CUSUB EE DEEGAANADA DHIMAN LAGU XOREYNAYO WAA IN UU KA DEG DEG BATO KUWII H**E"Muqdis...
02/01/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH "HOWLGALKA CUSUB EE DEEGAANADA DHIMAN LAGU XOREYNAYO WAA IN UU KA DEG DEG BATO KUWII H**E"

Muqdisho, Janawari 02, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka kusoo qaatay dalka Ereteriya ayaa faray in ay u diyaar garoobaan ka qayb galka dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta Al-shabaab.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Qaybta Ilaalo Qaran gaar ahan Gaaska koowaad ee Duufaan ayaa la wadaagay rajada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka qabaan in ay dhammeystiraan halganka gabagabada maraya ee dalka looga ciribtirayo Khawaarijta.

"Aniga iyo shacabka Soomaaliyeedba waan ku faraxsanahay dib usoo laabashadiina. Maanta wixii ka dambeeya waxaan galeynaa diyaar garoow iyo dhaqaaq aan ku wajahayno cadowga. Waxaan rabnaa in howgalka cusub ee deegaanada dhimman lagu xoreynayo uu ka degdeg bato kii h**e, muddo koobana lagu soo afjaro".

Madaxweyne Jamhuuriyadda ayaa uga mahad celiyay Dowladda Ereteriya garab istaagga ay u muujisay Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed waqtiga adag ee lagu jiro dib u xoreynta dalka.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Twitter:

Galahad midowga  musharaxiin
27/11/2021

Galahad midowga musharaxiin

27/11/2021

Dowlada turkiga oo soosaartay diyaarad caalamiya

27/11/2021

Madaxwayne farmaajo oo kahadlay abaaraha kajira soomaliya

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanoolaato posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share