Wardoonka dalka

  • Home
  • Wardoonka dalka

Wardoonka dalka Waxaa naga helaysaan warar idin xiiso geliyo oo dalka iyo dibadaba ah.

03/04/2023

Wada hadalka Somalia iyo Somaliland .
Muuse Biixi muxuu ka yiri ergayga lasoo magacaabay.
Sidoo kale dagaalka ka socda Somaliland iyo daan daansiga Puntland ku hayso.

02/04/2023

Duuliye sare // Asli Hassan Cawaale.
Waxay ahayd duuliye haween ah oo ciidamada cirka ee dagaalka ka tirsan.
Waxbadan ka ogow tariikh nolaleedkeda.

01/04/2023

Investment in Somalia agriculture sector.
Dr. Hussein
Maal gashiga beeraha Somalia waa wadan aad ugu wanaagsan balse dadkeenu k**a Fa,idaysto mana fahansano inkastoo ay sanadadaan danbe dhalinyarada wax baratay so fahmayaan oo dadaalo badan samaynayan.

25/02/2023

Xasuusihi ka war doon oo wax ka ogow.
Warkaan waa 2006 dad markaa yaraa ayay hadda fa,ido u tahay 16 sano ka hor maxaa dalkada ka jiray. Wardoonka dalka

17/02/2023

Waraysi xiiso badan PART:3
Afduubkii SOMALI AIRLANE' waxbadan ka ogow Wardoonka dalka .

17/02/2023

Waraysi xiiso badan PART:2
Waxbadan ka baro diyaaradii SOMALI AIRLANE afduubkii loo gaystay Wardoonka dalka

17/02/2023

Waraysi xiiso badan PART:1
marki la afduubtay diyaaradii SOMALI AIRLANE.

Xasuusaha dalkada wax badan ka baro:
Wardoonka dalka

13/02/2023

DEG DEG Allahu akbar hada ayaa laga taagay calanka soomaliya Tukaraq walaaca Somalind iyo hubka culus oo la isku adeegsanayo maalintii 8aad..

Wixi kasoo kordho waan idin so gudbin donaa.

13/02/2023

waa kii Naftiisa,dhiigiisa,hantidiisa,waqtigiisa u huraaa Dadkiisa,Diintiisa,Dalkiisa.💞👍

Wiilasheena somaliyeed garab istaag haloo muujiyo kan magacooda iyo muuqooda xumaynaane halaga so hor jeesto.
Ciidankeena waan idiin ogsoonahay inaa inoo tagantihin dhaxamaha iyo kuleelka si aan nabad ugu gama,no.

12/02/2023

DEG_DEG: mudane HASSAN SHEIKH MOHAMUUD oo qudbad qiimo badan ka jeediyay ee dalka talyaaniga jaaliyadaha ku nool halkaas.
Muxuu yiri oo dadkiisana kula dardaarmay halkaan ka dhagayso.

12/02/2023

DEG_DEG: duqa gobalka Banaadir ayaa manta xariga ka jaray xarunta galbeed ee dad dhigista.
Waxaa xarun cusub maanta laga furay wadajir degmada wada jir ayaa nasiib u yelatay in laga furo xarunta labaad.

08/02/2023

JAH ABAHAN SOMALIYEED GAARSIYA MADAXDA DALKA. Walalayaal u share gareya muqaalka🙏🙏sorry abe madaxdaadu way kuso xariirin donan insha allh.

Wiilkaygi koronto ayaa dishay ayaa lay dhahay ani ma ihi nin shaqaysan karo.

08/02/2023

Taliyaha cusub ee booliska, Gashaanle Sulub muxuu ku soo kordhin donaa boliska.
Muxuuse ka yiri dilalka micna darada ah oo ay geystaan askartu, wax badan ka ogow taliyaha cusub.

08/02/2023

Wasiirka waxbarashada Farah sheikh abdiqadir oo qudbada ka jeediyay madasha qaadashada macalimiinta ayaa yiri // Dalkeena aqoon wax badasho ayuu u bahanyahay waana in macalimin aqoon leh la so saraaa //,,,,,,,,,,,,

07/02/2023

Madaxwayne Hassan Sheikh muxuu ka yiri arinka Laascanood.
Sool hadda 🇸🇴 calanka somalia ka lulanaa .

05/02/2023

Xukunkii manta lagu riday // cabdishukuur //
Wardoonka dalka

04/02/2023

HADAAN DUMARKU GUBAABO KICINAYN:prt1
Waxuu noqon donaa barnamij tixana ah:

Hadaladii ugu qiirada badnaa oo ay jeediyaan gabdhaha somaliyed.
Waxaan so qaatay labo gabar oo hadalo qiiro leh ku hadleen weliba cod kar ah, gabdhaheena waa halyaay weliba hadaladoodu meel dheer garaayo.

03/02/2023

MAXAAD KALA SOCOTAA ,,,LAAS CAANO,,,,,
=GARAAD ABDIRISAQ GARAAD SOOFE ayaa waraysi xiiso badan bixiyay kaas uu uga uadlay shirka laascaano ka socda.

=MAXAMED KAAHIN, Oo jawaab kulul la siyay muxuu yiri GARAADKU markuu u jabayay.
Halkaan kaga bogo waraysiga, xuqquda waraysiga waxaa leh ""GEYLAN MEDIA"",,,,,,

02/02/2023

""CADAALAD BEY DADKU KU SINADAAN""
Maxk**ada ciidamada qalabka sida ayaa xukun qisaas ah ku riday ciidan ka tirsanaa cidanka dowladda oo h**e dil u gaystay.
Dowlad nimada laguu sheegayo waa sidaas in dadka dhan isku xaq yihiin oo laysku dhafeyn ciidan ahay iyo dowladan ka tirsanahay.

CADAALAD NA DEEQDO

26/01/2023

Culimada Somaliyeed oo shir jiraa,id kasoo saaray shirkii uga socday caasimadda Mogadisho.

Culimada Somaliyeed oo shir jiraa,id kasoo saaray shirkii uga socday caasimadda Mogadisho.

26/01/2023

SHEIKH Somow ayaa dhahay wixi h**e waa layska cafiyee.

Ee fikir khawaarij ciddi keentaa gardaran😁🤣

26/01/2023

Madax waynaha qaranka mudane Hassan Sheikh Mohamuud oo qudbad qiima badan ka jeediyay'' Shirwaynaha culumada somalyeed.

Madax waynaha oo sedax arimood ka codsaday culumada somaliyeed,,,,,,,

25/01/2023

Maareeyaha hey’adda duulista Soomaaliya Axmed Macalin Xasan,Hawada Soomaaliya 30-kii sano ee lasoo dhaafay waxay joogtay qiimeynta caalamka heerka ugu hooseeya, caawa ayaan ku guuleysanay in aan gaarno heerka ugu sareeya qiimeynta caalamka, bahda hey’adda duulista rayid Soomaaliyeed waxay caawa ula mid tahay habeenkii ay Soomaaliya xornimada qaadatay.,,,,,,,

24/01/2023

laas caano oo amar culus la dul dhigay maanta,,,,,,,,,,
Taliyaha guud ee cidanka SOMALILAND ayaa amar culus ka soo baxay ayuu laas caano oga hadlay.

24/01/2023

DEG Nawaaxiga madaxtooyada oo lagu kala cararay madaafiic ku dhacday degmooyin qasaaro soo gaaray shacabka,,,,,

WARARKII UGU DAMBEEYEY XAALKA MUQDISHO OO ALLOW SAHAL AH,

24/01/2023

SHEIKH USUULI: anaga halkaan waxaan u joognaa inan kala cadayno xaqqa iyo baadilka ayuu dhahay dhageysi wacan.

23/01/2023

DEG DEG MD Xasan Askarteena waxaa lasoo baray dhaqan xun oo ah in ay shacabka dilaan jwbta gaas iyo marxalada maanta taagan,,,

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wardoonka dalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share