SSC Genocide

SSC Genocide Waa bog aad ugu imaanayso midnimada ummadda, ka saaridda naxliga iyo isu ururinta ummadda.

Abwaan Jama Kediye Elmi, one of the most renowned Somali poets, was killed by the Somaliland militia’s indiscriminate sh...
17/08/2023

Abwaan Jama Kediye Elmi, one of the most renowned Somali poets, was killed by the Somaliland militia’s indiscriminate shelling on Las-Anod. Abwan Jama was driving his car when a 107mm rocket hit his car and a house nearby. Several other people have sustained injuries. Muse Bihi and his henchmen continues to commit heinous crimes against humanity in Las-Anod.
Somali Federal government’s lack of response to these crimes seems to give Muse a green light to continue his massacre.

United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM
Amnesty International
Human Rights Watch
International Criminal Court - ICC

The Somaliland militia has been shelling Lasanod since morning. Mosques, Telecom towers, houses, schools targeted by the...
24/06/2023

The Somaliland militia has been shelling Lasanod since morning. Mosques, Telecom towers, houses, schools targeted by the militia.

Somaliland's indiscriminate shelling continues in   since the morning 24th June2023, killed dozens of people and injured...
24/06/2023

Somaliland's indiscriminate shelling continues in since the morning 24th June2023, killed dozens of people and injured others

Somaliland militia destroyed the telecommunications antennas in Lasanod this morning.USAID Somalia U.S. Embassy Mogadish...
24/06/2023

Somaliland militia destroyed the telecommunications antennas in Lasanod this morning.
USAID Somalia U.S. Embassy Mogadishu United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM

24/06/2023

The Somaliland militia is firing D30 artillery in Lasanod; this evidence was posted by one of the militia on Tiktok
U.S. Embassy Mogadishu
European Union in Somalia
United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM

24/06/2023

The Somaliland militia is firing D30 artillery in Lasanod; this evidence was posted by one of the militia on Tiktok
U.S. Embassy Mogadishu USAID Somalia United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM

Ciidanka maleeshiyada ayaa qarax u aastay dad reer baadiye ah waxayna ku dileen  2 wiil oo geel waday iyo labo halaad. H...
31/05/2023

Ciidanka maleeshiyada ayaa qarax u aastay dad reer baadiye ah waxayna ku dileen 2 wiil oo geel waday iyo labo halaad. Hada qaraxyo ayay bilaabeen.

12/05/2023

Somaliland oo xabbad la dhacday dad shacab ah oo ku suga a ceerigaabo waxayna dileen Cabdiqani Caateeye oo reer SSC ah, Alah ha u naxariisto.

Thanks, Markus for visiting Lasanod and investigating the crimes done by Somaliland.
12/05/2023

Thanks, Markus for visiting Lasanod and investigating the crimes done by Somaliland.

11/05/2023

Katashada cadaawoo isku tiirsanaada.
Tallaahaan ku dhaartee hurda nooma taalee.

Madaafiicda shalay ay ciil qabayaashu magaalada ku garaaceen kadib markii ay xanunsadeen.
26/04/2023

Madaafiicda shalay ay ciil qabayaashu magaalada ku garaaceen kadib markii ay xanunsadeen.

Waa warbixintii ugu h**eysay ee Haayadda xuquuqda aadanaha u doodda ka qorto Somalia, waana tacadiyada maleeshiyada Soma...
21/04/2023

Waa warbixintii ugu h**eysay ee Haayadda xuquuqda aadanaha u doodda ka qorto Somalia, waana tacadiyada maleeshiyada Somaliland ka gaysteen Laascaanood.

More than 100 people have been killed and over 600 injured including dozens of civilians amid fighting between Somaliland security forces and armed fighters affiliated with the Dhulbahante clan in Las Anod.

Eid Wanaagsan ummadd Soomaaliyeed meel walbaad joogtaan Alah ha inaga aqbalo acmaashii Ramadaanta.
21/04/2023

Eid Wanaagsan ummadd Soomaaliyeed meel walbaad joogtaan Alah ha inaga aqbalo acmaashii Ramadaanta.

12/04/2023

This short documentary gives you a real insight to what has happened in Las-Anod for the past fifteen years and the roots of the current struggle for freedom and self-determination.
Please share

Source: XaqiiqoTus

Ciidanka Ciil qabayaashu waxay dagaal iyo duqeyn ku bilaabeen magaalada. Dagaalkasa waxay kala kulmeen jab wayn waxayna ...
26/03/2023

Ciidanka Ciil qabayaashu waxay dagaal iyo duqeyn ku bilaabeen magaalada. Dagaalkasa waxay kala kulmeen jab wayn waxayna duqeeyeen magaalada halkaas oo ay dhaawac iyo dhimasho u gaysteen dad shacab ah. Ugu danbayn waxa galabta isku dayeen in ay magaalada soo galaadan waxaana u diiday ciidanka deegaanka oo ka qabtay gawaadhi iyo maxaabiis.

Alhuda Primary School is one of the schools in Lasanod destroyed by Somaliland mortars.   Human Rights WatchU.S. Embassy...
24/03/2023

Alhuda Primary School is one of the schools in Lasanod destroyed by Somaliland mortars.


Human Rights Watch
U.S. Embassy Mogadishu
United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM

Alhuda primary school is one of the schools which Somaliland's shelling destroyed.
24/03/2023

Alhuda primary school is one of the schools which Somaliland's shelling destroyed.

20/03/2023

Mohamoud is one of the Ilays Primary School teachers. He is standing in the collapsed classes and telling us how Somaliland shelled including the school.

19/03/2023

This guys is telling us how Somaliland hit mortars on Safari Hotel's cafeteria as they were drinking tea.18 people lost their lives here.

  troops have tortured prisoners of war who were captured in recent fighting in  . It has been also reported that they h...
19/03/2023

troops have tortured prisoners of war who were captured in recent fighting in . It has been also reported that they have killed prisoners in barbaric way.
Human Rights Watch
European Union in Somalia
United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM
USAID Somalia
U.S. Embassy Mogadishu

Somaliland's Indiscriminate shellings continue since yesterday on Lasanod. Ilays Primary School (Part I) collapsed after...
19/03/2023

Somaliland's Indiscriminate shellings continue since yesterday on Lasanod. Ilays Primary School (Part I) collapsed after Somaliland hit mortars many times.
European Union in Somalia
U.S. Embassy Mogadishu
Human Rights Watch

SSC Genocide
18/03/2023

SSC Genocide

18/03/2023

It is 4:00 AM. People are still sleeping; the Somaliland military has started shelling Lasanod now.

Iskuul Farsamada Gacanta ee Haweenka kuna yaal Saamalay waxaa burburiyay ciidanka maleeshiyada Somaliland, qalbkii ayay ...
13/03/2023

Iskuul Farsamada Gacanta ee Haweenka kuna yaal Saamalay waxaa burburiyay ciidanka maleeshiyada Somaliland, qalbkii ayay ka sii rarteen Machines kii, Conputers kii iyo kuraastii caagga ahayd.

Deeqa Cali Ducaale waxaa madfac ugu tagay gurigeeda dhaawax ayay ahayd maanta ayay u geeriyootay dhaawaca ay gaadhsiiyee...
13/03/2023

Deeqa Cali Ducaale waxaa madfac ugu tagay gurigeeda dhaawax ayay ahayd maanta ayay u geeriyootay dhaawaca ay gaadhsiiyeen maleeshiyada Somaliland.

Sool primary School waxaa burburiyay ciidanka oo ku garaacay hubka noocyadiisa kala duwan.Somaliland’s military shelled ...
11/03/2023

Sool primary School waxaa burburiyay ciidanka oo ku garaacay hubka noocyadiisa kala duwan.

Somaliland’s military shelled primary schools with mortar for different days, and classes, offices, and the school store collapsed. The school was built by CARE Somalia
United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM
Human Rights Watch

Guryahan waxaa khatar weliba waxay ku yaaleen meelihii maalmaha dagaalka ka dhacayay, waxaan ku arganay walxo qarxa oo c...
11/03/2023

Guryahan waxaa khatar weliba waxay ku yaaleen meelihii maalmaha dagaalka ka dhacayay, waxaan ku arganay walxo qarxa oo ciidanka Somaliland ku aaseen meelihii laga saaray, fadlan yaan la booqan meelahan hana la taxadaro.

09/03/2023

Rayan Cabdilahi oo kamid ahayd dadkii duqaymaha ciil qabayaashu ku dileen sawirkeda wan saarnay familka ayaa aad uga xumaaday. Rayaan 6 jir ayay ahayd.

Masjid ay bililiqaysteen maleeshiyada Somaliland waxay qaateen agabkii Masjidka waxay kaloo jabsadeen qaybta malcaammada...
09/03/2023

Masjid ay bililiqaysteen maleeshiyada Somaliland waxay qaateen agabkii Masjidka waxay kaloo jabsadeen qaybta malcaammada ama dugsi quraanaka, waa meelihii laga saaray maalmihii h**e.
📸Abdihalim

These are newly taken images from Lasanod. The Somaliland military destroyed the eastern residential houses. They have a...
08/03/2023

These are newly taken images from Lasanod. The Somaliland military destroyed the eastern residential houses. They have also burned garages full of cars and looted other garages.

Ilmahan yar hooyadii iyo aabihi iyo 2 walalihisa waxaa ku dhacay hoobiye isaga kaliya ayaa ka soo hadhay. Hadda waxaa la...
08/03/2023

Ilmahan yar hooyadii iyo aabihi iyo 2 walalihisa waxaa ku dhacay hoobiye isaga kaliya ayaa ka soo hadhay. Hadda waxaa lagu hayaa kaam qaxooti oo kuyaalla Bookh, Ethiopia😭

Follow us on Twitter
07/03/2023

Follow us on Twitter

This page displays all the things related to the genocide committed by Somaliland militia in Sool, Sanaag and Cayn.

07/03/2023

Dhibanahan oo xanuunsan waxaa mayd ahaan uga tagay Somaliland (Dhowr xabbadood ayay ku dhfuteen) laakin Allah ayaa badbaadiyay.

Maleeshiyada Somaliland waxay maanta furfurteen Shirkadda biyaha ee Laascaanood (Laws). Qaar ka mid ah maleeshiyaadka ay...
07/03/2023

Maleeshiyada Somaliland waxay maanta furfurteen Shirkadda biyaha ee Laascaanood (Laws). Qaar ka mid ah maleeshiyaadka ayaa u sheegay maamulka shirkadda Laws in maanta qaybo kamid ah maleeshiyaadku gaawaadhi ku rarteen matoorradii shirkadda iyo agabkii kale.
Lascanod Water Supply LAWS

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSC Genocide posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share