haakaw media

haakaw media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from haakaw media, Media/News Company, .

11/10/2023

" hayaame wuxuu dhihin hubeer agtiisa ansax k**a noqoneyso"

Maxamed yuusuf :Samadoonka beesha huliye ee beelweynta hubeer

Shaqsigan aad u jeedaan magaciisa waa abdirahman xidig wuxuu kumagacaaban yahay guddoomiyaha waxbarashada gobolka sh.hoo...
09/07/2023

Shaqsigan aad u jeedaan magaciisa waa abdirahman xidig wuxuu kumagacaaban yahay guddoomiyaha waxbarashada gobolka sh.hoose waxa uu xafiiska joogay inka badan 5sano , wax horumar ah oo uu kusoo kordhiyay waxbarashada gobolka malaha , waxaa xusid mudan inu musuqmaasuqay kaalmooyinkii waxbarashada ee gobolka .

Madaxweyne c.casiis laftagareen iyo Wasaarada waxbarashada kgs waa iney xilka kaqaadaan shaqsigan aan faham buuxa kaheysan shaqada waxbarashada gobolka .

27/05/2023

Walaalaha degan deegaanka beesha hubeer ee yaaqbiriweyne waxaan ugu baaqeynaa iney kafogaadaan dhibka ka dhalan kara baacsiga maleeshiyaadka gaaljacel ee ka soo duulaan tagay hirshabeelle .

Yaaqbiriweyne hadii aan soo galno cidna ma badbaadi doonto i.a

25/05/2023

Guuleysta geeshkayagow .

19/05/2023

Dabaal dagyo ayaa isqabsaday kadib markii maanta sixun loo xasuuqay maleeshiyaadka gaaljecel ee kasoo duulay hirshabeelle .

Hubeer is not easy gaaljecelow

19/05/2023

Deg deg :Ciidanka xaq u dirirka beesha hubeer ayaa gudaha u galay deegaanka yaaqbiriweyne halkaas oo ay isaga carareen maleeshiyaadkii kasoo duulay hirshabeelle.
Qasaaraha dagaalka 7 dhimasho ah oo maleeshiyaadka kasoo duushay hirshabeelle ay ka carareen iyo 12 dhaawac ah oo ay jiiteen , ciidanka deegaanka ee beesha hubeer waxaa soo gaaray 2dhaawac oo fudud .

Wixii kusoo kordha dagaalka wali sii socda waan idinla soo wadaagi doonaa .

01/05/2023

Qaar kamid ah ciidanka xaqudirirka beelweynta hubeer ayaa kormeer indho indheyn ah ku tagay afafka h**e ee deegaanka yaaqbiriweyne.

Insha allah yaaqbiriweyne oo xor ka ah maleeshiyaadka kasoo duulaan tagay hirshabeelle .

30/04/2023

Deg deg : waxa uu qax ka bilowday deegaanka yaaqbiriweyne, halkaas oo ay joogeen maleeshiyaadka nafla caariga ah ee kasoo duulay hirshabeelle .

Dadkii iska lahaa deegaanka wey u soo socdaan ee jiingadaha iyo cooshadihiina kaqaata meesha.

22/04/2023

Buunkaan hadii la yeeriyo cid baa cararta .

Yaaqbiriweyne oo xor ah insha allah.

20/03/2023

Dhallinyarada u dhalatay digil iyo mirifle ee kusugan degmada wanlaweyn ayaa loo diiday kamid noqoshada ciidanka cusub ee danab taas oo ay qoristiisa wadaan saraakiil katirsan xoogga dalka.

Iyadoo dad aan u dhalanin koonfurgalbeed iyo degmada wanlaweyn laga soo raraayo gobolo kale.

Odayaasha dhaqanka ayaa baaq u diray madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka odawaaa yuusuf raage.

15/03/2023

Madaxweyne laftagareen oo baydhabo kusoo dhaweeyay ra'iisul wasaare Xamse iyo wufuud uu hogaaminaayey .

Sida wanlaweyn loogu kala badan yahay looguna kala dhaqaalo soo gelis badan yahay waa tan cadeynteeda.
13/03/2023

Sida wanlaweyn loogu kala badan yahay looguna kala dhaqaalo soo gelis badan yahay waa tan cadeynteeda.

11/03/2023

Wiil majeerteen ah oo u faanaaya wiilal jareerweyne ah 😁😁

08/03/2023

Ciidamada kasoo jeeda qowmiyada digil iyo mirifle oo beegsi lagu hayo .

Ciidamo deegaan ahaan kasoo jeeda degmada wanlaweyn una dhashay beesha Raxanweyn ayaa waxaa beegsi cad kuhaaya nin lagu magacaabo halac oo ah taliye katirsan ciidamada kahowlgala wanlaweyn.

Taliyahan ayaa heyb ahaan kasoo jeeda habargidir wuxuuna u dhashay Galmudug.

Xildhibaan qaasim oo ka tirsan xildhibaanada koonfurgalbeed oo kahadlaaya 2kamid ciidamada degmada wanlaweyn oo si sharci darro ah ugu xiran magaalada muqdisho.

25/02/2023

Degmada waajid
Gobolka bakool
Dowlada koonfurgalbeed

Iskuulada waxbarashada.

2023

22/02/2023

Xasan sheeq maxamuud vs ismaaciil cumar geelle

19/02/2023

Askari wacdinaaya askar kale

19/02/2023

Gudoomiye kuxigeenka degmada wanlaweyn mudane haashim

17/02/2023

Qalbiga allaha inoo xasliyo .

Qur'aan cod macaan lagu laray.

16/02/2023

Beesha habargidir oo ah beesha ugu xilalka sareysa kaheysa alshabaab .

Waa kuwaan 6 nin ee ugu sarreysa iyo beelaha ay habargidir kayihiin

13/02/2023

Tilmaanta uu leeyahay qabiilkaada meeshaas kadhageyso 😁😁😁

12/02/2023

Qabiil kasta iyo naaneysta loo yaqaano 😁😁

11/02/2023

Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Madaxtooyada kumeelgaarka ah ee dowlada koonfurgalbeed soomaaliya.

10/02/2023

Ciidanka danab ee wanlaweyn tababarka loogu soo xiray .

09/02/2023

Awoodii soomaaliyada h**e lahaan jirtay .

08/02/2023

Ra'iisul Wasaare Xamse ayaa ku dhawaaqay in Dugsiga Tababarka Danab ee balidoogle degmada wanlaweyn kuyaala loogu magacdaray Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuurre) oo ahaa taliye kuxigeenkii ciidanka danab kaas oo dhintay.

Taliyaha loogu magac daray xerada ayaa deegaan ahaan ka soo jeeda gobolka hiiraan .

Reer wanlaweyn ma aqbali doonaan in magacii balidoogle labadalo ???

07/02/2023

Nabadaa naas la nuuga leh

Walaalaha kudagaalamaya laascaanood nabad ayaa anfacda .

06/02/2023

" alshabaab, al-itixaad , maxk**adaha , xisbul islaam dhamman waxaa iska leh oo sameeyay hawiye iyo daarood "

" Digil iyo mirifle hal wax oo dhib ah dalkan uma geysanin "

Xildhibaan mahad cabdiraxmaan( taliye shub).

05/02/2023

"Digil iyo mirifle waa dad nabada jecel isbaarana looma dhigan karo maamulkooda "

madaxweyne cabdicasiis laftagareen

04/02/2023

Xasuustii : axmed mooge liibaan
Heestii : waadiga dugsiyada

04/02/2023

"Digil iyo mirifle janaraalo ma dhalaan waxey dhalaan dablayaal "
Cajiib

03/02/2023

Gabdho la garaacaayo si loo guursado

02/02/2023

Muuqaal kooban oo wanlaweyn kusaabsan

Raxanweynimo
31/01/2023

Raxanweynimo

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when haakaw media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share