Taariikhdii Axmad Fiqi

  • Home
  • Taariikhdii Axmad Fiqi

Taariikhdii Axmad Fiqi N

DARWIISHTA IYO ABGAAL MAXEEY WADAAGAAN.
01/02/2023

DARWIISHTA IYO ABGAAL MAXEEY WADAAGAAN.

Taariikhda Beesha Owbakar ee Abgaal

Daawo.
01/02/2023

Daawo.

Taariikhda Beesha Abgaal Owbakar Xaaji Axmad Fiqi part 1

https://youtu.be/HwP91PJuuZ8
01/02/2023

https://youtu.be/HwP91PJuuZ8

Xarrigii, fikashadii iyo noloshii HOBYO ee XAAJI AXMED FIQI.Taxane saddex qayboodle ah.-Taariikhdu waa marag.

Part 2. Shiikh axmed fiqi Abgaal.
01/02/2023

Part 2. Shiikh axmed fiqi Abgaal.

Fashilkii CANJEEL TALOWAA. iyo saddex qayboodle ah.-Taariikhdu waa marag.

. Shiikh axmed fiqi oo ahaa.mudulood abgaal,     party 1.
01/02/2023

. Shiikh axmed fiqi oo ahaa.mudulood abgaal, party 1.

Taariikhda XAAJI AXMED FIQI iyo isbarashadii SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN.Taxane saddex qayboodle ah.-Taariikhdu waa marag

Taariikhdii *Xaaji AxmadFiqi* iyo Gumeestihii *British*kii* aas aasihii dowladii *Daraawiish* Qeebta koowaad part 1.    ...
29/12/2020

Taariikhdii *Xaaji AxmadFiqi* iyo Gumeestihii *British*kii* aas aasihii dowladii *Daraawiish* Qeebta koowaad part 1.
(1-) *Xaaji Axmed Fiqi* Wuxuu ku dhashay Gobolka Hiiraan Sanadkii 1856, wuxuuna kasoo jeedaa beesha *(HARTI ABGAAL OWBAKAR* Hoydiisna waxeey aheeyd beesha gugundhabe jijeele.
*XAji axmad fiqi* Awoogiis 7daad ayaa wuxuu kasoo haajiray *cadale iyo Adan yabaal* kadib Markii wiilasha reer IMAAM yaquub isku qabteeyn isku dagaaleeyn saldalada boqortooyo iimaamnimo qofkii lasiin lahaa, 4ta wiil ee ilmo Xasan yaquub oo kala ahaa *1-Maxamad Xasan yaquub , 2-maxamuud Xasan yaquub, 3-Arwaaq Xasan yaquub iyo 4- Diimaale Xasan yaquub,* odayaashii dhaqanka wagaas ee *Abgal* waxeey siiyeen ama duubeeyn saldalada imaamnimo wiilka ugu yaraa ee ilmo Xasan yaquub ee diimaale, kadib waxaa carooday xanaaqay 2bada wiil oo waaweynaa oo kala ahaa maxamad xasan yaquub iyo maxamuud xasan yaquub, lakiin arwaaq xasan yaquub wuu iska sabray wuu iska joogay, kadib 2da wiil oo caroodeeyn waxeey u haajireeyn dhankaas hiiraan , halkaasna waxa kusoo dhaweeyay beelaha d**o hiiraan sida baadi cade, jijeele shiikhaal, xawadle, ceer , gaaljecel weeyna usheegeeyn qisadii dhacday, waxaa dajiyay oo gabdho siiyeen oo waliba dagaan siiyay beesha jijeele oo xidid noqdeeyn, sidaas aya sababtay inuu *Xaaji Axmed Fiqi* ku dhashay hiiraan, maant beesha owbakar yaquub waxeey ladagaan beelaha reer hiiraan sida gaaljecel jijeele reer awxasan iyo waliba ogadeen Ethiopiya ilaa dhoowr qarni ayee dagan yihiin owbakar Yaquub ka d**o hiiraan ethiopya bakool waxaa loo yaqaanaa *YAQUUB* weey ogyihiin ineey yihiin Abgaal, waxaa loo yaqaan imaamyada carooday, maanta hadad tagtid hiiran ilaa mustaxiil ilaa bakool ilaa Ethiopia waxaa d**o yaquub kuwii kasoo carooday walaahood abgal owbakar gaabane kadib markii lasiiyay boqortooyada walaalkood kayar ee diimaale. *Xaaji axamd fiqi* wuxuu kasoo jeedaa Beesha Maxamad Xasan Yacquub Owbakar harti Abgaal mudulood hiraab. Waxuuna somaliya ka tagay isagoo ah xaafidul Quraan da'diisuna aheeyd 17 sano, wuxuu raaxay wadaado usoco xijaas umul khura maanta somali u taqaan sacudi arabia,si uu usoo guto 4ta madhab iyo carabiga uga soo barto *(UMULQURAA AL XIJAAS) sanadii 1874* . .. Markuu Xajka dhamaaday barashada diinta ayuu sii watay, muddo kadib wuxuu raacay xujay u socota ArdulShaam iyo Dimishiq. Wuxuu Makah kusoo noqday sanadkii 1893 wuxuuna kusoo takhasusay 'Fiqiga' waana sababta loogu bixiyay 'Axmad AlFaqih' oo Somalia looga yaqaan 'Axmad Fiqi' Wuxuu kusoo celin jiray casharka uu Xaramka ka bixiyo Shekh Maxamed Saalax [Suudaani] muddo laba sanadood ah. Qeebta labaad ilaa 5naad waaa lasoo wadaa, book ayaa lagu wadaa hooshiisa. Taariikhdan waxaa laga soo xigtay dhashii reer *AxmedFiqi..""""""""""""""""""""""""""""" **GABAY YADII WAA KAN** . Halkan waxaan kusoo gudbninayaa gabaydii ku soo arooray **Xaaji Axmad Fiqi*"Kolkii khilaaf soo kala dhexgalay **Sayid Maxamad Cabdule**oo ahaa *(*OGAADEEN BAHGARE)** iyo **Xaaji Axmed Fiqi** oo ahaa *(*HARTI ABGAAL OWBAKAR)* oo waliba xidid ahaayeen oo kala qabeeyn gabar iyo hooyadeey oo **Dhulbahante**udhasheeyn marwooyin kaas ee kala qabeeyn *Axmed fiqi* iyo *sayid ka* kadib markii doowladii **daraawiishtii** burburtay ayaa *Sayidka* Gabay ka tiriyay *Axmed fiqi* *Gabaydii* ku soo arooray waa
*(1) *Axmed fiqi* sadaqo ogama helin sooryadeydiiye, ' ninka sidaani ii galay waa seedigey run ahaye, xaajidaan siday noqon waa seema lagu reebye. Waa gabay siyadka tiriyey kaddib Axmed fiqi iyo asaga khilaaf soo kala dhexgalay. Taariikhda ma tiranto ee ayadaa is qorto.. * **(2) * *Gabay ga labaad waa*
War suudoow sadkaa waa janee samac kalaankega

Salaama ala yeelyoow adaan saakin kuu ahaye

Soowd kaan kuleeyahayna yuu salabka kaaraacin

Sulux caana geel sogob lagalay sarrara geedeysan

Nimankaan sareedada uwaday saadka iyo quudka

Nimankaan sidaay doonayaan sahal uuyeelaayay

Gabdha wada saruura ah ragaan soowjad ugu yeelay

Ragan samaca maadhiinka iyo saanada ubuuxshay

Sarsarkooda nimankaa dagay iyo suuqa gurigooda

Markan aniga saari unoqday beey sir ilagoobeen

Waxa saatan iigalayna waa seedigeey run ahe
Sare namadhex ook faarixii seeriga ululaye
Sugina meeynin qoritoow in uu suuqya iitumane

**Axmed fiqi**sawaab kagama helin sadaqadeeydiiye
Saxiibkii aan yeeshaaba waa sayma lagureebye

02/10/2020
02/10/2020

.mm

01/10/2020
01/10/2020

Asc

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taariikhdii Axmad Fiqi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share