Magool Media

Magool Media Waani, Waanadu waxay anfacaysaa kuwa muuminiinta ah

Jumca wngsan Dhamaan dadka degelkan kuxiran,Maantay waa maalin wayn, sida suubanaheenu inoo sheegay, waa maalin ay kujir...
06/09/2024

Jumca wngsan Dhamaan dadka degelkan kuxiran,

Maantay waa maalin wayn, sida suubanaheenu inoo sheegay, waa maalin ay kujiraan saacad Alle kaa aqbalayo ducadaada.

Sidoo kale waa maalin la dhaafo danbiyada yar yar ee kaa dhaca inta udhaxaysa labada jimce.

Haddaba, waxaan idinku dhiiri galinayaa inaad dadaal ugashaan dhamaan fursadahaas kujira maalinkan barakaysa.

#جمعةمباركة

13/08/2024

Shaxaadka iyo waxay diinteenu ka qabto, waxaa inoo soo jeedinaya Sh Mohamed Abdi Umal
"Shaqaa sharafleh shaxaadna waa ceeb"

19/02/2024
13/10/2023

Sh Xasaan muxuu kayiri Duulida wadaada iyo waxa ay caamadu ka aamin san tahay arrinkaas

13/10/2023

Duco qiiro leh oo uu jeedinayo Sheikh Usaamah Khayyat oo ku saabsan Masjidka Al Aqsa iyo Falastiin ee Masjidka Al Xaram inta lagu guda jiray Khudvadii Jimcaha.
Inside the Haramain

30/09/2023

Arrin mudan in lagu cibro qaato "Ilaahaw ii danbi dhaaf"

21/02/2023

Fadliga Bisha Shacbaan | Sh Maxamuud Shibli

Send a message to learn more

Asc Jumca Wanaagsan, Dhammaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee halkaan kuxiran.Fadliga maalin jumcaha waxaan rajaynayaa ina...
27/01/2023

Asc Jumca Wanaagsan, Dhammaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee halkaan kuxiran.

Fadliga maalin jumcaha waxaan rajaynayaa inaan uga faa’iidaysano Salliga xabiibkeena Muxamed SCW
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

Address

Garowe

00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magool Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Magool Media:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share