Musalsalka Haboon Season Labaad

  • Home
  • Musalsalka Haboon Season Labaad

Musalsalka Haboon Season Labaad ku soo dhawaw musalsalka haboo season labaad
halkaan ayaa ka heleysaa page fallow garey

Bilowga Jaceylka.Waxay ahayd maalin sida caadiga ah u bilaabatay markii Ali iyo Nafisa isku arkeen dugsiga. Jacaylkooda ...
16/09/2024

Bilowga Jaceylka.

Waxay ahayd maalin sida caadiga ah u bilaabatay markii Ali iyo Nafisa isku arkeen dugsiga. Jacaylkooda wuxuu ahaa mid qurux badan oo ka dhashay saaxiibtinimo iyo is faham. Nafisa waxay ahayd gabar daacad ah oo qoyskeeda iyo qaraabadeeda jecel, laakiin si kalgacal leh ayey ula dhaqantay Ali. Wuxuu ahaa mid si qoto dheer u kasbaday kalsoonideeda iyo jaceylkeeda, isagoo markaas muujiyay inuu yahay qof ay mustaqbalka la wadaagi karto.

Qalbiga Nafisa Oo La Jeexay

Sidaas oo ay tahay, noloshu marar badan ma siiso dadka wax walba oo ay doonayaan. Jacaylkii quruxda badnaa ee dhexmaray Ali iyo Nafisa wuxuu bilaabay inuu isku beddelo mid ay mugdi galisay khiyaano iyo daneysi. Ali, oo aan runta u sheegan gabadha ay isku jaceylka ahaayeen, wuxuu xiriir qarsoodi ah la sameeyay gabar kale. Nafisa waxay ahayd qof aad u daacad u ahayd, iyada oo xiriirkeeda dartii uga go'day qoyskeeda iyo qaraabadeeda, iyadoo u hurtay wax walba oo ay heli karto si ay ula noolaato Ali.

Xaaladda Soo Huurasho

Nafisa waxay isku halleyneysay jacaylka Ali, laakiin si lama filaan ah ayay xaqiiqdu isugu soo baxday. Maalintii uu go'aansaday inuu qiyaano uga dhigo gabar kale ayaa waxay aheyd maalinta ay dunideeda burburtay. Nafisa waxay dareentay in nolosheedu aanay lahayn wax macno ah, iyadoo noqotay qof si buuxda ugu waashay murugada iyo niyad-jabka ay ka qaaday qiyaanada. Waalideedii iyo qoyskeedii waxay isku dayeen inay badbaadiyaan, balse Nafisa waxay gaartay xaalad laga naxo oo ay maskax ahaan burburtay.

Xafladdii Fool-xumada

Xaaladda Nafisa ayaa marar badan ka sii dartay ilaa ay gaartay heer ay ku kacdo ficillo aan la rumeysan karin. Maalintii xafladda arooska ayaa la soo gaaray, waxaana lagu casuumay dad badan. Nafisa, oo xaaladdeeda caafimaad ay kasii dartay, waxay bilowday inay dharka ku tuurto dadkii soo xaadiray xafladda, iyadoo si buuxda u muujinaysa waalida ka dhalatay qalbigii la jeexay. Xilligaas waxaa muuqday in Nafisa aysan caadi kusoo noqon karin, ayna xaaladdeedu tahay mid laga naxo.

Nabsiga Ali

Ali, oo ah qofkii sababay dhammaan burburkaas, ma uusan ka fakirin natiijada ficilladiisa. Wuxuu Nafisa ku qiyaamay gabadh kale, isagoo ka faa’iideysanaya kalsoonidii ay siisay iyo jacaylkii ay u qaaday. Gabadhii uu ku qiyaamay waxay noqotay mid burburtay, waalatay, oo qoyskeedii iyo qaraabadeedii ka go’day. Inkasta oo Ali uu isku dayay inuu ka fogaado mas’uuliyadda, haddana nabsigu wuxuu leeyahay hab lagu soo laabto qofka uu gefka ku dhacay.

Gunaanad

Qisada Nafisa iyo Ali waxay ku dhamaatay si xanuun leh oo ka turjumaysa nolosha murugada iyo qiyaanada jacaylka. Nafisa waxay noqotay qof waashay oo maskax ahaan iyo jismi ahaanba burburtay, halka Ali uu noqday qof dambi uu ka galay qof daacad u ahaa oo uu ku qiyaamay si naxariis-darro ah. Qiyaanada jacaylka waxay keentay in Nafisa ay noqoto qof aan dib ugu soo laaban karin nolosheedii h**e, halka nabsiga uu markaasba daba socda Ali oo mar kasta ku xasuusin doona gefkiisii.

Waxaa qisadan laga bartay in jaceylku u baahan yahay daacadnimo, dulqaad, iyo faham. Qof kasta oo qiyaano iyo khiyaano ku dhaqma, wuxuu la kulmi doonaa natiijo xanuun badan oo ka soo daba timaadda, nabsiga oo ah mid soo daaho laakiin aan hadho.lahyn,👍 (sorry Nafiso).

Magaalada beledweyne ee gobalka Hiraan Wali matagtay Beledweyne ?Apdinaasir Show
21/07/2024

Magaalada beledweyne ee gobalka Hiraan

Wali matagtay Beledweyne ?

Apdinaasir Show

Waxaa maanta la la'yahay walaalkeen      markii ugu war dambeysay waxa uu joogay bada liido, allaha subxanahu watacaalaa...
19/04/2024

Waxaa maanta la la'yahay walaalkeen markii ugu war dambeysay waxa uu joogay bada liido, allaha subxanahu watacaalaa waxaan ka baryeynaa isagoo nabad qaba inuu qoyskiisa kusoo celiyo.

Kala soo Xariir Number : 612665544 ama 610407205

Dalka Nigeria Nin afar xaasle ah ayaa Farxad ciida Kula Dabal dagay Afartiis xaas & 30 Caruur ah uu dhalay ."Apdinaasir ...
12/04/2024

Dalka Nigeria Nin afar xaasle ah ayaa Farxad ciida Kula Dabal dagay Afartiis xaas & 30 Caruur ah uu dhalay ."

Apdinaasir Show

Nin xaaskiisa uga shakiyay markuu shaqada jiro ayadana inay Xaafadaha wareegto.Ninkii: Qaalii xagee joogtaa?Xaaska:Gurig...
09/04/2024

Nin xaaskiisa uga shakiyay markuu shaqada jiro ayadana inay Xaafadaha wareegto.

Ninkii: Qaalii xagee joogtaa?

Xaaska:Gurigaan joogaa xaaji

Ninkii:ma hubtaa?

Xaaskii:haaa

Ninkii:bal mashiinka cabitaanka lagu shiido daar aan ogaadee inaad joogto xaafada

Xaaskii:mashiinka ayay shidaysaa kurugkurugkkrrrrr

Ninkii:haye qaali kheyr badan nabad galyo

Maalin kale ayuu soo wacay Ninkii:ku aaway xagee joogtaa?

Xaaskii: Guriga nh

Ninkii:ma iga hubtaa?

Xaaskii: haa

Ninki:haye daar hee mashiinka cabitaanka lagu shiido

Xaaskii:waxay shidaysaa mashiinkii asagana sameecada ayuu ka dhagaysanayaa kikrrrrkkkr

Ninkii:nabad galyo qaali

Maalin kale wuxuu go'aansaday ayadoon ogeyn guriga inuu tago,, wuxuu arkay wiil yar uu dhalay oo guriga hortiisa fadhiyo wuxuu waydiiyay aabo aaway hooyo?

Wiilkii wuxuu dhahay ma ogi ayadoo mashiinka cabitaanka lagu shiido wadato ayay baxday🤣

Ninkii meesha ayuu ku suuxay🤣🤣

Apdinaasir Show

09/04/2024

Last saxuur miyaa hada caawa

Apdinaasir Show

03/04/2024

Erayada carabigaa ee soomaaliyoby
Soomaaligoda saxda ah...waa

Saxuur............... Hiraab

Waji....................... Fool

Caqli........................ Xis/garaad

Makhasiin.................... Qol

Qalbi............................... Wadne

Niyad...........,................ Nabdi

Macluumad....................... Wacaal

Duco....................................... Duraansi

Nasiib ................................doobir/ayaan

Qani................................. Hodan.

Dowlad.............................. Talis.

Fursad.....................kansho

Calaamad.............adaan

Sharci......................xeer

Kalmad...............eray

Salaan............bariidin...

Xigasho Muqaal show

Maadadan bal qiyaas🤔Apdinaasir Show
21/03/2024

Maadadan bal qiyaas🤔

Apdinaasir Show

Magaalada Guriceel oo shaaxa laga cabayo saaka. Like saar bage ka Apdinaasir Show
11/03/2024

Magaalada Guriceel oo shaaxa laga cabayo saaka.

Like saar bage ka Apdinaasir Show

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo  Maanta bilowday Dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali macalin daa,ud oo xaaskiisa Luul...
21/02/2024

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo Maanta bilowday Dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali macalin daa,ud oo xaaskiisa Luul ku eedeysan in uu nolosha kugubay.

Maxaad isleedahay waa lugu xukumaya.?

Rugsan Media

Xulka aad taageereyso maanta u saar calaamada dulsaaran.Hirshabeelle wow 😮 Galmudug love ❤️ Adigaa dooqa Leh.Apdinaasir ...
29/01/2024

Xulka aad taageereyso maanta u saar calaamada dulsaaran.

Hirshabeelle wow 😮
Galmudug love ❤️

Adigaa dooqa Leh.

Apdinaasir Show

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musalsalka Haboon Season Labaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share