MIX MEDIA Production - Somaliland News

  • Home
  • MIX MEDIA Production - Somaliland News

MIX MEDIA Production - Somaliland  News La soco Wax walba
(1)

13/02/2023

Wahaabiyiintii Kenya oo IGAD isu bedelay,
______________________________________________
Ogaadenkii Nairobi colaada qabyaaladeysan ugu shirayey Somaliland oo sheekadii lagu fahmay.
----------------------------------------------------------
- Umar iyo kooxdiisu Jigjiga iyo Gaarisa in ay axaaro iyo kukuuyo ka taliso raali bay ka yihiin. Laakiin Somaliland oo Muslin ah dhuleedina ka talisa waxa yidhaadeen ha ka baxdo laascaanood.
- Hawiye oo waxbadan fahmay ayaa u jawaabay intaan Somaliland weli ka hadal.

Allaha u naxariisto ,  waa kuwii uu Xijaar Xamar ka soo diray.----------------------------------------------------------...
12/02/2023

Allaha u naxariisto , waa kuwii uu Xijaar Xamar ka soo diray.
----------------------------------------------------------------
Brigadier General Carabey, who was one of the Somali military commanders, was killed by the Somaliland forces in the Laascaanood battle. He recently came from Mogadishu to participate in the ongoing Laascaanood war.
Other troops sent by Somalia to Lasanod also perished in the war.

12/02/2023

Muwaadin runta u sheegay Beesha Dhulbahante ee la khalday - Laascaanood (Somaliland)
------------------------------------------------------------------
- Danta dhulbahante yaa wada? Ma Somaliland, Majeerka, Mise Ogaadeenka?

The Dhulbahante Clan Will Never Have Their Own State-----------------------------------------------------Not only is the...
12/02/2023

The Dhulbahante Clan Will Never Have Their Own State
-----------------------------------------------------
Not only is there no legitimate Puntland claim to Sool given that the international community recognized Somaliland’s borders decades before Puntland came into existence, but the notion that the Dhulbahante could have a viable state is a belief backed by geography and demography.
A Dhulbahante state would be dependent on Somaliland for trade and food.
Dhulbahante leaders might incite violence, but they do their members a disservice by allowing them to become fodder for a fight instigated by outside forces for outside reasons. Nor are Dhulbahante complaints about Isaaq domination valid:
The Somaliland government regularly includes multiple Dhulbahante figures in senior government roles. Somaliland’s Parliamentary Speaker Abdirazak Khalif Ahmed, for example, is Dhulbahante, as is Suleiman Yusuf Ali, the minister of information and national guidance. Several deputy ministers and directors-general are Dhulbante and they have multiple members of parliament.
That Dhulbahante clan chief Garad Jama Garad Ali denied the presence of terrorists in the region as Al Shabaab attacked a Somaliland barracks, hemorrhages his credibility and raises questions about his own complicity with extremism. To enable Garad to establish any autonomous entity would be to create a terror safe haven, essentially a Somali equivalent of Pakistan’s ill-fated Malakand Accord.
https://www.19fortyfive.com/2023/02/americas-diplomatic-neglect-compounds-somalia-fighting/

11/02/2023

Ciidanka Federalka Ethiopia oo ciidamadii Mustafe Cagjar kala wareegaya xuduuda Ethio & S.Land

11/02/2023

Qosolka maanta 😄😄😄
Kaftanka Laascaanood - "Beesha Isaaq oo Salaad loo tukaday"
----------------------------------------------------------------------

11/02/2023

Cod kale oo la helay
----------------------
Maamulada Ogaadeenka ee ku hoos jira Xabashida iyo Kenya ayaa ahaa kuwa bilaabay colaada iyo fidnada ka taagan Laascaanood iyagoo adeegsanaya oo iska h**eysiinaya dad wax ma garata ah oo u dhashay Gobolkaa Sool dibed wareegna ahaa.

Ujeedada ugu weyn ee ay leeyihiina ay tahay cadaawada ay u hayaan Beel ka mid ah beelaha dega Somalilandn (Isaaq) oo ay ugu soo gabanayaan beesha Dhulbahante ee somalilanderka ah.

Xasadnimada loo qaadey Somaliland waa horrumarka ay gaadhay iyada oo aan weli la aqoonsan.

Dano kale ayey fulinayaan. -----------------------------Garadadani waxay fulinayaan Shirkii Jigjiga, h**e ayaan idiinku ...
11/02/2023

Dano kale ayey fulinayaan.
-----------------------------
Garadadani waxay fulinayaan Shirkii Jigjiga, h**e ayaan idiinku sheegay. Waa isku mid labadooduba, midina weerarka ayuu wadaa midina inuu hosaasiyo xukuumada oo uu kolba gogol dhigo ayaa loo xil saarey, taladana iyagu ma laha ee waxaa laga hagayaa Jigjjiga, Nairobi, Garowe oo mudo badan laga soo shaqeynayey.
Sidaan arkayo 2da Garaad midkoodna caqli uma saaxiib aha amaba laguma oga, waayo waxay fulinayaan dano Ogaadeen iyo Majeerteen oo adeegsanaya dhubahante in dabka lagu shido, la qixiyo, magaalooyinka laga burubriyo. Isla markaana ay badabaado Garoowe.
Xabad joojin ka hirgeleysa dhulkaasi jaaniskeedu aad buu yaryahay, Waayo waxa loo socdaaa waa in leysku diro Somaliland dhexdeeda oo caalamka loo tuso in ay dad leynayso, shidaalkeeda aaney la soo bixin, aqoonsi aaney helin, doorashooyina aaney qabsan.
Xukuumada Somaliland iyo sirdoonkeedu aad bay u dhayalsadeen arintan inkastoo aan Somaliland waxba la yeeli karin hadana waa in shacabka Somaliland mideyso oo loo gurmado dadkii ka qaxay Laascaanood ee muwaadiniinta ahaa.

Good.  Xabad joojinta xukuumadu ku dhawaaqdaya waa talaabo la sugayey . Kooxihii fidnada waday koley joojin maayaane ha ...
10/02/2023

Good. Xabad joojinta xukuumadu ku dhawaaqdaya waa talaabo la sugayey . Kooxihii fidnada waday koley joojin maayaane ha loo dul qaato si shacabkii u soo noqdaan. Graadadii bal waxa ay ku hadlaan aad eegno.

10/02/2023

Sheekh Umal ayaa weerar Qabyaaladeysan ku qaaday arimaha gudaha ee Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=L_3R9vAg-_o
------------------------------------------------------------------
- Wuxuu been ka sheegay Somaliland oo aan madaafiic aan ku garaacin Laascaanood oo ilaa xad loo tudhay.
- Wuxuu run mooday sawiradii CBB- da wareejinayeen ee dhakhtarada Yemen iyo Ukraine ahaa.
- Kamuu hadal in DDS lagu soo daro Somaliya, lakii wuxuu yidhi Laascaanoow Soomaaaliweyn ha lagu daro.
- Kamuu hadal inuu Mustafe Cagjar gumaado jaarsoda iyo dirka Ethiopia. Ciidamand ku soo guray Laascaanood.
- Kamuu hadal Alshabaabka laascaanood ka soo buuxsamay.
- Wuxuu ree sool ugu baaqayaa calankii sheydaanka , kii towxiidka ee Somalilandna ka fogeeyey.

We have international terrorist, AlShabab and local militia organisations killing people in the city & using fabricated ...
10/02/2023

We have international terrorist, AlShabab and local militia organisations killing people in the city & using fabricated images/pics from Yemen, Ukraine, Palestine.

10/02/2023

"Dagaalka ku socda Somaliland waa mid 3 weji leh oo laga maamulo Jigjiga, waana mid qorshe fog laga leeyahay"
---------------------------------------------------------------
Gabadh uu dhalay (AUN) Generaal Galaal ayaa mar kale uga digtay khatarta ku soo fool leh Somaliland ee ay wadaan kooxdii Farmaajo ee Ethiopia degen.
Ina Galaal waxay h**e ugu digtay Somaliland bishii Decenber 2022 intii aanuu dhicin shirkii Jigjiga oo ay kashiftay qorshaha colaada ah ee ay wadeen kooxdii Farmaajo oo isku uruursatay Ethiopia, hase yeeshee cide dheg jalaq uma siin. Sidii ay sheegtay ayeyba u dhacday.

Dhegeyso waxyaabaha kale ee ay inala wadaagtay maanta.

10/02/2023

CBB-dii cadowga ku ahayd Somaliland oo beentoodii la kashifay.

Argagixisadu waxay ka soo horjeedaan iskaashiga uu Maraykanku la leeyahay Somaliland & dalalka kale ee Geeska Afrika.  S...
10/02/2023

Argagixisadu waxay ka soo horjeedaan iskaashiga uu Maraykanku la leeyahay Somaliland & dalalka kale ee Geeska Afrika.
Si loo ilaaliyo qiyamka caalamiga ah, Maraykanku wuxuu u baahan yahay inuu caawiyo dimoqraadiyada cusub oo ay khatar ku yihiin argagixisadu.
Wadamada HoA waa inay sidoo kale si wadajir ah ula dagaalamaan xagjirnimada.

09/02/2023

Falanqeyn - Xaalada laascaanood - Part 2
------------------------------------
Khubaro iyo Mujaahidiin ka hadlay Daagaalka Laascaanood (Somaliland)
------------------------------------------------
- Kaalinta xukuumad, maxaa ka khaldamay?
- Kaalita Garaadada, maxay qarsanayeen? Argegixiso?
- Muxuu xalku yahay imninka?
- Maxay xukuumadu afhayeen la'aan u tahay?

09/02/2023

Kuwani waa kuwii Argegixisada Laascaanood (Somaliland) soo gashay taageerayey ee CBB-da ahaa. Ha loo miiso habaarka oo aamiinta u badiya. 😃😀😀

09/02/2023

Wanted Al-Shabaab terrorist Abdi Madobe calls for Jihad against the Somaliland government.
----------------------------------------------------------------------
Argegixisada Caalamiga ee isku uruursaneysa Laascaanood markii xukuumada Somaliland ka baxday. Caalamku wuu la socdaa argegixisadaa.
---------------------------------------------------------------------
- Garaadkii Jigjiga ka sheegay inuu Laascaanood ka bilaabayo
dagaal iyo Argegxiso iskaashanaya oo shacabkii barakiciyey.
- Sirdoonka Somaliland iyo kuwa caalamka oo iskaashanaya ayaa
si dhow ula socda argegixisada afduubtay shacabkii Laascaanood.

Hadalkaasu waa dhab.  Argegixiso.
09/02/2023

Hadalkaasu waa dhab. Argegixiso.

09/02/2023

Garaadadu maxay u ogolaadeen in ay argegixiso soo gasho Laascaanood - Somaliland.
---------------------------------------------------------------
- 3 asbuuc ayaa laga suagyey inay wadahadalka soo fariistaan.
- Lakiin waxay bilaabeen dahaal iyagoo soo xereystay Argegixisadii frixadka ahayd iyo ciidamo DDS ah iyoP/Land.
- Maxaabiista waa in loo soo bandhigo beesha caalamka oo la maxkamadeeyo.

08/02/2023

Ciidanaka Somaliland waa u diyaar Argegixisada ka soo weerartay Somaliya, DDS (Ogadeniya) iyo Maamul Goboleedka Puntland.
------------------------------------------------------------------
https://www.youtube.com/watch?v=zCkqPhhN6QQ
- Dhamaan Somalilanderska waxaa laga doonayaa inay garab
istaagaan Ciidamada Qaranka ee la dagaalamaya cadowga iyo
argegixisada ku soo dhex dhuuntay muwaadiniinta ku nool
Laascaanood iyo nawaaxigeeda.
- Shacabka Laasccaanood waa inay iska ilaaliyaan alshaabka
Firxadka ah ee sida qabiileysan ugu soo dhex dhuumanaya
aqaladooda.
- Hambalyo guulaha ay ka gaadheen difaaca Dalka hooyo.

08/02/2023

Daawo Maxaabiistii ay Somaliland qabatay ee ay soo direen Mustafe Cagjar (DDS) iyo Siciid Deni.
______________________________________________________________
- Waxaa dhowaan loo soo bandhigi doonaa Beesha Caalamka oo og in Laascaanood argegixiso iyo shisheeye soo weeraray.

07/02/2023

ILa qosol 😄😄😄

Iskuulka ay ka soo bexeen Saxaafada Somaliland. 😀😀

07/02/2023

Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ayaa dagaalo ay dad ku dhinteen ka dhacay Shaley.
Ciidamo taabaxsan Siciid Deni iyo Maleeshiyaad diidan inuu mudo korodhsi sameeyo oo doorasho diid ah ayaa ku dagaalamay Garowe.
Warbixinta dhegeyso.

07/02/2023

Kaftanka Laascaanood 😃😃😀
- Garaadkii baxsadey -

For Immediate Release: The Republic of Somaliland Council of Ministers' statement regarding the situation in Las'Anod.
06/02/2023

For Immediate Release:
The Republic of Somaliland Council of Ministers' statement regarding the situation in Las'Anod.

06/02/2023

Falanqeyn - Xaalada laascaanood
-------------------------------------
"Somaliland oo loogu baaqay iney si degdeg ah Shirka Laascaanood u soo afjarto"
https://www.youtube.com/watch?v=YMv-tLUwITg
------------------------------------------------------------------
- Dagaalkii saaka ee Arrgegixisadu ku qaadey Ciidanka S/Land.
- Garaadkii nabad diidka ahaa ee shacabkii qixiyay

06/02/2023

Garaadka Nabad diidka ah oo Dagaalkii uu shirkii Jigjiga ee Mustafe Cagjar u fidiyey kaga dhawaaqay maanta ka fuliyey Laascaanood.

06/02/2023

Argegxisada iyo Dagaal oogayaasha Laascaanood.

06/02/2023

"Garaad magaalada ka bixi karaa ama ka baxsan karaa ma jiro" sidaa waxa yidhi garaadkan.

06/02/2023

Argegxisadii SSC iyo Alshbaab oo iskaashanaya ayaa weerar ku soo qaadey Laascaanood. Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa difaacay oo si buuxda gacanta ugu haya Laascaanood

DEGDEG: Last night   Government received intel that SSCTerrorists were planning to ambush and attack the   delegation wh...
06/02/2023

DEGDEG: Last night Government received intel that SSCTerrorists were planning to ambush and attack the delegation who were working on peaceful negotiations.

military is in full control of Laascaanood after neutralising the SSCTerrorists.

Address


2400

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MIX MEDIA Production - Somaliland News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share