The Record of Jareerweyn Abuse

  • Home
  • The Record of Jareerweyn Abuse

The Record of Jareerweyn Abuse Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from The Record of Jareerweyn Abuse, Digital creator, .

20/06/2023
17/06/2023

In 1775, a sharp minded lawyer From Virginia’s Hanover County, whose name was Patrick Henry bravely gave a heart moving speech at Richmond's St. John's Church where all the Virginia’s "who's who" of that day were in attendance. At the time, America was colonized(controlled) by the British. Most of the people, the likes of George Washington, Thomas Jefferson, and Henry were unhappy with the system. One of their main frustrations was that Britain was taxing Americans but Americans didn't have any voice in the United Kingdom’s Parliament. So in 1775 when Patrick Henry gave this speech, it was right before the revaluation erupted and America claimed its freedom.
Today, the words of Patrick Henry crossed my mind as I witness the current situation of the place I call home (Shabeellaha Hoose) If I am given the honor to share with you his words of wisdom, it was written like this " Is life so dear or peace so sweet as to be purchased at the price of chains and slavery? Forbid it, Almighty God! I know not what course others may take, but as for me, give me liberty or give me death"
That's my stance today and that alone should be the mentality of Today's younger generation who are from this region. Life is not so sweet that we have to give up our rights only to live like slaves. We can’t afford to watch our children being mistreated at schools, harassed at playgrounds, and insulted in hotel halls just because of our cowardice. If a young lawyer called the British government's bluff at a time when the British army was very huge in number that the sun couldn’t set on the British empire, we can say “NO” to these immoral land grabbing thieves.
We should say NO to any divisive language that they use and face them with unity. When we talk about SOUTH WEST STATE OF SOMALIA, that's what we are talking about. We are not talking about Rahanweyn or Biimaal or Tuni or Galadi or any other tribe that resides there. We are talking about the people who get their segment of the parliamentary seats from there. We don't call for any unjust war but when the justifiable one comes, we must stand like men and give it all!

11/06/2023

TikTok-leey iyo guri tanag(lamayeeri) eh Maxaa isku tali?

08/06/2023

Marna Hibadaadi Yaan Laguu Xumeyn

Run ahaantii shaqsiga bani'aadanka waxaa lasheegaa labo maalmood in dunida ugu muhiimad badantahay. Maalin waa maalinta uu shaqsiga dhashay uu dunida ku soo biiray Maalina waa maalinta uu ogaaday hibada eebe ku maneestay oo ey tahay mid manadeedi ku looga gonleeyahay in admiga intiisi kale looga adeego.

Badanaa dunida maanta jirta dadka waxaa indha sarcaadiyay dhaldhalaalka aduunka. Dhaldhalaalka aduunka maanta waxaa loogu talagalay in aadanaha gaal iyo muslim lagu indha sarcaadiyo si aysan u noqon kuwa isxisaabiyo lana xisaabtama cida ey hogaanka u dhiibteen. Marka aad waqti u heli weydo inaad ogaato waxa eebe kugu maneestay oo aadanaha kale aad kaga duwantahay inaad ogaato, waxaa xaqiiq eh in aad haye raac ahaaneyso oo isku dayeeso nolashaadi inaad ku maareyso xirfad aadan xoogeedi laheyn taasoo nolashaadi ka dhigeyso mid aad u dhib badan.

Su'aasha qofwalba fahankiisi fiicanyahay is weydinaa ayaa waxey tahay sideen ku ogaan karaa wuxuu eebe igu maneestay? Waxaa jira imtixaano gaagaaban oo lagu talagalay iney ku sahlaan saad ku ogaan laheyd waxa eebe uu dadka kale kagaga hiiliyay markey noqoto xirfad. Lakiin midaas dadka badanaa ame waqti uma heeyaan ame fahamkiisaa aad u adag. wadada kale oo kuu furan ayaa ah adiga inaad sameyso dib isugu laabasho ame is xisaabin adigoo niyada ku haayo inaad baadi goobeyso shay si sahlan oo dhib la'aan aad ku sameyso hadane hadaad lacag dul saarto aadanaha intiisi kale diyaar u yihiin iney kaa iibsadaan.

Tusaale, hadey jirto inaad aad u jeceshahay karinta cuntada aadan aheyn shaqsi ka caga jiida marka ey taagantahay amuuraha jikada waxaa xaqiiq ah eebe inuu kugu talagalay adoomihiisi inaad quudiso marka waxa ey dhibka ka dhalaneysaa ayadoo minadaas heysto markaad ditoornimo aad ka doorato. Waa run dhaqaatarnimada lacag ayey leedahay lakiin hadeysan aheyn wax eebe kugu maneestay waxaa dhab ah maalin walba adigoo dhibsanaayo inaad goobtaadi shaqo caga jiid aad ku tagto taasoo ah ciqaab shaqsiyadeed oo adiga isugula kaceyso.

Marka, marlabaad iyo mar sidaxaad jiilka cusub waxaan ku dhiiri galineynaa in eysan ku kadsoomin dunida maanta oo ah mid dadka cadceed ka saarta nolasha qeybaheedi muhiimka ah. Hadii eebe kuu abuuray inaad noqoto qof cowska qurxintiisi yaqaan, noqo mid xoogiisi isugu geeya hibadaas suu isaga dhisi lahaa. Shaqo waxey kugu garab gali maalintaas taagan sidaad uga gudbi laheyd laakiin xirfada eebe ku siiyay markaad adeegsigeedi bilaawdo nolashaadi waxey noqon mid baraara ah. Marka ku dadaal saad u sahmin laheyd eebe wuxu kuu abuuray aadanha inaad u qabato markii laga yimaado cibaadadiisa

07/06/2023

Nin haaran lee hadalkiisi iska hor imaahaa!

07/06/2023

Anoo Hoosoow u jeedo Hibo ma haweysahaa?

Heebsoocabo Anaa bilaawi!

07/06/2023

Cismaanoow mudo dalka ka maqnaayi la yaanan sartii somali airlines meeshi ey ka baxdi aa waxaas iska soo karo” Ma guurti mise Waa la gabagabeeyi gurgii Reer somali airlines?”

07/06/2023

Dukaankii dowlaay deen noogu Daadiroow markiis soo diraa la dibiraaye

07/06/2023

Booskii bilaabjo ku yaali, beytkii aay Batuulo, badalo galeen maloo badali?

06/06/2023

Midib takoor Ame faquuq

Waa run in dalka Somaliya iyo wadama kale oo tira badan ey aad ugu Badantahay is cunsuriyeynta. Inkastoo dalalka kale is faquuqoodi ku saleysan midib sooca hadane Somalia ayaaa ah Mid kusaleysan heybad sooc.

Is cunsuriyeynta dhanwalba Waa Mid dhaliil mudan lakiin Qowmka kan ka dhaqan ayey noqotay marba hadey sidaas tahay sideen uga fal celinaa?

Taladda ugu muhiimsan oo aan wadaagi karo ayaa ah wax walba ey dhacaan inaadan is liidin. In aad u noolaataa non cizi iyo sharaf ka muuqata taas waxey sahleysaa dad kale iney ku sharfaan. Dhibta ugu weyn maanta dadkeeni heysata ayaa ah iney qaateen fikrad xumada laga aaminsanyahay midaasoo ah in eynu nahay adoomo. Qof walba fikradiisi Waa u xur lakiin adiga Ha noqon fikradaas guracan ruux ka dhabeeya.

Is sharaf oo halagu sharfee

06/06/2023

Jamaicanaa jareer laga jeclaadi axmed xirsi ma sheeginoo

06/06/2023

TikTok hortiisa talo Waa toosneed!

06/06/2023

Fiiladii filadeeni galeesi habeenkii la furahaayi faayoow Waa fiirihiisi!

06/06/2023

Lafta gareen fuuqbaxdo Maas fururuqsadi saan fiyoownaan ma ahee?

06/06/2023

Imtixaan darajadiisi la helinoo loo dabaal dagaayo dagaal iyo darbiyaan jiifahaa amey ka danbeyn doontaa?

05/06/2023

Museeuw: Mooradii Buulo mareer musavani mooryaantiis muluf maloogu siiyi

Malaay: Minin dadoow aa malaayiin ku qaadahaa mowd maka raacinoo

05/06/2023

President-gii Reer Beydhabo bulikeeti dhigoowgi baraawe aas ku bilaawi ilaa bariga Waa wadaa!

05/06/2023

Ilaahow gun hanoo humeur marka la leeyay tan laga duceysanaa Waa dhacdadii Boosaaso ka dhacdayoo kale!

05/06/2023

Saan ka warheyno isbuucaan waxa ey dhacdo dadka dhan ka canfariireen ey ka dhacday magaalada Boosaaso. Inkastoo falkaas aad iyo aad looga falceliyay oo maamulka meesha ka arimiyane kaalintiisi ka geestay suu dadka falkaas ku kacay ku soo qaban lahaa aa hadane sua'aasha is weydiinta mudan waxey tahay maxey ka wada simanyihiin dhacdadaan bahdilka, digdigashada, iyo bani'aadan ka bax ka muuqato iyo dhacdadii lagula kacay marxuum Axmed Dowlo?

Inkastoo labada dhacdaba dhowr siyaabood isaga shabahaan waxaa aniga si qaas ah igaga muuqdo labadaba reeraha ku kacay iney yihiin reero aan maqaam sare ku laheyn reeraha ey sheegtaan. Maadaama sidaas ey tahay, dhacdooyinkaan waxa aan ka kororsan karno ayaa ah inkastoo eyba fiicantahay inaan gabi ahaanba iska ilaalino reeraha aaminsan iney reeraha kale ka sareeyaan ayadoo sidaas eh ayaa hadane ey kasii wacantahay inaan si gaar ahaan isaga ilaalino la macaamilka aan la sameyneyno gagaabka reeraha waaweyn maxaa yeelay waxey u muuqataa in ey carada iyo ciilka ey kala kulmaan reeraha ey sheegtaan kala dul dhacaan dadka dulman.

Wabillaahi Towfiiq!

Nasiibkaagi tijaabi waxaa ku guuleestay oo magaciisi nasiib ku soo baxay Yoonis Siidii!Tan mida noo xigto waxey noqoneys...
04/06/2023

Nasiibkaagi tijaabi waxaa ku guuleestay oo magaciisi nasiib ku soo baxay Yoonis Siidii!

Tan mida noo xigto waxey noqoneysaa kaliya xujada qofka inuu page ka member ka yahay. Labadii isbuucba mar insha allah fiiro gaar ah u yeelo!

Congratulation Mr. Yoonis Siidii

04/06/2023

Tan iney soconeynin Waa liska ogaa qofka talada looga dhigaa kaga tusaale ah!

04/06/2023

Jarmalka maxaa ka jirihaa anoo Janaale u jeedo!

04/06/2023

COMMENT KA DHIIBO SAAD QEYB UGU NOQOTO BARNAAMIJKA NASIIBKAAGI TIJAABI OO AAN SHAQSIGA KU SOO BAXAY IDINLA WADAAGI DOONO 2 SAACADOOD KADIB INSHA ALLAH!

04/06/2023

MOORDIILE ILAA MOOYAALE MININKEEY MAAHINOO!

04/06/2023

MUUDEEY: JAREER REER JOWHAR, REER JALALAQSI, IYO REER JANAALE YAA JEESTO KU GAARAA?

MALAAQ: INTA KALE JAJAB MIYAA?

04/06/2023

ADOO MAANTOO DHAN WAX KABOOW IYO KABIHOOW KU JIRTI KISTII HESHI KAWARKA MA GEESI!

04/06/2023

Siyaasi Somali Sankiisi Sababsadi see dhahdeen?
Ilaahaa joogaa!

04/06/2023

Baroonta bariga buuq miyaa?
Kii qeyliyaa qiimo leh!

04/06/2023

Golweyn gayi aan aheyn godhooyaadkeygi goob yaa loogu dhigin!

04/06/2023

Muxuu yahay farqiga u dhexeeya jareerweyne iyo Somali Bantu?

Nuqulka 1aad

Intaan u guda galin qormada maanta waxaad xasuusnaataa muhiimada ugu weyn iney tahay nagala qeyb qaadashada barnaamijka. Jawaab sax eh iyo mid qalad ah ma jirto kaliya waxaa muhiim ah fikirkaaga inaad u cabirto si muujineyso inaad fahamsantahay waxa laga munaaqishoonaayo maxaa yeelay hadii ay dhacdo baqtiyaa nasiibka in uu magacaagi noqdo waxaan dadka la wadaageynaa jawaabta aad noo soo gudbisay. Marka kaliya xasuusnow qormada aad no soo direyso iney tahay qormo ku tacaluqda waxa aan ka munaaqishooneyn.

Maadaama aan maqalno labada arey bixin ee kala ah Jareerweyne iyo Somali Bantu waxaan muhiimad u aragnay in ey tahay inaan ogaano waxa ey ka mid yihiin, waxa ey ku kala duwan yihiin, ame ineysanba is laheyn. Shaqsi walba oo qeyb ka noqonaayo munaaqashidaan waxaan ka rabnaa inuu noo iftiimiyo hadii labadaan erey meel iska shabahaan, meel ku kala duwanyihiin, ame eyba is laheynoo oo labo shey sida cad iyo madoow camal u dhigma.

Markaad jawaab qaadato waxaan kaa rabnaa inaad sababeyso. Waxaan rajeneynaa qof walba inuu noo soo diro macluumaad naga kaafiya suaasha dul hoogaaganeysa labadaan eray. Taas marka laga tago, qof walba intuu nagu qancin karo ayaa na kaafisa is kalifaad ma jirto. Qofkii u baahan sidax bag suu inooga haqabtiro baahida aan u qobnaa fahmida erayadaan waan soo dhaweynaa midka hal sadar nagu fahamsiin karana waa soo dhaweyneynaa.



Maraka aad jawaabtaadi qorto waxaad noogo soo dirta emailka ah: [email protected]

Aqri oo comment ka dhiibo saad baatiyaa nasiibka qeyb ugu noqoto

04/06/2023

Fuundi iyo faryaamo, farsamo wixii eh waa ku faanaa.

Fariid!

04/06/2023

Aad waxaa u mahadsan dadka fikradahoodi noosoo gudbiyay inta aan noo soo gudbinin waxaa ku dhiiri galineynaa iney noo soo gudbiyaan. Saad ugu qeyb gasho barnaamijka fikradaadi noo soo gudbi. Waxaa ku soo dirtaa [email protected] qormadane waxaad ka aqrisataa https://www.the-record-jareer-weyn.net/dhacdada-isbuuclaha/ caawa ayaan soo gudbineynaa cida ku guuleysatay abaalmarinta!

03/06/2023

Ku dhufo link-ga soo aqri nuqulka laba isbuuclaha idinkugu tala galnay cawa ilaa barito subax noo soo gudbiya jawaabihiini si aan habeen danbe aan qofka guuleestay u shaacino. Mahadsanidiin
dhamaantiin!

Intaan u guda galin qormada maanta waxaad xasuusnaataa muhiimada ugu weyn iney tahay nagala qeyb qaadashada barnaamijka. Jawaab sax eh iyo mid qalad ah ma jirto kaliya waxaa muhiim ah fikirkaaga inaad u cabirto si muujineyso inaad fahamsantahay waxa laga munaaqishoonaayo maxaa yeelay hadii ay dhacdo...

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Record of Jareerweyn Abuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share