20/05/2025
🎬 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗝𝗜𝗟𝗜𝗜𝗡 (𝗜𝗡𝗧𝗘𝗥𝗡𝗦𝗛𝗜𝗣).
Waa waqtigii aad hibadaada jilitaanka shaashada la imaan lahayd!.
Dhambaal Media waxay bilaabeysaa barnaamijyo wacyigelin bulsho ah oo muuqaal ah, waxaana u baahanahay jilayaal cusub oo lagu tababari doono gudaha mashruucaan.
✅ 𝗕𝗼𝗼𝘀𝗮𝘀𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻:
3 wiilal (rag dhalinyaro ah)
3 gabdhood (dumar dhalinyaro ah)
🎭 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮 𝗟𝗮𝗴𝘂 𝗤𝗮𝗯𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼:
Ka qeybgalka duubista filimaan gaagaaban oo wacyigelin ah.
Ka jila doorkii laguu qoondeeyo si firfircoon.
Ka mid noqo koox abuurta farriimo bulshada wax taraya.
🧪 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮:
𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝘀𝗵𝗶𝗽 (𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗝𝗶𝗹𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻) – 𝟯 𝗯𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮.
Waxaa lagu baran doonaa xirfadaha jilitaanka, la shaqeynta koox muuqaal sameeya, iyo fahamka guud ee wax soo saarka muuqaalka.
Waxaa laguu qiimeyn doonaa kartidaada iyo horumarkaaga inta lagu jiro internship-ka.
📝 𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗼𝗱𝘀𝗶𝗴𝗮:
Da’daada ha u dhexayso: 18–25 sano.
Hibo jileed ama xiise dhab ah u leh ka shaqeynta muuqaalada.
Diyaar u ah inaad si joogto ah uga qeyb gasho tababarka iyo duubista.
Xilkasnimo, hal-abuur, iyo wada shaqeyn wanaagsan.
🎁 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗟𝗮𝗴𝗮 𝗛𝗲𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮❓
Tababar rasmi ah oo ku saabsan jilitaanka (3 bilood).
Fursad aad ku dhisto magacaaga iyo xirfaddaada shaashada.
Ka qeybgal muuqaalada Dhambaal Media oo gaaraya kumannaan daawadayaal ah.
Waxaa jiri kara gunno ama heshiis shaqo rasmi ah marka tababarka dhammaado.
📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮:
Mogadishu – Xarunta Dhambaal Media
⏳ 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮 𝗞𝗮𝗺𝗮 𝗗𝗮𝗺𝗯𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮:
27 May 2025
📩 𝗦𝗶𝗱𝗮 𝗟𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗦𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗿𝗺𝗼:
1.Soo buuxi formka hoose.
👇👇
https://forms.gle/3L4feVxbgShSE2Dc6
2.Muuqaal gaaban (1 daqiiqo ka yar) adigoo isku soo bandhigaya,sheeko kooban, ama dareen muujinaya).
Ku soo dir:
📲 WhatsApp: +252 610 444743.
📧 Email: [email protected]