Mogadishu Intl News

  • Home
  • Mogadishu Intl News

Mogadishu Intl News Caalim Media24 is Politics and Media Page

30/04/2024

DEG DEG Maxkamada Caalamigaa ee ICC oo lagu wado inay waaran soo qabashaa u jarto qaar ka mida Madaxda Israel

29/04/2024

DEG DEG Xisbulaah iyo Israel oo la wada hadashiinayo iyo Wada hadalada xabad joojinta Gaza oo meel wanaagsan maraya.
nagusoo biir walaal

28/04/2024

DEG DEG Wada hadalada xabad joojinta Gaza oo meel wanaagsan mareysa iyo Xukuumada Israel oo burbur qarka u saaran

Israel Saldhigyo badan laga gubay iyo Mareykan oo Israel u sheegay in dagaal 3aad usan doonay.Walal linkga raac oo subsc...
14/04/2024

Israel Saldhigyo badan laga gubay iyo Mareykan oo Israel u sheegay in dagaal 3aad usan doonay.
Walal linkga raac oo subscribe noo saar like iyo sharena inoo dheh

Walal linkga soo raac oo   soo dheh   Media24 hadii ad h**ey noola joogtayda   iyo Share inoo dheh Channel ka mahadsanid
12/04/2024

Walal linkga soo raac oo soo dheh Media24 hadii ad h**ey noola joogtayda iyo Share inoo dheh Channel ka mahadsanid

Ciid wanaagsan dhamaan Umadda Muslimiinta ah
10/04/2024

Ciid wanaagsan dhamaan Umadda Muslimiinta ah

09/04/2024

Asxaabta Aabahay Sheikh Mohamed Alim Alle ha unaxariisto cadaanta aaqirana haka xoreeyee igu duceeya maanta waa maalintii Ramadaan ugu dambeysaye

29/03/2024

Hambalyo walalkey Said Mohamed Alim Barkhat Mohamed Alim iyo walashay Astur Ahmed Dirie Istar Dirie Dirie oo caawa oo ah 30.03.2024 wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho waxaan leeyay Adeer Alle hakaa dhigo midkii waadkiis u baari ah DDD anfaca

23/03/2024

Hambalyo walalkey Mohamed Alim iyo walashay Mohamed Ali oo caawa wiil ugu dhashay Hospital Mogadishu Alle midkii waalidkiis u baari ah DDD anfaca haka dhigo

Sawirkan hadan qaday aniga oo masaajid albabkiis taagan bishiina waa guryaha ka koraysee waa meeqa
11/03/2024

Sawirkan hadan qaday aniga oo masaajid albabkiis taagan bishiina waa guryaha ka koraysee waa meeqa

02/02/2024
01/02/2024

Baarlamaanka Israel oo loo daatay, Israel oo raadinaysa wado ay dagaalka Gaza uga baxdo dhaqaala xumo awgeed, Gaza, Israel, Cali yare, Ali Yare

Halkan nagulasoo biir walal
31/01/2024

Halkan nagulasoo biir walal

Xiisada Faransiis ka iyo Burkina Faso oo kasii daraysa, Xubno kamida Sirdoonka Faransiiska oo ku dhawaad 2 bil ku xiran Burkina Faso, Galbeedka Africa, Franc...

Aniga aragtidayda aniga oo an weeraray qola gaara waxay ila tahay in sanadahan dambe anuu jirin wax ciyaar Darbi ah oo  ...
29/10/2023

Aniga aragtidayda aniga oo an weeraray qola gaara waxay ila tahay in sanadahan dambe anuu jirin wax ciyaar Darbi ah oo Manchester ka jirta.
Waxaan arkaynay sanadahaan dambe marka 2 koox ee magaalada ka dhisan ay iska horyimaadaan in natiijadu hal dhan tahay xitaa rikooro lagu saneynayo Manchester United oo anay u ciyaarin sidii koox sumcad ama Taariikh h**e difaacanaysa.

Sidoo kale inta kooxda hogaaminayay waxaa kooxda lagu bartay in ciyaar yahan 10 ciyaar bilaa goal ah uu kooxda weerarkeeda lineup ka ahaado.
Sidoo kale hadii kulankii h**e uu kooxda qalad ku badbaadiyay caawa waxa uu noqday midka wadnaha jaray oo qaladkiisa ayaa lagu ciqaabay sidaasi oo ay tahayna qaladkiisa lama arko oo ayada oo goal hayaal kale joogaan ayuu kulan kasta qaladkiisa ku dheelaa.

Abdulkadir Farah Dulyar wuxu dhihi jiray markaasi Maxa yaab is dabayaal

Bana'adanimada dadkani ay waayeen oo dhaawacyadooda Isbitaalada loogu leynayo oo ad sugaysaa maxay tahay.Allow kuwaan ki...
17/10/2023

Bana'adanimada dadkani ay waayeen oo dhaawacyadooda Isbitaalada loogu leynayo oo ad sugaysaa maxay tahay.
Allow kuwaan kibray ee awooda is bidaya umadada ka qabo oo weynantaada iyo awoodaada tusi

Hambalyo walalkey Farxaan Daahir Cali masuuliyada lagu dhiibay alle hakula garab galo
17/10/2023

Hambalyo walalkey Farxaan Daahir Cali masuuliyada lagu dhiibay alle hakula garab galo

  maalin wanaagsan.  Media24 waad u hiiliseen mahadsanidiin asxaabta qiimaha badan   Share noogusii dara hadii aadan h**...
06/10/2023

maalin wanaagsan.
Media24 waad u hiiliseen mahadsanidiin asxaabta qiimaha badan Share noogusii dara hadii aadan h**ey noola joogina nagusoo biir walal nasoo dheh mahadsanid.

https://youtube.com/?si=HuL2Pc7mm7uQOixa

Sxbyaal igu caawiya inan bulsha badan gaaro oo youtube ka ii   gaeeeya adinka oo mahadsan
28/09/2023

Sxbyaal igu caawiya inan bulsha badan gaaro oo youtube ka ii gaeeeya adinka oo mahadsan

Caalim Media waa howga Wararka Caalamka, Wararka Sirdoonka, xogaha kaa dahsoon iyo guud ahaan dhacdoonka ugu waa weyne dunida

Warku waa cad yahay kooxihii yar yaraa yaa arka?Jimca wanagsan Sxbyaal
28/04/2023

Warku waa cad yahay kooxihii yar yaraa yaa arka?
Jimca wanagsan Sxbyaal

Dhamaan Umadda Muslimiinta ah Nabad ku ciida
20/04/2023

Dhamaan Umadda Muslimiinta ah Nabad ku ciida

Been abuur iyo gaf cad oo dana gaara laga leeyahay,Marka h**e Wasiir Abshir waa ku been abuuratay warkaaguna waa mala aw...
25/12/2022

Been abuur iyo gaf cad oo dana gaara laga leeyahay,
Marka h**e Wasiir Abshir waa ku been abuuratay warkaaguna waa mala awaal, sidoo kale warkaagu waxa uu daaran yahay isku day ad ku doonaysid in ad khilaaf ku abuurtid lakin u malayn maayo in ad gaarsisan tahay kaalin iyo mustawe ad khilaaf ku abuuri kartid.

Marka waxaan ku leeyahay Calooshaadu yanay aduuna meel xun ku gayn Aqirana cadaab ku horseedin.
Nin xitaa magaciisa adan garanayn in ad been abuurataa waxau ka mid tahay taya xumada halkan iga muuqata

Musharax Madaxweyne Abdirahman Moalim Ahmed Ablal waxa uu ka mid yahay Musharaxiin fara ku tiriska ah uu baal dahab uga ...
08/05/2022

Musharax Madaxweyne Abdirahman Moalim Ahmed Ablal waxa uu ka mid yahay Musharaxiin fara ku tiriska ah uu baal dahab uga suntan bulshada Soomaaliyeed dhexdeed.
maanta ayuu qaatay Shahaadada Musharaxnimadiisa Madaxweynaha Soomaaliya.
Guushaadu waa tacliinta dalka oo guulaysatay

Madaxweynihii h**e ee Dalka Sheikh Sharif Sheikh Ahmed oo ah Musharaxa ugu Cad Cad qabashada xilka Madaxweynaha ayaa qaa...
08/05/2022

Madaxweynihii h**e ee Dalka Sheikh Sharif Sheikh Ahmed oo ah Musharaxa ugu Cad Cad qabashada xilka Madaxweynaha ayaa qaatay shahaadadii uu ugu tartami lahaa xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Ali Shacbaan Ibraahim ayaa loo doortay Gudoomiye kuxigeenka koowaad golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.Ali Sh...
26/04/2022

Ali Shacbaan Ibraahim ayaa loo doortay Gudoomiye kuxigeenka koowaad golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Ali Shacbaan oo ah nin ku cusub golaha ayaa laga soo doortay maamul goboleedka Hirshabeele

Abdi Hashi Abdilahi ayaa markii labaad loo doortay Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.Gudoomiyaha...
26/04/2022

Abdi Hashi Abdilahi ayaa markii labaad loo doortay Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoomiyaha la doortay ayaa ka mida odayaasha lagu ixtiraamo Siyaasada Soomaaliya oo uu muda badan kusoo dhex jiray

Golaha Wasiirada dowlada federalka Soomaaliya ayaa Ansixiyay Magacaabista Gudoomiyaha Hey,adda Batroolka Soomaaliyeed iy...
31/10/2021

Golaha Wasiirada dowlada federalka Soomaaliya ayaa Ansixiyay Magacaabista Gudoomiyaha Hey,adda Batroolka Soomaaliyeed iyo Agaasimaha Guud ee Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.

Kulanka Golaha wasiirada ayaa Abdulqaadir Cilmi Cali u magacaabay Agaasimaha Guud ee Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha halka Abdulqaadir Aadan Maxamuud loo Magacaabay Gudoomiyaha Hey,adda Batroolka Soomaaliya.

Address


Telephone

+252615523083

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Intl News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mogadishu Intl News:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share