24/07/2023
WAR DEGDEG AH: Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka JFS, Sacdiya Yaasiin Samatar iyo wefti ay hoggaamineyso oo ay ku jiraan; Wasiirka Isgaadhsiinta Soomaaliya, Jaamac Xasan, Wasiiru-dowlaha Macdanta Maxamuud Mashruuc, xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale oo ka soo jeeda Puntland ayaa ku sugan Garoonka Muqdisho ka dib markii laga dejiyey diyaarad u soo waddey Puntland.
Puntland ayaa mar sii horreysey joojisey wadashaqayntii kala dhexey Dowladda Federaalka.
FALLOW oo dheh Oo Naso raac