27/10/2021
Wax ka ogow horumar la'aanta baahsan ee kajirta degmada xarshin
1. # Adeegyada aas-aasiga ah
i) # Bangi malaha (mid dawli ah & midkale toona)
Mushaharka shaqaalaha sugitaankisu bil walba wuxu gaadhaa bisha kale dhexdeeda, iyadoo la leeyahay madax xafisedkii maliyada iyo cashier-kii ba jigjiga udoonayoo bangiyadii bay lacag ka la'yihiin; hadda ogow magaladuba intaa yar ee mushaharka ah bay indhaha ku kala qaadaaye.
ii) # Xarun talefan oo shaqaysa malaha
Muwaadinka simcard ubaahda ma helayo meel uu simcard sharci ah kafurto.
iii) # Xarun laydh malaha
Hadii uu caawa qof/guri laydh qabsado meel laga damiyaa majirto in q/bayax lalasoo hadlo oo naga damiya ladhaho moyee.
2. # Dhanka waxbarashada
i) # Halka degmoyinka kale ay secondary school 2aad oo heer 1aad iyo heer 2aad ba leh dhistaan ee xataa ay jiraan qabaleeyo ay hartashekhu kamid tahay oo laga dhisayo dugsi sare 2aad oo heerka 2aad ah, xarshin iyada waxkale iska daaye schoolkii hoose ayan ilaa imika deyr loo sameynin oo sidii 2000 e.c uu ahaa ah.
ii) # Boarding school-kii madaxweynuhu xiligaad ogaydeen degmada u balan qaadey xaguu ku dambeeyay? Cid ka sheekaynaysa mad aragteenba? Hadaba ogow inuuna qorshaha sanadkan 2014kana kujirin.
Mise sidii primary hospitalkii degmo kayar kana access fcni uga xoogtay baa kanna mel kale loo leexsaday???
(Hospitalkaas qaybta caafimadka ayaynu kaga hadli donaa I.A)
La soco qeybaha dambe ........