CWN SUGAN

CWN SUGAN We are an energetic and dynamic media platform that engages our followers with content that is educational and inspirational.

http://cwnsugan.net/so/articles/maalinta-jugta-ama-naxdinta-aduunka/Understanding how traumatic events affect people, th...
17/10/2022

http://cwnsugan.net/so/articles/maalinta-jugta-ama-naxdinta-aduunka/
Understanding how traumatic events affect people, their health and their mental state is crucial because failing to do so can have very serious repercussions.

17-ka Oktoobar waa maalinta tarooma adduunka, waa cudur loo yaqaano jug ama nabar naxdin leh oo soo gaarta maskaxda, waa maalin lagu baraarujinayo culeyska uu cudurkani ku hayo dunida iyo in la xasuusto dadkii uu saameyey. Sanadkii la soo dhaafay, waxaan aragnay kororka tirada dadka ay saameeyeen cu...

"𝐎𝐮𝐫 𝐭𝐢𝐦𝐞 𝐢𝐬 𝐧𝐨𝐰-𝐨𝐮𝐫 𝐫𝐢𝐠𝐡𝐭𝐬, 𝐨𝐮𝐫 𝐟𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞"
11/10/2022

"𝐎𝐮𝐫 𝐭𝐢𝐦𝐞 𝐢𝐬 𝐧𝐨𝐰-𝐨𝐮𝐫 𝐫𝐢𝐠𝐡𝐭𝐬, 𝐨𝐮𝐫 𝐟𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞"

Maalinta Caalamiga ah ee Gabdhaha ayaa la xusaa 11-ka Oktoobar sanad walba. Maalinta Caalamiga ah ee Gabdhaha ayaa markii ugu horreysay la xusay Oktoobar 11, 2012 Qaramada Midoobay. Sannadkan waxa lagu xusayaa sannad-guurada 10-aad ee maalinta caalamiga ah ee gabadha. Maalintani waxay diiradda saara...

Read our piece we wrote on world teacher's day.
05/10/2022

Read our piece we wrote on world teacher's day.

Mawduuceena maalinta waxuu ku saabsanyahay Maalinta Macalimiinta Adduunka 2022 “Isbeddelka waxbarashadu wuxuu ka bilaabmaa macallimiinta”. Dabaaldegyadu waxay wax ka qaban doonaan ballanqaadyada iyo baaqyada ficilka ee lagu sameeyay Shir-madaxeedka Wax-ka-beddelka Waxbarashada, Sebtembar 2022, o...

International Day of Awareness of Food Loss and Waste is a day that makes a clear call to action for public and private ...
29/09/2022

International Day of Awareness of Food Loss and Waste is a day that makes a clear call to action for public and private entities to work together in order to minimize food loss and waste.

As we celebrate International day of peace, take a look at a piece we did on this day.
21/09/2022

As we celebrate International day of peace, take a look at a piece we did on this day.

Maalinta oo taariikhdu tahay September 21, 2022 ayaa loo aqoonsaday maalinta caalimiga Nabadda oo sidoo kale loo yaqaanno Maalinta Nabadda Adduunka. Maanta oo kale ayaa sanad walba laga xusaa aduunka oo dhan, taas oo loo qoondeeyay xoojinta fikradaha nabada gudaha iyo guud ahaan quruumaha iyo dadkab...

Let us all hope and pray for peace to prevail on this earth!  !
21/09/2022

Let us all hope and pray for peace to prevail on this earth! !

Happy Mother's day to all the mothers out there!                                                      From CWN Sugan, We...
08/05/2022

Happy Mother's day to all the mothers out there! From CWN Sugan, We want to thank all the mothers for every hug, word of encouragement, an act of love you’ve given us.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CWN SUGAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share