DaljirPress

DaljirPress Daljir press waa warbaahin madaxbanaan oo kuu soo gudbin doonta warar sugan

Insecure societies often manifest peculiar behaviors, revealing the underlying uncertainties that permeate their social ...
01/03/2024

Insecure societies often manifest peculiar behaviors, revealing the underlying uncertainties that permeate their social fabric.

Failed individuals often seek relevance by indulging in grandiose narratives disconnected from their actual contributions. Take Dolal Halhali and Ibrahim Dhere as examples—two elderly men whose lives lack notable achievements yet persistently generate public attention.

Meanwhile, Hamze, a young Somali man, recently achieved the remarkable feat of graduating as a pilot, defying the odds of his background. Unfortunately, rather than concentrating on his career and demonstrating professionalism, he’s becoming entangled in the exaggerated praise orchestrated by characters like these two old men.

This perilous trajectory threatens to undermine Hamze’s promising career, illustrating how toxic praise can lead individuals astray.

Xenophobia & extremism in Somali region: A Chupacabra Story In a brief facebook message he posted on his Facebook, presi...
31/10/2022

Xenophobia & extremism in Somali region: A Chupacabra Story

In a brief facebook message he posted on his Facebook, president Mustafa Omar talks about Xenophobia and extremism in the Somali region warning that this is an attack on peace and social cohesion and calling for all to stand against it.

In a country where mass killings based on one’s ethnicity and religion is a daily encounter, the Somali region is perhaps the only safe zone where other ethnic groups can come and work without feeling the threat of being lynched like other parts of the country.

Non Somalis have no fear for their life and property; in fact it goes beyond that to the extent they are asking for more - including political representation. To the dismay of some, a non-Somali has a higher chance of humane treatment compared to ethnic Somalis. Almost all federal institutions are run and managed by non Somalis - from higher posts to a cleaner, still no one protests that, and if it happens, it doesn’t go beyond a social media outcry which usually falls on deaf ears.

Yet, the Somali regional state president continues to preach against xenophobia - a non existent fear that is difficult to understand where it emanates from. Take for example the August 04, 2018 incident where non-Somalis where attacked and some of the churches were burned - even though by far larger number of Somalis died in that incident. Was it orchestrated by the people of this region? Was it not the then regional administration that orchestrated, financed and executed it.

In 2022 alone hundreds of people died as a result of ethnic violence in Ethiopia. Oromia, Amhara, Afar, the case of Tigray is an other level. Do you hear anyone from these regions, let alone their administrators, labeling members of their ethnic group as harboring xenophobic tendencies? You will not hear it!

In a documentary released and understandably financed by the regional government and supposed to sell the administration’s achievements, Garaad Kulmiye - a local clan leader - states that the region is open to all, and that they don’t mind even foreigners coming and working in this region and warned of what he called xenophobes trying to ignite ethic violence in the region. He accused these xenophobes to be the same people who burned churches in the August 04, 2018 incident. (Documentary titled: Four Fruitful Years in the Somali Region, See the link here: https://youtu.be/lmCS8Pv4nmY).

One might, however, ask the question: if this fear of xenophobia and extremism is related to the Al-Shabaab incursion a month ago?

But one needs to understand that the terrorist group planned the attack and managed to cross the border from Somalia. The way the people of this region reacted to the attack explains whether they have extremist tendencies or hold sympathy for extremism.

Now, here comes the question: why does the president continuously beat the drums of this extremist fear? The answer is simpler than it looks for two reasons: 1) to smoke out possible opponents and create an atmosphere where labeling is possible to just tag those deemed as a threat easily; 2) to create sympathy from certain groups, through fear-mongering, thus position himself as the sole protector of the non-Somalis in the region, cultivating their fear for his own political survival.

Hence, the drums of fear and xenophobia are not founded on objective and genuine concern. Rather, what we have is political rendering of the story of the mythical Chupacabra, where the non Somalis are the goats that are supposed to be protected - with Mustafa being the protector - from the vampire of Chupacabra (Somalis/extremists/xenophobes).

• Chupacabra is a legendary folklore vampire character that sucks blood from its victims.

~ Daljir Press

ፍሬያማ ዓመታት በሶማሌ ክልል

Wasiir ku xigeenka Macdanta iyo shidaalka DDS mudane Abdi Nur ayaa xalay soo dhigay qoraalkan facebuugiisa inyar kadibna...
27/10/2022

Wasiir ku xigeenka Macdanta iyo
shidaalka DDS mudane Abdi Nur ayaa xalay soo dhigay qoraalkan facebuugiisa inyar kadibna ka saaray.

WAX SII SOCON KARA MAAHA XAQIIQATAN.!!Maamulkii Siyaasada iyo midkii dhaqaalaha ee  Deegaanka dhamaantii ba shaqsiyaad t...
10/01/2022

WAX SII SOCON KARA MAAHA XAQIIQATAN.!!

Maamulkii Siyaasada iyo midkii dhaqaalaha ee Deegaanka dhamaantii ba shaqsiyaad tiro yar ayaa gacanta ku dhigay oo sidii waxyi kusoo d**o oo kale dawladnimadii iyo dadkii ba kudhaqa wixii niyadooda kusoo dhaca, shacabka intiisii badanaydna waxay ku sameeyeen go'doomin oo waxay kala dagaalameen mansabkii siyaasiga ahaa iyo woxgaagii khayraadka dhaqaale ahaa ee gacanta dawlada kujiray labadaba.

Mudadan 3 da sano ah ilaa hada nidaamkan waa qaaciidada rasmiga ah ee ay isku waafaqsan yihiin hogaaminta majaraha uhaya xukuumadu, koox yar oo tira yar ayaa ku faa'iday isbedelkan. Deegaanka goboladiisa, degmooyinkiisa iyo maamul magaaloyinkiisaba shaqsiyaad hebel iyo hebel la odhan karno ayay uxidh-xidhan yihiin siyaasad iyo dhaqaale ba.

Su'aashu waxay tahay ilaa goorma ayuu qorshahani usii shaqayn karaa.??

W/Q Ridwan Girgire

10/01/2022

Boobkii dhulka Jigjiga oo xadhkaha goostay.

Odayga Bidaarta xun Muxuu doonayaa!Maanta kurayga owlaadu 90naad in aan la tirsado waan ku tala galaye, qaar baa isku da...
09/01/2022

Odayga Bidaarta xun Muxuu doonayaa!

Maanta kurayga owlaadu 90naad in aan la tirsado waan ku tala galaye, qaar baa isku dayi in ay odaynimada igu caayaan. Waayahay, meesha muruq laguma hardamayee maskax baa la isku hayaa. Haddee maskaxda ama taladana waayeelkaa lagu ogaa. ARISTOLE, waa falsafiga Reer Galbeedku u haystaan in uu ahaa rasuulkoodii Caqliga. Wuxuu leeyahay: Xukunka dawladda waa in da'yarta laga ilaaliyo. Innaka maanta dawladdeenna, Dagaan iyo Federaal, dhallin yaro baa inna maamusha, wasiir hoyadi foolato dhulkeenna oo kaliya baa laga yaqaan. Layaab ma laha dhulkeenna oo odayaal dawladnimada yaqaan meynaan haysan kolkii dawladnimadeennu billawga ahayd iyo eegga midnaba.

Kolka ay sidaa tahay, haddii la helo wax waayeel ah oo talo haya sow ma aha in laga faaido?
Xukunka iska haysta idinkumaba haysannee, geeridaaban idiinka dhawnahaye, caqlina waannu idin dhaannaye (caqliga waa la kasbaaye laguma dhasho-waayahaa laga helaa) waddada mustaqbalka ma idiin tilmaami karraa, CEEL NIN GALAY BAA LAGA WAREYSTAAYE?

Wax yar, kolka, maanta aan soo tuuro:
Dalku dadka wuu ka dhexeeyaa (dadka aan u jeedo iska garo). Kolka kolkii ay xeshiiyaan oo kaliya uun baa la wada daaqi karaa kheyraadka iyo nabadda.

Si heshiiskaasi u dhaco waa in la is fahmo, in la isfahmana waxay u baahan in la wada hadlo. Soomaalidu waxay dhahaan: "Xooluhu urta bey isku gartaan, Aadamuhuna afka (hadalka)."
Ninkii ahaan jiray Ra'aysul-wasaaraha Ingiriiska ee xigmadda looga dambeyn jiray, Winston Churchil, baa yidhi ereygan: Talk, talk, no jaw, jaw." Ha lawada hadlo, oo ha lawada hadlo, mar kale iyo mar kale, intii daanka la isku dhufan lahaa!

Hawraar san

Ummadaha xadaaradda leh waxay leeyhiin wax afka qalaad lagu dhoho "National, public depate." Dhibka maalintaa taagan ama qorshaha mustaqbalka baa si waasac ah ummaddu uga doodaa dabeetana meel la isla dhigaa.
Arrintani shuruudo bey leedahay.

1.Ma jiro ruux kaligi caqli badan, caqliga ummaddaa wadajir u heli karta. Kolkaa, ninna caqligiisa lama yaso.
2. La iskuma miyirdiimo. Muxuu horta sidaa ugu fikirayaa lama yidhaahdo.
3. Shakhsi-weerarka, iyo caraatan lama sameeyo. "Caraatanku col wax k**a taro, nabaddana wuu kaa geeyaa" bey dheheen Somalidu. Nin baa maanta igu yidhi: "war kani ma sidaas buu ku caafimaad qabaa! Jaahil iga dheh!" Kuwa kale waxay igu caayeen weydda, bidaarta iwm.
4. Qabiilka ruuxu muhim ma aha, haweydiinnin. Maanta dhawr nin baa dadka weydiiyey: War horta odaygu wa ayo, qabiilkiisaan ka garan siyaasaddiisee?
Dhallintu la yaab malaha oo ruux qabiilka xor ka aha, iskaba daa qabyaalade, waligood mey arag.

Dooddu wey furantahay!

W/Q Abdulkadir Burayda

GAADIDKII DADWAYNAHA XAGUU MARAY?Dadkan idiin muuqda waxay sugayaan gaadidka dadwaynaha ee taga Jaamacada Jigjiga,iyo je...
29/12/2021

GAADIDKII DADWAYNAHA XAGUU MARAY?

Dadkan idiin muuqda waxay sugayaan gaadidka dadwaynaha ee taga Jaamacada Jigjiga,iyo jeelka dhexe.Dadku waxay tuban yihiin wadada,waxay ku xoomayan bas yar oo yimid.

Meelaha kalee basaska dadwaynaha Jigjiga ka baxana waa un lamid.Haddaba xaggey mareen gaadidkii dadwaynaha ee bulshada loogu tallo galay(City Bus)? Siddoo kale, waxaan illaa hadda xal loo helin shidaal la'aan baahnsan,iyo sicirkii oo kordhay,arrintaas oo keentay in bulshada danyarta ah lagu kordhiyo gaadidka lacagtii lagu raacayay,halka meelaha qaar ay adagtahay in la helo.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

Deegaanka Oromiya oo Amnigiisu Faraha Kasii Baxayo.Waxaa maalmo kahor gobolka Jima Lagu dilay 7 kamida qoyska madaxwayni...
28/12/2021

Deegaanka Oromiya oo Amnigiisu Faraha Kasii Baxayo.

Waxaa maalmo kahor gobolka Jima Lagu dilay 7 kamida qoyska madaxwaynihii h**e ee degaanka Oromiya, Alamoy Atomsa, kuwaas oo 3 kamida ay yihiin walaaladii la dhashay.

Dawlada ayaa falkan dilka ah ku eedaysay ururka wali hubaysan ee OLF (Shane) kuwaas oo iyana eedahan iska fogeeyay.

Alamyow Atomsa, ayaa la sheegaa inuu u dhintay sun ay u qariyeen hogaankii xiligaas ee ururkii OPDO ee kamidka ahaa isbahaysigii TPLF hogaanka u haysay ee EPRDF lagu magacaabi jiray.

Sdm
Hassan Awliyo

MAAMULADA IYO SICIR BARARKA.Arrimaha kor u kaca sicirka maciishada,iyo addeegyada keena ee bulshada danyarta ah caqabada...
28/12/2021

MAAMULADA IYO SICIR BARARKA.

Arrimaha kor u kaca sicirka maciishada,iyo addeegyada keena ee bulshada danyarta ah caqabada ku ah, waxaa kamida saamaynta maamulada dhexe,iyo kuwa sarre.

Caasimada Deeganka waxaad ku arki masuul lacag guuraysa sita oo intuu timo jare galo,dadka u hagaajinaya lacag dheerada siinaya.Waa lacag ka baxsan intii loogu addeegay,waxaad kalood arki masuul dhar iibsanaya oo qiima aan macquul ahayn ugu darraya,waxaad kalood arki mid Bajaj u adeegaysa siinaya lacag u dhiganta caddadkii maalinta la shaqayn lahaa.Xarruumaha gobalada ayay maamul baddan joogaan,inta baddan goobta shaqo wakhti kuma qaatan,waxayna qayb ka yihiin kor u kaca sicirka maciishada,iyagoo lacagihii bulshada loogu addeegi lahaa halkaas ku budliya.Goobaha kale ee lacagaha lagu burburiyo sicirka kordhiya waxaa kamid goobaha lagu qayilo(Maqamiya-Bet),waxaad arkaysaa allaab suuqa 10-Birr ka joogtay oo halkaas lagu bixinayo 100-Birr.

Arrintaas waxay keenaysaa in ganacsatadu dadka danyarta ah ku dalacdo sicirka,illeen waxbaa la tusaye.Tusaale ninka Bajajlaha ah ee mid maamula kun birr u laabayay,way adkaan inuu hooyo rafaadsan qiimihii saxda ahaa uu ka qaado.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DaljirPress posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share