Deg-Deg: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Habalyo u Diray shacabka puntland Dooroshooyinka golayaasha deegaanka puntland.
Daawo: Matxafka Taariikhda Saldanadda Maakhir.
Musharax xildhibaan golaha deegaanka ee degmada badhan badhan maxamed siciid aadan ayaa ka Hadlay isusoo bixii ururka kaah
Musharax xildhibaan golaha deegaanka ee degmada badhan badhan Cabdalle aadan cabdi ayaa ka Hadlay isusoo bixii ururka kaah
Badhan: buraan-bur isu soobaxa ololaha Urur Siyaasadeedka Kaah
Share and follow Ra'yi-Goob tv
Badhan: buraan-bur isu soobaxa ololaha Urur Siyaasadeedka Kaah
Share and follow Ra'yi-Goob tv
Urur Siyaasadeedka Kaah oo badhan sh*tay
Musharax xildhibaan golaha deegaanka degmada badhan AXNED CISMAAN MAXAMUD(GUDUUDANE) ayaa soo bandhigay waxyaalaha uu qaban doono haduu ku guulaysto xubinnimada golaha deegaanka degmada badhan
Hooyo soomaaliyeed oo ku xanuunsan magaalada #Badhan Ee Gobolka sanaag ayaa umada wax Baxsiga jecel ka codsatey in lasoo Caawiyo sidii Dhakhtar dibada ah loogu qaadi lahaa
FADLAN WIXII TAAKULO AH UGU HAGAAJI tell : 0905208871
Gudomiyihii Hore ee gobolka gardafu Mudane Maxamud Axmed Caynab (kubsul) oo Ka Hadlay Guud ahaan xaalada Puntland iyo Tan Gobolka Gardafuu.
Ra'yi-Goob tv
Share
Gudoomiyaha golaha wakiilada pl Cabdirashiid yuusuf jibriil ayaa ka hadlay xasuuqa lagu hayo shacabka gobolka sool
https://youtu.be/dRdyR4oEBwA
Hadaljeedinta Maayir degmda badhan axmed maxamed timir:xarig jarka jeelka iyo maxkamadda gobolka sanaag
NABADOON CABDIQANI:"Waxaan noqon doonaa odayaasha hurmuudka u ah cadaaladda......." daahfurka jeelka iyo maxkamadda gobolka sanaag
Badhan : mudahaaradka shacabka Badhan iyo maanta
FARIIN:Muwaadin fadlan isdiwaangeli si aad beri u codayso oo wax u doorato.
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa degmada badhan ku qabtay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan muhiimadda Diiwaangelinta iyo doorashooyinka dawladaha hoose ee Puntland.
Intii kulanku socday Bulshada ayaa su'aalo ku saabsan diiwaangelinta guddiga weydiisay iyagoo guddigu uuga jawaabeen.
Gudoomiyaha gobolka sanaag oo bulshada u sharaxaya faa'iidad ay u leedahay iney is diwaangeliyaan
"Waxaan Rabnaa waxa aan u qeylinaynaynay mudada inaaan xuquuqda aan raadinayno magaalada ka muuqatto "
Maalintii 2aad ayay maanta Gashey diiwaangelintu magaalada Cowsane oo kamida 34seejo Oo loo asteeyay Degmada Badhan
"120km Baan inaan is diiwangeliyo ugu imi seejada Gumar "
Qaar kamida Bulshada maanta iska diiwamgeliyey seejaa Gumar oo maalintii 2aad si toosa uga socoto