Kasma Kar Media

  • Home
  • Kasma Kar Media

Kasma Kar Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kasma Kar Media, Media/News Company, .

👀 👀 👀 👀 👀 Hargeesa
27/02/2024

👀 👀 👀 👀 👀
Hargeesa

11/01/2024

Muusa biixi Yuu ahaa ku lahaa waa lainkiray soomaalinimadiisa hhhhhh

26/12/2023

Qarax aad uwayn ayaa hadda ka dhacay
Degaanka ceelasha biyaha ee goblka banaadir

24/12/2023

Beeraleyda gobalka shabeelada dhexe waxaa loosoo ban dhigay dalgyo nadiif ah

Dagaal udhaxeeya As iyo ciidamada Ds Ayaa saaka ilaaya hadda kasocda gobalka Aaga camaara ayuu Dagaalku sitoos ah uga so...
24/12/2023

Dagaal udhaxeeya As iyo ciidamada Ds
Ayaa saaka ilaaya hadda kasocda gobalka
Aaga camaara ayuu Dagaalku sitoos ah uga socdaa

Sawiradii ugu damabeeya magaalada gaalkacyo mudug soomaalia
21/12/2023

Sawiradii ugu damabeeya magaalada gaalkacyo mudug soomaalia

21/12/2023

Muqdisho maanta waxaa lagu aasay Aun marxuumad khadiijo maxamad diiriye
Oo maalin kahor kugeeriyootay dalka jabuuti
MDS xasan shiikh maxamuud ayaana wax kadugaday salaada janaasada ee marxuumada

21/12/2023

Diyaarado dagaal ayaa duqaymo kafuliyay Gobalka shabeelada hoose

21/12/2023

Allaha unaxariisto maama khadiijo diiriye
Marxuumadu shalay oo arbaca ahayd ayey kugeeritotay Dalka jabuuti
لو كانت الدنيا تدوم لاهلها لكان رسول الله حيا وباقيا

21/12/2023

Guluf ciidan bariga gobalka galgaduud 👀 isha kuhaay
Saacadaha soo aadan

16/12/2023

Madaxwayne xasan shiikh maxamuud ayaa dib igu soo laabta muqdisho kadib safarro mira dhalay

Sanad kahor caawa oo kale
16/12/2023

Sanad kahor caawa oo kale

16/12/2023

Ciidamo katirsan danab ayaa saaka iskufidiya dhulka kuteedsan degaanka hilowla gaab ee gsh dh halka Ciidamo katirsan ilaalo qaranna ay ceel bacaad uruqaansadeen
Kasma Kar Media

Maanta oo sabti ah waxaa Kasma Kar Media ubuuxsama halsano Sanad guura wacan dhamaantiin
16/12/2023

Maanta oo sabti ah waxaa Kasma Kar Media ubuuxsama halsano
Sanad guura wacan dhamaantiin

Bari oo sabti ah ayey kubeegantaha sanad guurada 1aad ee Warbaahinta Kasma Kar Media Taasoo kamida Warbaahinnada soomaal...
15/12/2023

Bari oo sabti ah ayey kubeegantaha sanad guurada 1aad ee
Warbaahinta Kasma Kar Media
Taasoo kamida
Warbaahinnada soomaalida
Waase hadii uu alle idmo

Fallow-Like-share

25/10/2023

Banaanbax digri ah oo loogu ducaynaya sh cumar nuur ayaa galabta lagu qabtay dagmada yaqshiid

18/10/2023

Maanta waa maalim madow oo kamiiran misbaax meelkasta oo ay joogaan muslimiinta caalamka

29/09/2023

Ila daawo As sida ey uindhatiraayaan bulashada qeybaheeda Kala duwan

28/09/2023

2 gaadiid oo As ey kusoo rareen waxyaabaha qarxa ayaa lugu fashiliyaya Af afka h**e ee magaalada dhuusa mareeb

Kala soco
Kasma Kar Media warbixino lugu kalsoo yahay

26/09/2023

Waa shirib dhiiri gelin ah oo lagu dheeri gelihaayo CXDS iyo kuwa deganka oo dagaalka kula jiro khawaarijta AS daawasho wacan saaxibayal

Hadaad jeceshahay guusha dowlada soomalia sii faafi begkaana follow so dheh Kasma Kar Media

18/09/2023

Shirib abgaal oo aad uxiiso badan iyo abwaan toxobow oo guuraaw laistaagay

Kasma Kar Media

18/09/2023

scw scw Scw Scw

15/09/2023

Bsrnaamijka gar waaq ee Kasma Kar Media 16.09.2023

Daawadayaal waxaa noo dhashay bishii barakeesneed ee mowliidka xabiibka waxaan isku bogaadiheenaa in aan badino xuska xa...
15/09/2023

Daawadayaal waxaa noo dhashay bishii barakeesneed ee mowliidka xabiibka waxaan isku bogaadiheenaa in aan badino xuska xabiibkeena صلي الله عليه وسلمwaxaa kale on ku deraayaa kuwa duraayo warkooda iska deeno wahaabiyana waa kuma jeraan waxa aan lahadlaa wahaabiyo siyaasadaa no madal ah

13/09/2023

Kalamaan iyo sheeko qosol badan daawashio wacan

09/09/2023

duqeen ka dhacaday ceel bacad oo ey Al shabaab isku aruursanaayeen iyo shirking nuur dugle oo amara culus ey kasoo baxeen

09/09/2023

Halgamaa qaran ila dhageesta daawada yaal madax weene xasan shiiq halka uu kasoo bilaabay halganka dalka soomaaliya

Kasma Kar Media

05/08/2023

Subac aad umacaan badan Ila dhageesta

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kasma Kar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share