M.Garane

M.Garane Soo gudbinta warar, baranaamijyo iyo dhacadooyinka maalin laha ah kuwaas oo ku saleeysan xaqiiqda.

Madaxwaynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa safarkiisii ugu h**eeyay ee dibadda ah  ugu kicitimay dalka UAE
19/06/2022

Madaxwaynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa safarkiisii ugu h**eeyay ee dibadda ah ugu kicitimay dalka UAE

Haweeneeydii oogu h**eeysay oo markii koowaad madaxweyne ku sime ah ka noqotay Soomaaliya.
19/06/2022

Haweeneeydii oogu h**eeysay oo markii koowaad madaxweyne ku sime ah ka noqotay Soomaaliya.

Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay Kusimaha Madaxweynaha dalka, kaddib markii uu maanta safar dibadda u ambabaxay Madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo shalayna uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe uu safar dibadda u baxay.

Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay Kusimaha Madaxweynaha dalka, kaddib markii uu maanta safar dibadda u ambabaxa...
19/06/2022

Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay Kusimaha Madaxweynaha dalka, kaddib markii uu maanta safar dibadda u ambabaxay Madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo shalayna uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe uu safar dibadda u baxay.

Danjirayaasha dowladda Soomaaliya u fadhiyo dalalka Caalamka ee uu la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh intooda badan waxaa...
13/06/2022

Danjirayaasha dowladda Soomaaliya u fadhiyo dalalka Caalamka ee uu la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh intooda badan waxaa la magacaabay xilligii dowladdii h**e magacaabidooda waxay aheyd Magacaabis Siyaasadeed (Political Appointee) oo inta badan ku timaada rabitaanka Madaxweynaha ama haddii Xisbi talada haya uu ka tirsan yahay, inkastoo Soomaaliya aanu weli ka hirgelin nidaamka Xisbiyada waxaa Safiirada lagu magacaabaa rabitaanka Madaxweynaha markaas xilka haya, iyada oo lagu jaangoynayo nidaamka awood qeybsiga 4.5.

Inta badan adduunka marka xilalka Safiirada magacaabis Siyaasadeed yihiin, mafka Madaxweynaha xilkaas u magacaabay doorasho looga adkaado Safiirada muddo kooban kaddib waa is casilaan, maadaama magacaabidooda awal aheyd mid siyaasadeed oo aanu aheyn Xirfad Diblomaasiyadeed (Diblomatic Career).

13/06/2022

Skin-bleaching techniques, such as the use of skin lotions and soaps to attain a lighter skin tone, are widespread around the world, and generally motivated by cosmetic motivations or low self esteem for one to embrace its skin type.

Who says black isn’t beautiful? Perhaps many people think beauty is inherent in light complexion and that once the skin is not fair, one is not beautiful. Well, read below ⬇️

- > Here are four side effects of skin bleaching:

1. Steroid acne: can be caused by skin bleaching products that contain corticosteroids. With long-term usage of corticosteroids, steroid acne typically affects the chest, although it can also appear on the back, arms, and other regions of the body. Whiteheads and blackheads, little red pimples, huge, painful red lumps, and acne scars are all possible symptoms.

2. Exogenous ochronosis (EO): is a skin condition that results in blue-black pigmentation. It commonly happens as a side effect of using hydroquinone-based skin bleaching treatments for a long time. People who use it on a wide scale or on their entire body are more prone to acquire EO.

3. Contact dermatitis: has been connected to the use of skin bleaching products in case studies and reports. This is a type of skin inflammation brought on by interaction with certain chemicals.
Skin redness, blisters, skin ulcers, hives, dry, scaly skin, swelling, itching, burning, and tenderness are all symptoms that can range from mild to severe.

4. Kidney Disorder:This is often caused by damage to the blood vessels in the kidneys responsible for filtering waste and excess water. It causes the body to excrete too much protein in your urine. Skin lightening creams containing mercury have been associated with nephrotic syndrome. Symptoms of this include; foamy urine, loss of appetite, swollen feet and ankles, exhaustion and fatigue.

13/06/2022

“Hantiyey macaan waa midaan hooy lagaa oran “

13/06/2022

Iyadoo la filaayo waqtiyada soo socda in lagu dhawaaqo Ra’isul-Wasaare cusub, ka muwaadin ahaan nooca Ra’iisul-Wasaare ee dalka u baahan yahay aragtidaada hoos noogu reeb.

12/06/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Luigi Di Maio, iyaga oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee dowladda Talyaanigu ay siiso Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa xusay saaxiibtinimada taariikhiga ah ee ka dhaxaysa labada shacab ee Soomaaliya iyo Talyaaniga, isaga oo uga mahadceliyey doorka ay ka qaadanayaan dowlad dhiska Soomaaliya iyo in codka ay ku dhex leeyihiin Midowga Yurub ay ku kabaan horumarinta Soomaaliya.
Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda Talyaaniga ayaa Madaxweynaha ugu hambalyeey xilka loo doortay, waxa uuna soo bandhigay sida dowladda Talyaanigu ay ugu garab taagan tahay qorsheyaashiisa hormarineed ee ku qotoma Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah.
Dowladda Talyaaniga ayaa kala shaqeynaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya dib u dhiska Ciidamada Qalabka Sida, gurmadka abaaraha, deyn cafinta iyo in la xoojiyo maalgashiga caalamiga ah ee khayraadka dalkeenna.

12/06/2022

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when M.Garane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share