Waaciye Media

  • Home
  • Waaciye Media

Waaciye Media Waa Boga Rasmiga Ee warbaahinta madaxa Banaan Waaciye Media. owner/Manager Of Offical Page Dozka.

02/12/2022

Degmada Waaciye❤️

Degmada Waaciye ❤️Hoyga Xadaarada& Amniga& Dalxiiska Somalia.Waaciye Media .
22/11/2022

Degmada Waaciye ❤️
Hoyga Xadaarada& Amniga& Dalxiiska Somalia.
Waaciye Media .

إنا لله وإنا إليه راجعون.اللهمَّ إنّي أسالك الفردوس الأعلى نُزلاً له.اللهمَّ اجعل قبره روضةً من رياض الجنة لا حفرةً من ح...
20/11/2022

إنا لله وإنا إليه راجعون.
اللهمَّ إنّي أسالك الفردوس الأعلى نُزلاً له.
اللهمَّ اجعل قبره روضةً من رياض الجنة لا حفرةً من حفر النار.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
20-11-2022 Axad.
Waxay Bahda Warbaabinta Waaciye Media Maamulkeeda &Shaqaalaheeda Oo isku duuban murugada la qaybsanayaan Geerida ku timi qoyska reer Maxamed Siciid Dalmar (shakiib).
Rabi Ha u naxariisto Adeer ,Qabrigana Rabi ha ku waasiciyo, su'aashana qabrigana Rabi ha ku fududeeyo .
Waxaan Marxuumka Alle u weydiinayaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskii, qaraabadii ee uu ka baxay Marxuumku.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Waxaan halkan tacsi tiiranyo leh ugu diraya majaaslite cabdi muridi Dheere (ajakis...
27/09/2021

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun
Waxaan halkan tacsi tiiranyo leh ugu diraya majaaslite cabdi muridi Dheere (ajakis) oo Ku Geeriyoodey casumada Dalka Somalia mogadisho.
Waxaan ilahay ka baryaaya inuu janadii Fardwsa Geeyo qabrigana u nuuriyo Samir iyo iimana ka siiyo Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxaya maxruumku
27 Sep 2k21 Maalin xusin Mudan 🙏🏿😭
✍Doz

07/08/2021

Waxaan nahay Geesiga birta 💪
Ciidanka Xooga Dalka Guulaysta
N&N فى قلوبنا ❤

Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan reer   sannad-guuradii 23aad ee ka soo wareegatay goortii la aas-aasay Dawlad Gobolee...
01/08/2021

Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan reer sannad-guuradii 23aad ee ka soo wareegatay goortii la aas-aasay Dawlad Goboleedka Puntland.🙏
Waxaan u rajeynayaa sannado badan oo nabad, horumar iyo barwaaqo.🙏
🙏بونتلاند فى قلوبنا

Eid mubarak all Muslim around the world🙏Eidul-adHa20 July 2k21📷 Doz Zalmaan
21/07/2021

Eid mubarak all Muslim around the world🙏
Eidul-adHa
20 July 2k21
📷 Doz Zalmaan

Address


Telephone

+252907725998

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaciye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waaciye Media:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share