FESOJ Disinformation Lab

  • Home
  • FESOJ Disinformation Lab

FESOJ Disinformation Lab Somalia’s first research and resource center to combat disinformation and media manipulation.

Facebook Public Policy East Africa team with the support of the Federation of Somali Journalists (FESOJ) today held a vi...
04/11/2021

Facebook Public Policy East Africa team with the support of the Federation of Somali Journalists (FESOJ) today held a virtual training on digital security for journalists in Somalia. Journalists learned about useful tips and tools to secure their Facebook, Instagram and WhatsApp accounts and properly manage their information and interactions online amidst growing threats. Trainees also learned how to deal with and report online harassment and other forms of digital abuse.

Fadlan kusoo biir maanta wada sheekaysi aan si wadajir u qaban doono caawa annaga iyo BARAARUG LIBRARY oo ku saabsan sam...
31/07/2021

Fadlan kusoo biir maanta wada sheekaysi aan si wadajir u qaban doono caawa annaga iyo BARAARUG LIBRARY oo ku saabsan samaynta ay marin habaabinta ku leedahay arimaha doorashooyinka ee Somaaliya. Mahadsanid.

16/06/2021

Guddoomiyaha Dalsan Media Group Hassan Ali Geesey, ayaa sheegay xarunta cusub ee la socodka marin-habaabinta ee FESOJ in ay fursad u noqon doonto in lala socdo warar xaqiiq, gaar ahaan xiliyada doorashada.

15/06/2021

Rugcadaa saxaafadeed Maxamed Maxmuud Cadde, ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed si waaya-aragimo leh ula wadaagay muhiimadda ay u leedahay iyo waxa ay ka caawin karto, xarun cusub ee la-socodka marin-habaabinta ee FESOJ.

13/06/2021

Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta ee FESOJ Ustaad Faarax Cumar Nuur, ayaa sharaxaad ka bixiyay xarunta cusub ee la socodka marin-habaabinta ee lagu kordhiyay ururka.

10/06/2021

Prof. Cabdullahi Maxamed Shirwac oo ka mid ah ururada bulshada rayidka oo hadal ka jeediyay munaasabaddii daah-furka xarunta la socodka marin-habaabinta ee FESOJ, ayaa sheegay in wakhtigan casriga aan laga maarmeynin xog sugan, isla markaana loo baahanyahay in la kala oggaado runta iyo beenta.

09/06/2021

Sheekh Cabdi Xayi oo kamid ahaa culimadii ka qeyb-gashay daah-furkii xarunta la socodka marin-habaabinta ee FESOJ, ayaa sheegay in garab lagu siiyo suxufiyiinta hoggaaminaya xarunta cusub, isla markaana la wado baraarujinta ku aadan joojinta beenta.

08/06/2021

Guddoomiyaha iyo aas-aasaha xarunta la socodka marin-habaabinta ee FESOJ Maxamed Cabdi maalik, ayaa sharaxaad ka bixinaya ujeeddooyinka iyo hiigsiga xarunta cusub.

07/06/2021

Hadal jeedintii Dr Maxamed Maxamud Cali Fuje ee daah-furkii xarunta la socodka marin-habaabinta ee FESOJ.

Koox suxufiyiin ah oo kala jooga gobollada iyo caasimada Muqdishu, ayaa maanta ka faa’iideystay tababarkeenii ugu horree...
05/06/2021

Koox suxufiyiin ah oo kala jooga gobollada iyo caasimada Muqdishu, ayaa maanta ka faa’iideystay tababarkeenii ugu horreeyay ee ku saabsanaa “Sida loo hubiyo wararka marin-habaabinta xiliyada doorashooyinka”. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan suxufiyiintii kasoo qeyb-galay.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FESOJ Disinformation Lab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share