![](https://img5.medioq.com/754/932/248323097549329.jpg)
20/03/2023
Dagaal ka soo Cusboonaday Buralayad Shidan Media
Subaxdii malinta Axada March 19, 2023 ayaa dhashii SNM ee Ceergabo laga soo hubeeyey dagal ku soo qaadeen deeganka Shidan. Warku wuxuu sheegayaa in Beelaha halkaas dega iska cabiyeen dagalaka. Daaliminta degaanka soo weeraray ay dhawac iyo khasare kaleba kala kulmeen,
Dagaalka waxaa laga so abaabulay magalad Ceerigabo iyadoo la rabo in dagalkaas dadka lagu marinhabaabiyo markii argigaxsda SNM ay jab iyo hoog kala kulmeen dagalka magalada Laascanood.
Dagaal oogayaasha waxay kala kulmi doonaan dagalkn ay soo qaadeen jab iyo hoog kale. Dadk deegankuna way difacan dhulkooda iyo dadkoodaba,
Wixii warar soo kpoodah wanu idinal soo socdsiin