
30/03/2023
Qomiyada Somalida🇸🇴
Soomalidu Waa hal Qoomiyad Geeska Africka waligeed ka talin jirty waa dad aan waligood lagumaysan waa dad iyaga gumaysan jiray oo beeraha ku falan jiray xabashida, oromada ,iyo cafarta,,, somalidu waa dad Dagalyahano ah waa dad xadaarad horumar iyo Tariikh dheer leh.
Qomiyada somalida waa kuwa Ugu Awooda badan Africa 🌍 waa qomiyad ku caan ah xoola dhaqashada Beeraha iyo Ganacsiga waa Qoomiyad ganacsigeedu Gaari Jiray Aasiya, Yurub, Amerika, waa qoomiyad jirtay ilaa 12kun oo sano Kahor. Waa Qomiyad Geeska Africa ka talin jirtay ila iyo hadana ka talisa wa Qomiyad dhul waynaha geeska africa leh ee hada kala qaybsan...
Balse Jiilka xiligan jooga waa jiil aad daciif u ah oo aan labarin tariikhdooda iyo jiritankooda waa dad qabyaldu indha tirtay waa dad dhaman tood jahiliin ah ila wax yar mooye waa dad Ku faantamaya odayal jiray boqolal sano kahor iyaga oo iska indho tiraya awoowyashodi jiray xiligii faracinada balse ku faantamaya odayal jiray 15 qarni u dambeyay waa jiil awood u leh inay dhistan awood aduunka wax kuso kordhisa balse qabiilku indho tiray
Yabay aniguye aan Sugno inta Qiyamaha ka dhacaya