Iimey Community media

  • Home
  • Iimey Community media

Iimey Community media Cite where ideas and information are shared

12/04/2023

Ethiopia waxay qorahaynaysaa isbadal ay ku samayso cidamada qalabka Sida ee degaanada Dadka oo dhan
Ka Somaali ahaan Maxad ka aaminsanatahy qorahahan ay Dawlada Federalka wado

19/05/2022

Ree iimey 😆

17/05/2022

Somaliland ayaa manta gabi Ahanbo siweyn loga Dabal Dagayaa 18 MAY oo ku asteysan
Malinka madax bananida Somaliland wasidey
Udhigene hadabo seed u aragta adiga rayigaada?
Adiga oo cafiifada ka reebayo rayigada si saliim ah
Ugadhibo mahadsanid

03/04/2022

Ree iimey Ramadan Kariim
Waxan filayaa in aad sonka maanta bilawdeen
Qale hala isu diyaariyo
Galeydii iyo Shahii aad sadaxda ka tuurayseen waa la Idinka kari wayee

23/01/2022

Subax wanaagsan ree iimey
Maxaad ku barideen

10/10/2021

Heesta Duleel baan ka baxayaa iladawo

07/10/2021

Imey bari doorasho k**a dhicin gabi ahaan ba beesha dagto k**a aysan qayb qaadanin iyadoo ay mamulka jigjiga fadhiya nin aan deegaan ahaan waxna ku lahayn ay dadka ku qasbayaan..

07/10/2021

Waxa kaso baxay Ethiopia
Ee lagu sheegay waziiro kuma lihin matalaad
Miiska wax lagu qaybsanayo Somali qofna nooma fadhiyo

02/09/2021

CALANKA BEESHA KARANLE HAWIYE OO SOBAXAY WANA CALAN INTAN CALAN ARKAYAY QURUXDISA AN ALAGADHIN

29/04/2021

Baldawo

27/04/2021

Farmajo oo gobay lagu karbaashay kana cabaad siisay murtida

21/04/2021

Abwaan Beesha Hawiye siween uyaqaano Halkan ka dhageeyso

14/03/2021

Kililka waxa kajiro guux Siyasadeed iyo loolan siyadaded
Waxan Dagmoyinka ku xusan hos dadka Kasoo jedo ka codsanaya ineey udiyaar Garoban radsiga iyo matalada degankoda
Aymatalayan sidokale waa iney laxisabtaman
Qofka matalayo bari haduu ku gulesto waxa
U kuso kordhinayo
Degamada dulman ee aan xaqooda si ax uhelin waxaa kamid ah
1 IMEEY BARI
2 QARSADULA
3 TULIGULED QABALAYAL HOSGALO
4 JARATI QABALAYASHA HOSGALO
waxaan baq dheer ujedinayaa dadka udhashay degamadas iney xaqooda ku gor gortaman hada inta dorashada iyo xildhibanada xulidooda ayjirto

Karanle Youth waan idin soo dhaweeyneeyna Dadaalkiina iyo isku xidhkiinan wanaagsan  Waxana idinleyahay horay usocda dee...
19/01/2021

Karanle Youth waan idin soo dhaweeyneeyna
Dadaalkiina iyo isku xidhkiinan wanaagsan Waxana idinleyahay horay usocda deegankina
Wayo dal dadkiisa dhisto dhalinyarada waxan
Jaclanlaha kuwa wadanka jooga laftooda in
Ad Ururka sogadhisan oo inan qurbaha bas ah
Ku ekaanin

09/01/2021

Duqan wayn bal ila dhahaysta..
Wuxuu xaqirayaa beel waynta hawiye iyo dhulka ay ka dagto itopia..
Sifiican ooga ma uusan hadline ogadeenka umbuu ka hadlayaa
Hawiye wuxuu dagaa
Iimey bari
Iimey galbeed
Jarati ilaa iyo xuduuda Kenya
Raaso ilaa Karsadula iyo nageele.
Dhankaa kale iyo babili haba sheegin...

Xukuumadda soomaaliya ayaa sheegtay in ay go’aansatay in la guda galo hirgelinta doorashooyinka, si aan wakhti kale loog...
09/01/2021

Xukuumadda soomaaliya ayaa sheegtay in ay go’aansatay in la guda galo hirgelinta doorashooyinka, si aan wakhti kale looga lumin shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish,

Iimey Media

06/01/2021

Ambalans loogu tala galay dagmada iyo in loogu adeego bukaanka waxa la sheegaya in safaro lagu galo dadkiina ay dayac ubaaba ayaaan

07/12/2020

War dag dag ah oo imeey galbeed nagasoo gadhay ayaa shegayo in dowlad deeganka ama gobalkabo uu dagmada ka gaabiyay goobaha wax barashada waxaana furan school laadki deegaanka halka dagmada imeey galbeed schoolad kooda uu xidhanyahay macalin la aan owgeed waxaana lasheegay in maxalimiinti sababo la xadhiidho mushaar la aan iskaga joojiyeen shaqadi lama garanayo sida uu xalka ku Dan beeynayo schooladkaas

02/08/2020

Degmada Iimey-bari waa dagmo aad u facweyn, waana dagmo qadiimi ah. Waxaa ka jira dulmi aad u wayn halkaas, waxaadna mooda waxa kajiraa inuu yahay gurbaanka ama gacalkaa hakuu hayo ama gacantooda ku heeystaan, taas oo micnaheeda yahay in hal beel xukunka degmada maamulkeeda loo hibeeyey halka kuwii kalena siyaasad ahaan loo afduubay.

Arintani kuma aysan imaan abaabul siyaasadeed oo qabaa'ilada wada deggan isdheer yihiin balse waa shirqool ay fulinayaan maamulka Jigjiga kaaso qaarna siyaasad ahaan ku diidan kuwa kalena lagu ku shaqaysanaya, waana arin xaqa iyo cadaalada baalmarsan. Qabyaalad iyo kala qoqob ayaana arintaas laga dhaxli doona.

Waxaan marlbaad iyo mar saddexaadba usheegayna cidda wax ka qabashada arintaasi qusayso inay soo celiyaan caddaalada iyo xaqa, cidwalbana xaqa ay mudan tahay hesho si ay ummadu nabadgalyo ugu wada nooladaan karaan.

20/07/2020

damaca walan marbuu dakhal kaatuuraa gudomiyaha Dagmada Marko mudane Abdullahi Ali Ahmed Wafoow Damaciisa walan iyo dadaalka uu kujiro ila dhageeyso Marko ayuu Kaqabsan rabaa 1 Jarati 2 Imeey Taas waa damac ila walan aniga

26/06/2020

hhhh maxuuyidhi ninkan bal an dhageysano

16/06/2020

mudane waziir naji waa nin aan xishmad uhayo lkn waxaa laga Mamar man ah in laxasuusiyo shaqadiisa haduu hilmaamay naji waa waziir wazaradiisa eey cusubtay kuma heeysano wazaradada shaqo Nagasii wax noogaqabo lkn waxaan kuheysanaa dagmooyinki uu matalayay
all waxaa kajiro dhibaatooyin siyaasad iyo xad gudubyo aad uturabadan Samigi siyaasada dagmooyin ku xaqiran ayaa jiro waxaa jiro dhimasho kadhacday dagmooyin oo sifo siyaasad ah naji intabo k**a hadlo naji odayaasha iyo dhalinyarada markeey ubaahdaan wa nin albabada ka qufusho
waxaa jiro odayaal jarati asagoo madaxweynaha kasocdo ka codsaday in uu hor ogeeyo madaxweynaha si eey usheegtaan xaquuqda k**aqan naji Darbi ayuu ku hor jaray
wuuna awoodi waayay odayaashas in uu fududeyo imeey ayaalatagay wuu awoodi waayay in uu dadkiisi horgeeyo madaxweynaha si eey dhibka dagmada usheegtaan qarsadule dulmi siyaasad ayaa kadhacay wuu awoodi waayay in uu door ka qaato babili dhib ayaa kajiro intuu dadkiisi dhax tagay asagoo lariixayo ayuu awoodi waayay in uu xaliyo dhaxdooda naji wax habayaraatee uu dadkiisa uqabtay majiro waa nin aanbo xidhiidh lala hen dadkiisa iskana ilaaliyo xilka uma joogo bas ah in uu mashaarkiisa iyo guriga free ga in uu fiirsado
naji yoow taariikhda page madoow ayaad kagashay nadhaaf

06/06/2020

Iimey waxay u baahan tahay wax ka badal dhinaca maamulka ah iyo wax qaybsiga oo aan si habsami ah loo qaybinin
Wax qaybsiga waa in lagu saleyaa milkiga dagmada oo ay leedahay beesha
Kuwa kale in wax laga siiyo ma qabo waxaan ka ahayn duube

ninkan wa duube waxaa sidan ugalay cidamada liyu police ee shatiga qabiil sito malin horana waxeey sidan ookale udileen ...
04/06/2020

ninkan wa duube waxaa sidan ugalay cidamada liyu police ee shatiga qabiil sito malin horana waxeey sidan ookale udileen nin karanle ah maaquul ma ahaan inaan isha kafiir sano cidamadan dadka ukale exanayo ee ulug qqbanayo dube iyo karanle gaadsan iyo ogaaden dhulkan imeey Lama wada lahaan waa lakala leeyahay dube iyo karanle ayaa leh dhulkan waxaana larabaa in looga qado gadsan iyo amaadin dube iyo karanle dagaalama

03/06/2020

hhhh cadhada markeey kaa badato wa iska sidan cadho culula neefkan ma reer kiliweey baa

03/06/2020

boqortoyada karanle masha allah

03/06/2020

kusoo dhawaada Imey Community media oo aad kaheli doontaan xog muhiim ah

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iimey Community media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share