kabtan ayub

kabtan ayub kabtan ayuub

Hoygii daraawishta my home lascaanod
09/11/2023

Hoygii daraawishta my home lascaanod

11/03/2023

Qisada beer taabadka ah ee Rayaan waa 8 sanno Jir Somaliland duqeyn ku dishay. | Mahadhooyinka Xasuuqa Laascanood. - Lasii wadaag Soomaali

09/03/2023

Reer UK oo sabtida udiyaar garoobay isaaqa mudaharaadaya inay magalada kudhex uleeyaan,
Jamhiriyada Barida oo DDS iyo ogaadeen doolaha kuritay maxaa karaacay.
Habar gidir Zambia laga tarxiilay sabab lagu tarxiilay.
Ogaysiis 12/3/2023

06/03/2023

Jamhuriyada barida waynayd waxaan kasoo xirnay cayretii yurub siin jirtay,
Wadahadalkii ay itobia garwadeenka ka ahayd oo burburay,
Qaabka dagaalka sool looqorsheeyey.
Falanqaynta galabta oo xogo badan xanbaarsan,

05/03/2023

Barasho wanagsan Dabacayun
⚪️🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵
⚪️⚪️🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵
⚪️⚪️⚪️🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵
⚪️🏇⚪️⚪️🔵🔵🔵🔵🔵🔵
⚪️⚪️⚪️🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵
⚪️⚪️🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵
⚪️🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵

Ergo saraakiil Itobian ah oo ay soowakiisheen beesha 5aad ama beesha caalamka ayaa Garoowe kulan kulayeeshay Garaada SSC...
05/03/2023

Ergo saraakiil Itobian ah oo ay soowakiisheen beesha 5aad ama beesha caalamka ayaa Garoowe kulan kulayeeshay Garaada SSC
Sarkiisha itobia ayaa sheegay in muuse biixi ciidankiisa laguurayo ayagana laga rabo intuu guurayo inaan laweerarin
Garadada ayaa yiri hadii uu guurayo hatago xadka udhaxeeya dhulbahante iyo isaaq meel kasokaysa hadii uu d**o inaan weerarno dhulkayagana difaacano cidna kahaybaysan mayno

muuse juudaan oo markale ergadii itobia lahadlay waxuu yiri maalmo ha la isiiyo aan ku guuro
Saraakiisha itobia ayaa amar duldhigay muuse una sheegay inuu tago xadka isaaq iyo dhulbahante

Dabacayuun caadi buu uquustay.

Kulan balaaran oo sakootin ah waa jamaahiirtii SNM cayrta kajartay Daraawiish isugu timid  Belgium kana kala yimid UK,Ge...
05/03/2023

Kulan balaaran oo sakootin ah waa jamaahiirtii SNM cayrta kajartay
Daraawiish isugu timid Belgium kana kala yimid UK,Germany,Swedan,Franca.
Mahad oo dhan Allaah bay usugnatay
marka cigana Reer Belguim waa kumahadsanyihiin dadaalka iyo Gobonimada ay muujiyeen.

guul iyo gobonimo sxbayaal balanteenu waa Halgan❤️👏

04/03/2023

Raisul wasare Xamse xalay Laascaano ma uhiiliyey mi9se waa ka hiiliyeye,Kabtan ayuub iyo falanqaynta khudbadii xamsde.
Apdetkii ugu danbeeyey laascaano,

Address

Mogadisho

252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when kabtan ayub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share