Abdi Garasho

Abdi Garasho Abdi garasho is known as GARASHO: Somali content creator/colorist based in Germany Welcome to my vibrant realm of colors!

I am a passionate colorist and visual storyteller dedicated to unlocking the full potential of visual media through the enchantment of colors. With my expert color grading techniques, I have the power to transform ordinary scenes into extraordinary spectacles that captivate and engage audiences. From the silver screen to your favorite TV shows and commercials, I infuse each project with the perfec

t blend of hues, contrasts, and tones to create an immersive and emotionally impactful experience. Every shade, every gradient, and every highlight is carefully crafted to amplify the storytelling and evoke the desired atmosphere. As a detail-oriented artist, I understand that each project is unique and deserves a customized approach. I work closely with directors, cinematographers, and other creatives to bring their vision to life, ensuring that every frame is a work of art. If you're seeking a collaborator who can add that magical touch to your visuals, let's embark on a journey together. DM me to discuss your next extraordinary project. Let's create visual wonders that leave a lasting impression! 🎥✨🌈

Dhaxal waa wiilki kayara Arday 🤣🤣 ani madhihin bal adba kasoo qabo 🤓🤓 balo ku cayaadhay wllo maxaad iigu soo dirteen?
21/04/2024

Dhaxal waa wiilki kayara Arday 🤣🤣 ani madhihin bal adba kasoo qabo 🤓🤓 balo ku cayaadhay wllo maxaad iigu soo dirteen?

11/04/2024

Eid waa dhamatay 😂

Ka jawaab,  waxaan sac kusoo gatay $800Waxaan ku iibiyay / gaday $1000Waxaan marlabaad kusoo gatay $1100Waxaan ku sii ga...
02/04/2024

Ka jawaab, waxaan sac kusoo gatay $800
Waxaan ku iibiyay / gaday $1000
Waxaan marlabaad kusoo gatay $1100
Waxaan ku sii gaday markake $1300
Hadaba meeqan faaiday?

Jawaab 🤔🤔😂😂

AI waa halowday qofkaa xarash u hayso waa ka shaqaysan kartaa waxaan soo qaadnay sawirka halyeeyda danab waxaan ai udirn...
21/03/2024

AI waa halowday qofkaa xarash u hayso waa ka shaqaysan kartaa waxaan soo qaadnay sawirka halyeeyda danab waxaan ai udirnay inuu qurxiyo sawirka badalana halyeeyda ka dhigo reer baraawe wuu sameeyay asagoon dharkeeda qaldin waxaan u dirnay xasan sheekh oo duurka u socda asna saasu ka dhigay al muhiim qofkaa xarash u hayso wajigiisa waa samaysan kartaa asagoo dhakiisa wato 🤣🤣🤣🤣🤣

20/03/2024

SOMALI YOUTUBERS ILMA ADERAYAL BEENTA NAGA DAAYA WAA RAMADANE 🤣🤣😇

AI da Maalinba maalinka ka danbeeya waxay aad u hagajinayan midabka saxda ah ee dadkka iyo qaab sawmaynta warkooda waxaa...
10/03/2024

AI da Maalinba maalinka ka danbeeya waxay aad u hagajinayan midabka saxda ah ee dadkka iyo qaab sawmaynta warkooda waxaan ku qoray ii sawir gabadh soomalia ah oo taagan xeebta daraja sare kahaysata ciidanka bada wuxuu isiiyay sawiradaan

07/03/2024

xooga dalka danab 😍

Dadka wax dhiiri galiya amaba kuwa kabeensheegay shaqadooda twitter ayaa yaqaana xariifkaan 19 jir ayuu taagan yahay gur...
06/03/2024

Dadka wax dhiiri galiya amaba kuwa kabeensheegay shaqadooda twitter ayaa yaqaana xariifkaan 19 jir ayuu taagan yahay guri ku gatay 2.3 milyan schoolkana 3 sano ka hor layga ceeriyay waa makuu jiray 16 sano sida qoraalka hoose ka muuqato gurigu waa kiro ee maleh ayuu dhahay twiterka 🤣🤣🤣 hada ogow kuwo aan qadayn baa caan noo ah sidii ninkaana been usheega kuwa dadka dhiirigaliya wa lamid 🤣🤣 hormarkuu kuusheegayo muugaaro asagagaanba qadayn 🤣🤣 markee meeshas mareyso rinjigaygi ku noqday 🤣🤣 balo ku cayaadhay

Nin aan saaxibo nahay oo dadka muuqal samaynta madax martay kamid ah ayaan waxaan isku raacnay shaleemo waxaana daawanay...
01/03/2024

Nin aan saaxibo nahay oo dadka muuqal samaynta madax martay kamid ah ayaan waxaan isku raacnay shaleemo waxaana daawanaynay filimka blade runner 2049 sxbkay wuxuu aad uga helay meesha filmka ay ku samaynayeen iyo midabada. waxaan usheegay in fake aytahay dhulkaas oo lagu sameeyay CGI rinjigaasna lagu qurxiyo 🤣🤣 ninkii waa aamini layahay ilaa aan rinjigii dib usaxo oo kadhigo natural.
Muhiimada ayaa ah nalagama dhulqurxoone rinjigay badsadeen 🤣🤣🤣

sawirka koowad waa rinjiga markaad caadi kadhigay kan labaad waa originalki ay rinjiyeysteen 🧐🧐

Bisha 2aad waxay ku dhamaan jirtay 28 cisho Lkns sanadkaan waxay ku dhamanaysaa 29 cisho taas oo lamicno ah sanadkaan oo...
29/02/2024

Bisha 2aad waxay ku dhamaan jirtay 28 cisho Lkns sanadkaan waxay ku dhamanaysaa 29 cisho taas oo lamicno ah sanadkaan oo dhan waa 366 cisho halki uu ka ahaan lahaa 365 cisho.
Sida bisha 2aad isku badashay noloshaada haisku badasho axbaabi 🧐

23/02/2024

Madax wareer yar ka dib nasahan ka tuma kan vfx iyo 3D modeling 😂😂

Rinjiile duqoobay musmaarle haumaleen galab wanaagsan asxaabta 😂😂😂 balo ku cayaadhay sawirkaas gabar baa ku ciyaadhay i ...
21/02/2024

Rinjiile duqoobay musmaarle haumaleen galab wanaagsan asxaabta 😂😂😂 balo ku cayaadhay sawirkaas gabar baa ku ciyaadhay i aamina😂😂😂

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Garasho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share