Xaqsoor

Xaqsoor Xaqsoor is an independent News and Media Website, aimed to deliver quality, timey and reliable infor

RW Xamse, oo ka soo noqday fasaxii uu ku maqnaa wuxuu yidhi: hoose ka akhri.
26/02/2024

RW Xamse, oo ka soo noqday fasaxii uu ku maqnaa wuxuu yidhi: hoose ka akhri.

Somalia took crucial steps forward to ensure its territorial integrity. History will tell this voluminous and timely dec...
22/02/2024

Somalia took crucial steps forward to ensure its territorial integrity. History will tell this voluminous and timely decision.
and Defense agreement for 10 years.

JigJiga Main Musque.  .
18/02/2024

JigJiga Main Musque. .

16/02/2024

Faafan

Gobolkeena Faafan ee DDS waxaa ku soo badanaya falalka ay si ula kac ah, bulshada ugu dhibaataynayaan Budhcadda qaadicu dariiqa ah ee Finaasta. Meelaha ay sida naxariis darrada ah gaadiid layda, iyo xooladhaqato beeralayda ugu laynayaan xoolahana ugu dhacayaan waa deegaanka beelaheena Jidwaaq iyo Gadabuursi/Samaroon!

Labadeena beelood hadaynaan raali ka ahayn waa in aynu tallaabo cad qaadisteeda u diyaar garoownaa si aan u bad-baadinno musaafurka iyo xooleheennaba.

Barinee ma badrideen inteenna reer Faafaneed ka ahoow!

Baaq:Bahda saxaafadda ee Xaqsoor waxay cambaaraynaysaa falka lagula kacay Muwaadin Cabdi  Aadan Ibnu Adem oo si sharciga...
16/02/2024

Baaq:

Bahda saxaafadda ee Xaqsoor waxay cambaaraynaysaa falka lagula kacay Muwaadin Cabdi Aadan Ibnu Adem oo si sharciga ka baxsan loogu xidhay magaalada Jigjiga ee Caasimadda DDS.

Bahdu waxay cod dheer ugu baaqaysaa in la siidaayo Cabdi. Dhammaan shaqsiyaadka ku lugleh xidhayga cabdina tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado, maadaama ay ka shaqaynayaan iska horkeen ka bulshada iyo maamulka DDS.

Sidookale, Salaaddiinta, Garaaddada, iyo Ugaasadda Gobolka Jarar waxaan ugu baaqaynaa in ay door kooda qaataan.

Dhammaan!

MW Mustafe, DDS iyo MW Xisbiga PP Aden. Sides wax leeyihiin?
16/02/2024

MW Mustafe, DDS iyo MW Xisbiga PP Aden. Sides wax leeyihiin?

We will be free and we will be the   nation of     and the little brother of Somalia. This will come through peaceful an...
24/01/2024

We will be free and we will be the nation of and the little brother of Somalia.

This will come through peaceful and negotiated approach and inline with constitution of the FDRE.

Happy 31st anniversary.

Legends of Somalia H.E Hasan Sheikh Mohamud (left) and H.E Mohammed Abdullahi Farmaajo (right). The current president of...
22/01/2024

Legends of Somalia H.E Hasan Sheikh Mohamud (left) and H.E Mohammed Abdullahi Farmaajo (right). The current president of Somali and his predecessor respectively.

.

 , the president of Djibouti.
22/01/2024

, the president of Djibouti.

We will never forget our forefathers will to freedom!
22/01/2024

We will never forget our forefathers will to freedom!

20/01/2024

The Secret Grand Horn Strategy and Somalis post 2024

Starting 2024 Somalis in the Horn of Africa will continue to face unprecedented challenges due to their poor ideological mindsets. The reason they will face is, for 33 years the main backbone of Somalis, the Somalia was lacking strong government. The Somalis have lost their strategic ideology, national interest, strong military presence throughout the former Somalia. Additionally, they have competing tribal/clan-based interests which are not compatible the modern international politics, and global and regional interests eying their strategic location in the Horn of Africa and the Gulf of Aden!

This Secret Grand Horn Strategy (SGHS) is designed to achieve fairer natural resource allocation and resharing bestowed in the horn of Africa. The SGHS will allow Djibouti, Ethiopia, and Somalia undergo major geopolitical shifts. Ethiopia sees red see access as an existential objective and strategy. Ethiopia will take advantage of international political interest offered to them and will outmaneuver the horn countries to ensure their interest.

Though there are many international and regional competitors eager to dominate and control the follow of goods and logistics as well as safety and security at the Gulf of Aden and the red sea, but there are two active European superpowers behind the political tricks going on in the strategic areas of northern Somalia. Some middle east countries like the United Arab Emirates (UAE) are servants to their respective lenders and they have seen some marginal profits within the implementation process of the SGHS. However, according to reliable sources and per this SGHS the hidden is more dangerous than what is visible and going on which may severely impact the existence of the Somali Ethnic nation.

The SGHS highlights the following possible interventions that may happen soon which includes: -

Strategy: - 1. Dis-integrate, and disrupt the social, and political structure of Somalia and in large the Somali community through creating tribal, political, religious, and conflicting ideologies, and any possible interest groups according to the nature and possible opportunities offered in space and time. Unless this step is achieved the following steps are impossible to implement and achieve! The main indicator will be to ensure the Somalis can’t reach consensus by themselves in every crucial meeting.

Strategy: - 2. Ethiopia ensures sea access toward Awdal region of Somalia and establishes additional buffer zone within Somalia (from the border of Awdal region in the direction of Hargiesa). The buffer zone will be intended to improve the security and safety of the occupied red sea access area of Awdal region. Unless this step is achieved the following steps are impossible to implement and achieve!

Strategy: - 3. Political uproar and Afar community uprising in Djibouti which may end up as designated country for Afar community starting from 2025 to …. Prediction will be around the upcoming election. Some Oromo political leaders are/will be bushing this agenda with the help of few superpowers who owns the SGHS and actively present and operate in the horn of Africa.

Strategy: - 4. The future of Sitti and northern Fafan Zones of Somali Region in Ethiopia are in question. Will some portion of the Somalis in these strategic localities be Afarized while the rest be Oromozed or will there be mass displacement Somalis like Garbo-cise, Cudhufo, and Cadayti? The future will determine the hope and will of these zones.

Strategy: - 5……...

What the Somali nation is facing looks like this Secret Grand Horn Strategy which was designed before the independence of Djibouti and Somalia, and currently the implementation of program interventions are on the process.

You might think this Secret Grand Horn Strategy is fiction! Or take it like a wake-up call, warning or awareness raising!

This post is opinion from a contributor of the page.

  Xulka 17 jirrada ee kubadda Cagta.Waxay bahda Xaqsoor hambalyo, tahniyad, iyo dhiirigalin udirayaan xulka 17 jirrada e...
05/05/2023

Xulka 17 jirrada ee kubadda Cagta.

Waxay bahda Xaqsoor hambalyo, tahniyad, iyo dhiirigalin udirayaan xulka 17 jirrada ee kubadda cagta ku matalayay Qaranka Soomaaliya, ciyaaraha ka socda dalka Aljeeriya.

Ummadda soonaaliyeed meel kasta oo ay joogto waxay idiin haysaa xurmo, qadarin, iyo bogaadin. Sababta oo ah, waxaad caqiijiseen in laba tartan oo isku xiga aad ka qayb gashaan, waa kan hadda ka socda dalka Aljeeriya iyo Kii kahoreeyay ee ka qabsoomay Itoobiya.

Waxay bahda Xaqsoor iyo bulshada Soomaali idiin rajaynaysaa soo noqod dhaw oo aad la timaadaan dadaal dheeri ah. In Shaa Allaah.

By: Bahda Xaqsoor.

Guul Soomaaliya.

Ramadaan Mubaarak. Allaah waxaan uwaydiinaynaa in ummadda muslimiinta ah uu ma aqbalo, cibaadada, akhrinta qur-an, salaa...
23/03/2023

Ramadaan Mubaarak.

Allaah waxaan uwaydiinaynaa in ummadda muslimiinta ah uu ma aqbalo, cibaadada, akhrinta qur-an, salaada, soonka.

Amin

Mu waad in ka the qayb qaado oloolaha GURI DHISKA MD Mohamed Abdulahi Farmaajo.
02/06/2022

Mu waad in ka the qayb qaado oloolaha GURI DHISKA MD Mohamed Abdulahi Farmaajo.

12/05/2022

Mar kale Farmaajo4MoreYears4Somalia.

14/03/2022

Kutakri-falka iyo Musuq!

Santarka Boholalee Degmada Bilcil-buur, shacabkii masaakiinta ahaa ayaa nafaradii loo qoray ee PSNP-DA laga wada jarey kaararkoodii, reerkii loo qoray shanle waxaa lacagtii la siinayaa kowle ama labaale (sedexdii ama afartii kale maamulkaa reebanaya)

Waxaa taa kasii daran in reero dhan nafaradii loo qoray la waayay meel ay mareen iyo wax liiska ka saaray, halka qaar la sheegay in aan lagaranayn meel ay mareen. Waxay tani sababtey in shacabkii ka gadoodaan oo ay diidaan iyadoo xili adag lagu jiro.

baadhitaan aan sameynay waxaan ku ogaanay in kaarasha shacabka qaarkood lagu qaatey lacagti iyagoo magacyo kale wata oo maamulku ku qortey.

Arintan oo kale maaha in Maamulka Degmadu daawadaan, waa in lala xisaabtamaa cida falkaasi ku kacday xiligan marxalada adag ay shacabku ku jiraan.

Arintan oo la sheegayo in ay tahay mid xidhiidhsan oo ay isla ogyihiin, maamulka degmada iyo Xafiiska u xilsaaran fulinta ee PSNP ayaa saamayn taban ku yeeshay dhaqaalaha bulshada. Waxayna wali sugayaan cadaalad sixitaan!

   #2021
06/06/2021

#2021

https://youtu.be/8kJqLHShrUs
06/06/2021

https://youtu.be/8kJqLHShrUs

DHIBAATOOYINKA NEW SOCIAL MEDIA .. مشكلات اعلام المعاصرة..Ustaad cabdifataax maxamuud xayd Waxa si naxariis leh kaaga cod sanaynaa inaad sii share garayso m...

16/02/2021

Adunyado waa meel gaban waxan jogi doona mudo koban waxan safar unahay akhiro.akhiro waxa ka jiro jano iyo naar
Qofwalbana camalkisa ayaa 2aad ukala dorayo.manta waxaad heysata fursaad
Malinba qof ayaa tagayo adna malin ayaa
Tageysaa ee walla kudadal acmaal alllah rali kayahaay

Codsi walal page kaan waxan cawa goansaday inaaan kheyrka ku godbiyo si dad badan ugu xirmo hadey farintaan kuso garto walal
Page ee like gare fadlaan

Inna Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun, Ilaahey ha u naxariisto Adeer Sheekh Nuur Baaruud oo ka mid ahaa culumada Soomaal...
16/02/2021

Inna Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun, Ilaahey ha u naxariisto Adeer Sheekh Nuur Baaruud oo ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed, Waxaan ilaahey uga baryayaa in uu danbigiisana dhaafo qabtigana u waasiciyo kitaabkiisa midigta ka siiyo, ehelada iyo qaraabada oo dhana samir iyo iimaan innaga wada siiyo aamiin ya rabbi.

ONLFKomishinka doorashoyinka dalka ayaa soo faragaliyay xiisadii ka dhaxaysay ONLF, komishinku xilka qaadistii kooxda Ra...
16/02/2021

ONLF

Komishinka doorashoyinka dalka ayaa soo faragaliyay xiisadii ka dhaxaysay ONLF, komishinku xilka qaadistii kooxda Rayale Xaamud wuxuu ku tilmaamay waxba k**a jiraan, maaddama aan shuruudihii la buuxinin. Dhanka kale anshax marintii Guddoomiyaha ururka ONLF ku samaysay xubnaha kale ayaa iyagana waxba k**a jiraan lagu tilmaamay, maaddama caddaymo ku filan lagusoo lifaaqin.

Tubtii xisbiga oromada ee ONAG loo wajahay weeye.

W-Q:- Xaqsoor

Madaxwayne Mustafa Muxumed Cumar iyo wafdi just hogaaminayo ayaa ka qayb galay tacsida Allaha u naxariistee Sanator Yuus...
16/02/2021

Madaxwayne Mustafa Muxumed Cumar iyo wafdi just hogaaminayo ayaa ka qayb galay tacsida Allaha u naxariistee Sanator Yuusuf Xaaji

Waa garad bashir iyo marwadisa Fadlan 100 like ayaan idinka raba in garadka lagu mamuso
16/02/2021

Waa garad bashir iyo marwadisa
Fadlan 100 like ayaan idinka raba in garadka lagu mamuso

16/02/2021

Labo qolo fikirkooda wuu khaldanyahay.
1..qolada mab da ooda diimeed uga faa idaysanaya siyaasada ee waxaan iyaga taabacsanyn aan waxba u ogalayn waxaan leenahay war xaalka saas ka badala oo dadka duurka ha galinina ee bahasha kala saara oo kiini wax tar lehna qaata kan ka kale een groupkina ahayn balse waxtar uleh bushadana wata si maslaxada iyo midnimada guud u hagaagto

2.. Qolada iyagu aaminsan Ruuxi masaajid galaba inuusan xil qaban.karin urur diimeedyada ugu abtiranaya waxaan leenahay war diintu waa salki ee akhlaaq wanaagsan la imaada waxii fikir ee toosana masraxa soo dhiga
Wabillahi Towfiiq
Qore. AAA

Fadlaan kusali nabiga scw Share iyo like dheeh page kheyr walbo laso galiyo si aad ajirka ula qeybsato Mahadsanid
16/02/2021

Fadlaan kusali nabiga scw
Share iyo like dheeh page kheyr walbo laso galiyo si aad ajirka ula qeybsato
Mahadsanid

16/02/2021

Asc dhamaan asxabta pageka ku xiraaan

03/02/2021

Waxay na baden waxaa nooga daran waxay na bareen.

Xukunkii Tigreega wuxuu kaga tahay bulshada isbadal dhinacya badan gaadhay gaar ahaan dalkeena oy si cadowtinimo ku jirto ola dhaqmayeen. Marka laga yimaado siyaasadoodii ku dhisnayd kala qaybi saad u xukunto (devide to rule), waxay nagaga tageen dhaqan aan horey u soo marin shacabkeena.

In qof la dilo ama la daayo ayaa dhaqankeena ka mid ahayd, laakiin in qof laga ilaaliyo dhimashada si loo ciqaabo, oo kuwii ciqaabayay ay qoomameeyaan haduu ka dhinto, waa dhaqanada uu baray Tigreega saraakiishuu noo soo tababaray ee maxaabiista ku ciqaabayay Jeel Ogadeen. Sidoo kale ciqaabtii gabdhaha maxaabiista ah la mariyay oy adagtahay in afka lagu balaadhiyo, ma ahayn dhaqan Somaliyeed.

In gabdhaha Somaliyeed lagu sooro najaastii Tigreega waa taariikh madow oon ka hadhaynin dayuusiintii loo adeegsady.

Dalka wuxuu u baahan yahay isbadal dhab ah oo soo celiya dhaqankii iyo diintii. Hadaan sidaa la yeelinna xasiloonida aynu isku maaweelinayno ma sii jirayso sababtoo ah culumada dhaqan-bulsheedka (Behaviourists) waxay sugeen; in falka uu ka dhasho caadaysi (Actions create habits). Qofka shaqa ka dhigaty oo ku noolaa inuu ciqaabo walaaladii suu u raaligaliyo sariikiishii Tigreega ama wakiiladoodii waxay u baahan yihiin dhaqan celin dhab ah. Markii la daraaseeyay sababta uu qof fiicnaa (oo laga yaabo inuu aaminsanaa mabda'a ama diinta uu ku ciqaabayo maxbuuska) inuu noqdo ciqaabe (torturer), waxaa kow ka ah inuu ahaa qof hogaansan (..study shows the crucial role that obedience plays). Sidaa darteed, hadaan dhaqan celin dhab ah loo samaynin, waxaa xaqiiqa ah (+80%) inuu weli jiro xidhiidhkii iyo hogaansanaantii u dhaxaysay iyaga iyo kuwii hogaaminayay.

Halkaa hainoo joogto.

Hussein nur

10/01/2021

Waxan maqli jiray hebal waa lagu dulmamula mesha yaab wa sidano kale
War mesha ka muqo ama ka dhamow

  In kastoo danbiyo dilal ah lagu Soo eedeeyay, dad badanna si is-daba joog ah u Soo warinayaan arimaha dilka. Hadana wa...
09/01/2021



In kastoo danbiyo dilal ah lagu Soo eedeeyay, dad badanna si is-daba joog ah u Soo warinayaan arimaha dilka. Hadana waa arin u baahan In lagu qaado nidaam sharci oo leh garaoor dhex-dhexaad ah. Hanoqdo garaoor kaasi mid dhaqami, diin iyo mid dastuuriba e.

BALSE, waxaa muhiim ah In uu Hanwayn hayo, rabana In uu salaan ka dhigto afkaartiisa ku salaysan diin si uu u koro AQALKA CAD ee Soomaaliya looga arimiyo!

Hadaba, waxaa is waydiinleh Nin Kani xaguu dalka ku hayaa?

Maxaa u diyaarsan?

Maxaa hadal kiisa iyo muuqaal kiisa ku wajahan soomaaliya soo shaac bixiyay xili ay xasaasiyad siyaasadeed ka taagan tahay gacan ka HORMUZ?

N.B Geeska Africa oo ay dalka Soomaaliaya ugu horayso waa istiraatiijiga ugu muhiimsan haduu ka qarxo dagaal marinka Hormuz?

Ugu danbayn, ninka inaga mashkixiya! Oo hubiya halkuu ku arooro!!!

Cajab!Soomaali cadaan noqotay! Maraykan ujeedadiisa uu ka leeyahay wali lama dareemin.
21/10/2020

Cajab!

Soomaali cadaan noqotay! Maraykan ujeedadiisa uu ka leeyahay wali lama dareemin.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaqsoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share