Somali Edmonton Media

  • Home
  • Somali Edmonton Media

Somali Edmonton Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Edmonton Media, Media, .

Xildhibaan CC Shakuur “Danyarta shacabka ah ee maanta guryahoodii laga barakiciyey, iyo maytadii toddobaadyo ka hor xaba...
09/07/2024

Xildhibaan CC Shakuur “Danyarta shacabka ah ee maanta guryahoodii laga barakiciyey, iyo maytadii toddobaadyo ka hor xabaalaha laga soo faagay amar Madaxweyne ayey ku dhaceen”

Very true.
08/07/2024

Very true.

Laba xorriyadood oo isa saaran. Hanbalyo Somalia iyo Canada day.
02/07/2024

Laba xorriyadood oo isa saaran. Hanbalyo Somalia iyo Canada day.

Wasiirka socdaalka dowlad gobaleedka Alberta Mohamed Yasin oo matalaya dowladda Alberta ayaa ku dhawaaqay in June 25 ila...
29/06/2024

Wasiirka socdaalka dowlad gobaleedka Alberta Mohamed Yasin oo matalaya dowladda Alberta ayaa ku dhawaaqay in June 25 ilaa kowda July uu noqon doono todobaad loo asteeyay dhaqanka iyo u dabaal-dagidda xornimada Somaliya.

Allaha u naxariisto Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan...
28/06/2024

Allaha u naxariisto Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sida ka muuqata hadalka madaxwayne Xassan Sheikh dhib k**a jiro in Itoobiya qaadato qayb ka mid ah badda Somaliya, balse...
24/06/2024

Sida ka muuqata hadalka madaxwayne Xassan Sheikh dhib k**a jiro in Itoobiya qaadato qayb ka mid ah badda Somaliya, balse waxaa la isku hayaa yay kala macaamilaysaa Itoobiya arrintaas?

Madaxwayne Xassan ayaa yiri Itoobiya haddii ay doonayso in ay Xeebaha Soomaaliya soo gaadho waannu soo dhowaynyanaa, Itoobiya waa in ay la macaamishaa walaalohooda Soomaaliyeed maaddama oo walaalaha Soomaaliyeed ay la macaamilkeeda ogol yihiin’’

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale yidhi ‘’Annaga iyo Itoobiya iskuma haynno in ay Itoobiya Badda Soonaliya gaadho, waxaan isku haynaa Itoobiya sidee bay Badda ku gaadhaysaa,maaha dagaalku in ay Soomaaliya Dowladdu Itoobiya Bad u diiddan tahay.

Ciidamada Somalida ee jooga Mataban waxay qaadeen tallabo aan waayadaan Somaliya ka dhicin oo ah in ciidamo lagu qiyaasa...
24/06/2024

Ciidamada Somalida ee jooga Mataban waxay qaadeen tallabo aan waayadaan Somaliya ka dhicin oo ah in ciidamo lagu qiyaasay ilaa 5,000 (shan kun) oo askari oo Itoobiyaan ah ay ka celiyaan magaalada Matabaan. Meelo badan oo Somaliya ah ayaa Itoobiya markay rabto gashaa marka rabtana ka baxdaa.

Guul ayaan u rajaynayaa ardayda SSC-Khaayumo oo 33 sano kadib diyaarad sida imtaxaanka fasalka 12-aad ay ka dagtay degma...
21/06/2024

Guul ayaan u rajaynayaa ardayda SSC-Khaayumo oo 33 sano kadib diyaarad sida imtaxaanka fasalka 12-aad ay ka dagtay degmada Laascaanood.

Gacmo wado jirbay wax ku gooyaan
24/05/2024

Gacmo wado jirbay wax ku gooyaan

Fulayow guulu kuu dhawaydaa. Tallaabada ay maanta qaadeen wadamada Ireland, Spain iyo Norway waa mid loo baahnaa inay qa...
23/05/2024

Fulayow guulu kuu dhawaydaa. Tallaabada ay maanta qaadeen wadamada Ireland, Spain iyo Norway waa mid loo baahnaa inay qaadaan wadamada Carabta. Hanbalyo Palestine.

18/12/2023

UCA Winter Campaign.

In warqadaha wax lagu daabaco loogu deeqo ciidankeenna waxaan u arkaa caawimaad laga kaaftoomi karay.
19/11/2023

In warqadaha wax lagu daabaco loogu deeqo ciidankeenna waxaan u arkaa caawimaad laga kaaftoomi karay.

Waa burjiko qiimo ahaan joogta $3 dollar oo saddex nin ay hooyo somaaliyeed guddoonsiinayaan. “Gobannimo markay baahatee...
05/11/2023

Waa burjiko qiimo ahaan joogta $3 dollar oo saddex nin ay hooyo somaaliyeed guddoonsiinayaan. “Gobannimo markay baahatee guni wax siinayso”

02/10/2023

Information Campaign-Government of Alberta

Ciid Mubarak dhamman ehel iyo asxaabba.
28/06/2023

Ciid Mubarak dhamman ehel iyo asxaabba.

22/02/2023
Canada waxay wajahaysaa shaqaale yari, waxaana jira 1 million oo shaqooyin oo aan shaqaale loo hayn. Wasiirka socdaalka ...
02/11/2022

Canada waxay wajahaysaa shaqaale yari, waxaana jira 1 million oo shaqooyin oo aan shaqaale loo hayn. Wasiirka socdaalka Canada Sean Fraser wuxuu maanta sheegay in qorshaha ama yoolka Canada uu yahay in sanad walba dalka ay soo galaan 500,000 oo soo galooti ah ilaa laga gaarayo 2025.

The federal government is planning a massive increase in the number of immigrants entering Canada, with a goal of bringing in 500,000 people in 2025.

02/11/2021
Today prime minister Justin Trudeau announced his cabinet. Ahmed Hussen becomes minister of Housing and Diversity and In...
26/10/2021

Today prime minister Justin Trudeau announced his cabinet. Ahmed Hussen becomes minister of Housing and Diversity and Inclusion, Oakville MP Anita Anand becomes only the second woman in Canadian history to take on the role of Defence minister, after former prime minister Kim Campbell in the 1990s. Congratulations all.

Qof walba oo qaatay tallalka Covid-19 waa muhiim inuu haysto caddaynta sheegaysa inuu tallaalka qaatay. Vaccine passport...
13/10/2021

Qof walba oo qaatay tallalka Covid-19 waa muhiim inuu haysto caddaynta sheegaysa inuu tallaalka qaatay. Vaccine passport ama passpor-ka tallalka ayaa noqon doona mid qof walba la waydiiyo. Waxaa jira app free ah oo uu qofku ka daabacan karo kadibna record ahaan u haysan karo.

Alberta's vaccine-passport system will be in place at least into early next year, Premier Jason Kenney said Tuesday as he announced that a long-awaited app to check proof of vaccination with a QR code is now available.

Alberta, 629 kiisas cusub oo Covid-19 ah iyo 7 dhimasho ah.
25/08/2021

Alberta, 629 kiisas cusub oo Covid-19 ah iyo 7 dhimasho ah.

The new cases were detected on 6,010 tests with a positivity rate of 10.82 per cent — the highest rate recorded since mid-May.

25/08/2021

Waa waraysi aan la yeeshay Naima Hayle oo u sharraxan golaha deegaanka magaalada Edmonton.

Premier issued a statement wishing all Muslims in Alberta and around the world a joyous Eid al-Fitr!
13/05/2021

Premier issued a statement wishing all Muslims in Alberta and around the world a joyous Eid al-Fitr!

As Ramadan ends, I want to wish all Muslims in Alberta and around the world a joyous Eid al-Fitr.For Muslims, This holy month is about spiritual discipline a...

21/04/2021

Starting April 20, Albertans aged 40 or over will be able to receive the AstraZeneca vaccine.

12/04/2021

The worker also said that the mask requirement infringed on his "God-given ability to breathe."

14/02/2021

Hadaad is leedahay waad u qalantaa fadlan dalbo $1, 200 oo halmar ah taasoo dowladda Alberta ugu tala gashay dad lagu qiyaasay 380,000. Bixinta dhaqaalahaan waxaa iska kaashanaya dowladda dhexe iyo dowllad-gobaleedka, waxaana dadka u qalma codsiyadooda sii marinayaan haayadaha ama shirgadaha ay u shaqeeyaan. Codsiyada shaqaalaha shirgadaha sida gaarka ah loo leeyahay waxay furmayaan Feb 17, 2021. Wixii intaas dheer booqo. alberta.ca/criticalworkerbenefit

Alberta government will provide one-time payment of $1,200 to an estimated 380,000 eligible Alberta workers.
This benefit is being funded by a joint federal-provincial partnership.
Eligible public sector workers will receive the benefit through their employers.
Applications from private sector employers will open starting Feb. 17, 2021 online at alberta.ca/criticalworkerbenefit

Harun J. Ali waa 17 sano jir Somali-Canadian ah una sharraxan golaha deegaanka ee magaalada Edmonton ee gobalka Alberta....
05/02/2021

Harun J. Ali waa 17 sano jir Somali-Canadian ah una sharraxan golaha deegaanka ee magaalada Edmonton ee gobalka Alberta. Wuxuu bartaa siyaasadda, wuxuuna sheegay inuu wax ka qaban doono arrimaha dhalinyarada.

One of the candidates for Ward 8, or papastew, in Edmonton’s October municipal election is a, currently, 17-year-old youth advocate.

Dowlad-gobaleedka Ontario waxay soo saartay "amarka joog guriga" kaas oo dadka gobalka lagu amrayo inaysan ka bixin hoyg...
13/01/2021

Dowlad-gobaleedka Ontario waxay soo saartay "amarka joog guriga" kaas oo dadka gobalka lagu amrayo inaysan ka bixin hoygooda/gurigooda kadib xaaladda adag ee xanuunka Covid-19. Sidoo kale waxaa lasoo rogay xayiraado dheeraad ah guud ahaan gobalka.

If Ontarians don't significantly reduce their contact with other people during the COVID-19 pandemic, the province's health system will become overwhelmed and deaths will exceed first-wave totals before a vaccine has time to take effect, new projections suggest.

War saxaafadeed kasoo baxay dowlad-gobaleedka Alberta ayaa lagu sheegay in dadka ka imaanaya UK ee yimid Alberta 14-kii ...
22/12/2020

War saxaafadeed kasoo baxay dowlad-gobaleedka Alberta ayaa lagu sheegay in dadka ka imaanaya UK ee yimid Alberta 14-kii bari ee lasoo dhaafay ay maraan baaritaan la xiriira Covid-19 haddii ay leeyihiin calaamadaha Covid-19 iyo haddii kalaba. Sidoo kale waa inay is karintiilaan haddii ay leeyihiin calaamadaha iyo haddii kalaba.

Alberta is "strongly encouraging" all travellers who arrived from the United Kingdom within the past 14 days to immediately book a COVID-19 test.

21/12/2020

The government of Canadian prime minister Justin Trudeau has announced it will be investing $40 million into home ownership opportunities exclusively for black people.

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 23:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 23:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Edmonton Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Edmonton Media:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share